Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Dabshid: The real Soomaali new year

Recommended Posts

riygr7.png

 

The festival of fire falls on July 27 or 28 and marks the beginning of the Somali solar year. Although Somalis, like all Muslims, follow the lunar year, they use the solar year for the timing of crop production and livestock husbandry. At the festival of fire, people build bonfires, splash water, and, in some communities perform stick fights and dances. This festival, called Neeroosh or Dabshid, is probably a remnant of fire and sun worship dating back to Persian influences.

Xigasho: Google

______________________

 

Dabshid was celebrated in Xamar today.

 

Ciyaar Dhaqameedka Shirta Oo Galabta Lagu Qabtay Degmada Xamarweyne

 

mb715d.jpg

 

2njf1ba.jpg

 

Degmada X/weyne ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa galabta lagu qabtay ciyaar dhaqameedka la yiraahdo shirta oo sanad walba xiligan oo kale laga dhigi jiray deegaan xeebeedyada ku yaala gobolada Banaadir iyo labada Shabelle.

 

Dad boqolaal gaaraya oo isugu jira rag wata ulo dhaadheer iyo dharka hidaha iyo dhaqanka iyo waliba haween iyo caruur ayaa galabta isugu soo baxay wadooyinka ciriiriga ah ee degmada X/weyne halkaasoo ay ku soo bandhigeen ciyaarta loo yaqaano shirta, iyagoo ku dhawaaqayey ereyo kala duwan oo ay ka mid yihiin:
Dheeshan dhaxal waaye dhaafi maayee…ninka caado ceeb ka yeelay cimrigiisaas ku cayaaray
iyo kuwo kale oo aad u fara badan.

 

Dadka isu baxay galabta oo aad uga yaraa kuwii soo bixi jiray xiliyada sida rasmiga ah ciyaartan loo qaban jiray sanad walba ayaa qaar ka mid ah waxgaradka reer banaadirigu waxay sheegeen intii sanado ah ay joojiyeen ciyaarahan caado dhaqameedka ah sababo la xiriira xaaladaha adag ee dalku uu ku sugan yahay.

 

“Dhalinyaradan galabta iskugu soo baxay X/weyne waa kuwo iska xusuusanaya ciyaartaas oo la qaban jiray sanad walba xiligan oo kale ciyaarta shirtana lama abaabulin sanadkan iyo sanadihii ka horeeyey sidana aad ayey uga balaaran tahay welina kama qaadanin go’aan in dib loo bilaabo xaalada jirta awgeed” sidaa waxaa yiri mid ka mid ah waxgaradkla banaadiriga oo la yiraahdo malaaq Mahdi.

 

Ciyaaraha loo yaqaano
Shirta, Badgalka
iyo
Istunka
ayaa lagu qaban jiray sanad walba magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye xiligan oo kale marka uu bilowdo sanadka loo yaqaano Dabshidka waxaana ciyaarahan ay soo jireen muddo ka badan 800 oo sanadood, sida ay sheegeen waxgaradka Reer Banaadiriga lamana qabanin shantii sanadood ee la soo dhaafay ka dib markii ay saameyn ku yeesheen xaalada ka jirta koonfurta Soomaaliya

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coofle   

I recall that a Somali poet while being worried of the upcoming generation he said

*Duqaydii dhamaatee, tolow dirirka yaa eegi

*Dabshidkii haduu galo, ayaa dhuxulihii daadin. .... indeed no one knows of dabshid those days...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

I remember this annual event in Xamar when crowds of people used to come out to the streets in the night with a new moon and used to hit metal pans. I don;t know if this was during dabshid?

 

I remember my auntie saying that this event was aduunyo gudoon(apocalypic) and making me scared.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coofle   

Saalax;851919 wrote:
Thank god we haven't seen this in Somaliland. Weird ritual.

It is present in Somaliland,,In every region in somaliland...Although the tradition have faded nowdays

Share this post


Link to post
Share on other sites
UZTAAD   

yes Somalis have their own calendar they don't use months to count year instead they use days and it is 365 days. for example when you want to know the time of the year you will say today the year 100 days or 150 days Etc . they use it to know when the rain will come so keep some type of counting for example the Deyr season will start 4oth day of the Somali year like wise they know when the time of gu will come and end. another interesting thing is that every year is named after the day it started for example if year starts a Friday is called Friday year, sanno jamccaad, oro sano axadaad, sono khamiisaad, depend on the which day the year stated

Share this post


Link to post
Share on other sites

horta i was wondering about badgalka what is that i remember when i was a little kid i participated badgalka there was like shirib and stuff and then they took a big cow to badda, what was the purpose of that dadkii yaqaan?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this