Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Sheikh Shariif Sheikh Axmed Campaign Thread

Recommended Posts

Maadeey i haven't listened to the whole video, runtii laakin shariif made the right choice muqaawamadda markey la dagaalamayen Xabashida ilaahan kugu dhaarshe shacabka la xasuuqaye because muqaawamadda meelaha ugu dadka badan ayeey ka ridaayeen hoobiyaasha like suuq bakaaro, yaaqshiid,hodan, shalay majority muqaawamadda waala jireen sax sow maha? Gaar ahaan reer adeeradda iyaga dadka dadka waaka sii xagjirano 99% waa dagaalamayeen isweydii dadkana dabaaal ma ahee Al shabaab oo wali dagaalka wado maxaa keenay iney taageero weyso la mid ah tan ay muqaawamadda heysatay sxb

Share this post


Link to post
Share on other sites
Yunis   

^^Markuu cararay oo u xamar tagay waxaa la'ga sheegay in uu Tell-Phone nadii wuu diidiidan in uu C-wali kula hadlo....So much for president. Maxay ahayd maah maahdii ahayd "labadii xaaraanta ku hashiiya.....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

oba hiloowlow;854662 wrote:
Maadeey i haven't listened to the whole video, runtii laakin shariif made the right choice muqaawamadda markey la dagaalamayen Xabashida ilaahan kugu dhaarshe shacabka la xasuuqaye because muqaawamadda meelaha ugu dadka badan ayeey ka ridaayeen hoobiyaasha like suuq bakaaro, yaaqshiid,hodan, shalay majority muqaawamadda waala jireen sax sow maha? Gaar ahaan reer adeeradda iyaga dadka dadka waaka sii xagjirano 99% waa dagaalamayeen isweydii dadkana dabaaal ma ahee Al shabaab oo wali dagaalka wado maxaa keenay iney taageero weyso la mid ah tan ay muqaawamadda heysatay sxb

right choice & wrong one kaalama hadline, siduu isu bedelay durbadiiba oo uu 90 degree wareegsaday sow lama yaabanid?. Ninkii wax ha la qarxiyo lahaa sow isaga maaha?. Markuu Casmara joogay almost maalin walba ayuu BBC-da ka hadli jiray oo 'wada dagaalka & qaraxyada' lahaa. Aayadihii Quraanka ee uu Gaalada & Gaala raacyada u soo daliishan jiray sow hadda isaga kuma sifaysna.. Intaas lee igala hadal, bitte!.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this