Sign in to follow this  
Dr_Osman

Range Resource Executive Says Puntland Oil To Be Exported December 2012. PICS

Recommended Posts

Dr_Osman   

Madaxa Shirkada Qodeysa Shidaalka Puntland oo Jaliyada Puntland Australia kala qayb galay xaflad, Sheegeyna in shidaalka Dhowaan la dhoofin doono

 

Posted by Pi on June 17th, 2012

 

Mr. Peter Landau oo ah madaxa shirkada Range Resources ee qaabilsan qodista shidaalka Puntalnd ayaa kusoo booqdey Xaflad ay lahaayeen Jaalliyada Puntland ee magaalada Perth Dalka Australia, wuxuuna uga warbixiyey halka uu marayo shidaalka Puntland, Jaaliyada Puntland ayaa si diiran usoo dhaweysey Peter Landau iyagoo u sheegey inay ku faraxsan yihiin inuu si fool ka fool ah uu war ka xaqiiqda ah uga siiyo halka ay marayaan shaqada ay Shirkadiisu ka wado Puntland , wuxuuna hadalka ku bilaabay.(Sawiradii Xaflada Qoraalka hoostiisa ka daawo)

 

Ugu horeyn waan idiinka mahadcelinayaa soo dhaweynta diiran aan aan halkaan kala kulmey, Shirkada sheerarkeeda sare ayuu u kacay suuqa London, haddaan idiin sheego ma ahayn sababtu meelaha kale ee aan shaqada ka wadno balse Puntland sida loogu hanweyn yahay ayaa sababtay, waxaan idiin cadeynayaa in xilligan la joogo uu shidaal ka buuxo Ceelasha Shabeel 1 iyo Shabeel North kaasoo dhoofintiisu bilaabanayso bisha December ee sanadkaan 2012, hadday sidaasi dhabowdo marka la xaqiijiyo ee (flow test)qulqul tijaabinta lagu sameeyo bisha August ee soo socoto, Ceelasha Nugaal ayaan iyana bilaabaynaa dhowaan.

 

Xagga horumarinta bulshada ku dhaqan degaanada hawshu ka socoto horumarintooda wuxuu qiray inay dhiseen iskuullo, baro caafimaad iyo weliba ceelal ay qodayaan kuwaas oo ay ku baxday lacag ku dhowdhow $500,000 oo doalle. Qorshaha u weyn se waxay ka qaateen gegeida diyaarada garowe oo ay ku bixiyeen $250,000 meesha kan Gegida diyaaradaha Bosaso ay ku bixiyeen $5,000,000 dollar.

 

Jaaliyada Puntland ee Puntland Diaspora Forum (PPDF) of western Australia ayaa iyana xubno kamid ahi ka hadleen Xaflada iyagoo u mahad celiyay shirkada Range Resources, waxaa xubnihii goobta ka hadlay ka mid ahaa

Waxaa furitaankii soo dhaweynta qaabilsanaa Maxamed Axmed Cabdisalaam(Sharaxbiin) isagoo ugu horeyn kusoo dhaweeyey Hassan Bayahow oo kamid ah Odoyaasha Puntland ee Autralia

Abdihakim Hassan fore oo ka hadlay Puntland Geology

Ahmed Abdi Hagi Mire arrimaha faaiidoyinka maalgeshiga iyo waajibka dhowrista bayáda

Awil Liban wuxuu ka hadlay dastuurka cusub iyo maalgeshiga

Mokhtar Aw Mohamoud Issa mahadcelin iyo suaalo qiimo gal ahna ka soo jeediyay

 

Faahfaahinta xafladaan iyo qofkii daneynayaa inuu helo Video-gii kulanka la xiriir

M A Abdisalam (Sharahbiin) +61412113320

 

email:- sharahbiin@hotmail.com

 

Sawiradii oo dhan hoos ka daawo

 

30-e1339929391189.jpg

Peter-and-saleban-e1339929346959.jpg

group-11-e1339929477778.jpg

IMG_0430-e1339929505394.jpg

IMG_0405-e1339929533698.jpg

IMG_2493-e1339929560339.jpg

IMG_0420-e1339929586169.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Kingofkings is banned UNFAIRLY for ''insulting'' other nomads on this forum.

R.I.P the defender of the Puntite Republic.

 

2d.-Somalia-and-Puntland-flags-300x219.j

Share this post


Link to post
Share on other sites

MoonLight1;842736 wrote:
Welcome Mahad yare aka King of kings. the Dr's tongue gave way.

did you see Somalina in aakhiro.
;)

That explains!! Thanks for the exposé.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

MoonLight1;842736 wrote:
Welcome Mahad yare aka King of kings. the Dr's tongue gave way.

did you see Somalina in aakhiro.
;)

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this