Sign in to follow this  
walaalkis

Somaliland oo lagu qabtay xuska maalinta Malez uu Xukunka Itoobiya la Wareegay

Recommended Posts

Xaflad si aad u weyn loo soo Agaasimay oo lagu weyneynaye sannad-guuradii 21-aad ee ka soo wareegtay markii xukunka uu la wareegay Raiisal Wasaarah Itoobiya Males Zanawi ayaa manta (May 28 2012) lagu qabtay Hoteel Maansoor ee Magaalada Hargeysa.

 

*Wakiilka guud ee Xafiiska ganacsiga Itoobiya ku leedahay Somaliland Brg. Gen. Berhe Tesfaye, oo halkaa ka hadlay ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay inay xafladdan xuska ah ku qabtaan magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland.

 

 

“Sannadkii 1988 20kii Ginboot, markii xukunka laga tuuray taliskii Mingiste, isbadal aad u badan oo ay waday jabhada EPRDF, waxuu dhidibada u taagay nidaamka dastuuriga oo ka saleysan danaha iyo masiirka shacabka iyo qowmiyadaha kala duwan ee Itoobiya,” ayuu yidhi Brg. Gen Berhe.

 

“Sannadkii 1988 , markii xukunka laga tuuray taliskii Mingiste,*dadaalo badan oo ay waday jabhada EPRDF, waxuu dhidibada u taagay nidaamka dastuuriga oo ka saleysan danaha iyo masiirka shacabka iyo qowmiyadaha kala duwan ee Itoobiya,” ayuu yidhi Brg. Gen Berhe.

 

Brg. Gen. Berhe, waxa uu ka hadlay dhinaca nabadgelyada, ayaa sheegay in* “Waxa xusid mudan in Xukuumada Itoobiya* samaysay dedaalo badan oo lagu xoojinayo* dhinaca horumarka iyo nabadgelyada gudaha iyo wasdamada jaarka, sida Somaliland oo aanu walaalo nahay, oo xaqiijintooda ugu horeyso”

 

Waxaa kaloo halkaas ka hadlay ku-xigeenka Qunsulka guud ee safaarada Itoobiya ku leedahay Somaliland Taye Tesfaye, ayaa sheegay xilligan ay u yihiin diyaar maalgashiga Somaliland, qorshaha Itoobiyauu yahay in ka samaysanayso mashruuca biyo-xidheenka ABBAY

 

341_0867.jpg

341_0918.jpg

 

Is clear that Ethiopia is doing magnificent job. How low can maamulka somaliland get?

Better off celebrating obam's inauguration. At least , he can make dreams come true.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

LOL@ this thread..

 

A khadar don't concern yourself with "lander" and his likes. I have read enough of his posts to know that he supports the killings of innocent people in buuhodle and khaatumo regions ..Yet, he and his likes are concerning themselves with trivial things as celebrations. When they have similar ethiopian celebrations in their three cities. Kuwan waan ka yaabey ee iska dhaga tir...Umadana magalaoyinkooda u dhaafa waa hadal laga dhadhicin kari wayey. Marka iska dhaaf.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Ceebay tacaal! Reer Somaliland Partigii 18 May ayaa ku yaraaday iminka xitaa Amxaaradii wey la Partigareynayaan. Talking about lost identity....:o:o

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Xaaji, artikalku wuxuu ka hadlayaa dowlada Itoobiya iyo wakhtigii uu ra'iisal wasaaruhu xukunka qabsaday. So to me Ethiopia means Amxaaro. Marka Xaaji, Ceeb caleyk sxb cimrigan ayaad idinkuna Amxaaro u Niikiyo ku bilowdeen:p

 

Sida caadada ahi waxa ay ahayd in ay madaxda iyo mas'uuliyiinta 2da wadan ay isu diraan tahniyad ku saabsan maalinta la xusayo. Ma'aha in shacabku ka qaybgalaan xusida iyo u dabaldaga sida artikalkan ka muuqata..:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Oh no!

 

How dare they bake a cake with Ethiopian flag on it. lool this is the least of my concern right now specially with all the senseless killing happening else where.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this