Sign in to follow this  
Mukulaalow

100 days for Khaatumo State.

Recommended Posts

Happy 100 days for Khaatumo State

 

on the 16th of January 2012 the birth of Khaatumo State was announced in the town of Taleex. the question is..

 

After 100 days, what have been achieved by the new born State???

 

1) Politically?

2) Economically?

3) Militarily?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

1) Politically?

 

Khatumo has succesfully ended most of the political division within the Garaad community. Even the Garowe Garaads, Xaabsade and Fuad Aden Cade support the political agenda of Khatumo. It ended the political leadership role some of the traditional elders took upon themselves. Khatumo has its own political leadership, structure and agenda.

 

2) Economically?

 

Economicly ignited and activated the diaspora to take initiative.

 

3) Militarily?

 

It call controls Taleex, Boocame, Buuhoodle, etc.

 

I would say, its 3 times positive.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Mukulaalow;822166 wrote:
Happy 100 days for Khaatumo State

 

on the 16th of January 2012 the birth of Khaatumo State was announced in the town of Taleex. the question is..

 

After 100 days, what have been achieved by the new born State???

 

1) Politically?

2) Economically?

3) Militarily?

 

Happy 100 Days to Khaatumo State & Khaatumo People.

 

In a very short time of 100 days Khaatumo Sate have achieved so much, we can count million achievements.

 

 

1. Politically:

 

-Khaatumo People are united behind Khaatumo of Somalia, even Warlord Siilaanyo Advisor admitted that 99.99% OF Khaatumo/SSC people support Khaatumo State.

- Khaatumo State received official recognition from TFG Federal Government of Somalia, today Khaatumo State is fully fledged regional administration in Somalia.

 

- International Community including neighboring countries Djibouti, Kenya, Ethiopia, Uganda, Yemen, UAE And International Organizations warmly welcomed Khaatumo State of Somalia

 

 

2. Economically.

 

- Khaatumo State of Somalia started building 2 Airports, Sayid Mohamed Airport in Taleex & Buhoodle Airport, both of them are already under construction, and they will be completed very soon.

 

- Khaatumo State started collecting taxes from businesses in Buhoodle, Taleex, Tukaraq, Gambadhe, etc

 

 

3. Militarily.

 

- Khaatumo State succeeded to control more than 70% of KhaatumoLand in short time, Khaatumo State Army now have Waqdari military base in the outskirts of Laas Caanood. In addition, Khaatumo Army has 2 huge military bases near Las Anod, Kalabaydh base 30km south of Las Anod, and Gambadhe base 30 East of Las Anod.

 

 

- Khaatumo State rules most of Khaatum/SSC Towns, including Khaatumo Capital City of Taleex, Buhoodle, Widhwidh, Tukaraq, Boocame, Kalabaydh, Xudun, Saaxdheer, Dharkeyn, Karin, Holhol, Xalin, Gambadhe, Awr Boogeys, Sarmaanyo, Figi Fuleye, Burawadal, etc.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

1335096805.jpg

[22 April 2012] : His Highness Amir Of Kuwait Receives Somali Dignitary

 

His Highness The Amir Sheikh Sabah Al-Ahmad Al-Jaber Al-Sabah Received At Seif Palace, Sunday, Former Deputy Premier And Interior Minister of SOMALIA Ahmad Sulaiman Abdullah.

 

The Amir Received His Guest In Presence Of Amiri Diwan Advisor Mohammad Dhaifallah Sharar.

 

 

 

Amiirka Dalka Kuwait Sheikh Sabaax Axmed Alsabaax, ayaa Qasrigiisa Kusoo Dhoweeyey Sareeye Guuto Mudane Axmed Salebaan Cabdalle. Amiirka Iyo Ahamed saleebaan Ayaa Kulankoodni Ahaa Xidhiidh Saaxiibtinimo Soo Jireen Ah Ilaa Xiligii Dowladii Jamhuuriyada Dimoquraadiga Ee Soomaaliya. kulankan Ayaa Ku Dhamaaday Is Afgarad Iyo Wax u Qabad Mamulka Goboleedka KHaatumo State Of SOmalia.

 

Wafuudii KHaatuma State uu Hogaaminayo Sareeye Guuto Axmed Dafle oo La Kulmay Amiirka Kuwait Sh. Sabaax Al-Sabah

 

 

ku xigeenkii ra'isul wasaarahii Somalia ahaana wasiirkii arimaha gudaha sareeye guuto Axmed Saleebaan Cabdalle oo la kulmay amiirka dawlada Kuwait Shiikh Sabaax Alaxmed

 

 

Amiirka iyo mudane Axmed Saleebaan ayaa ka wada hadalay xaalada Somlia guud ahaan maanta ku jirto gaar ahaan dawlad goboleedka Khaatumo State.

 

Shiikh Sabaax Alaxmed ayaa soo dhoweey maamulka cusub ee khaatumo state isagoo balan qaaday inuu la kulmi doono golihiisa dhaqanka iyo weliba golaha fulinta.

 

Sidoo kale wuxuu amiirku balan qaday in dawlada kuwait iyo maamulka khaatumo iska kaashan doonaan arimo dhinaca isgaadhsiinta iyo duulimaadyada.

 

XOL

 

 

 

screenshot20120423at212.png

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

In all fairness, I would give them passing grade .... the potential to be something bigger and better is there nevertheless. Well done Khatumites.

Share this post


Link to post
Share on other sites

'Liibaan';822217 wrote:
1335096805.jpg

 

Wafuudii KHaatuma State uu Hogaaminayo Sareeye Guuto Axmed Dafle oo La Kulmay Amiirka Kuwait Sh. Sabaax Al-Sabah

 

screenshot20120423at212.png

 

 

I never knew Axmed Saleebaan became a Khaatumite official, maybe he is being groomed for Khatumo presidency after the end of the 18 months transition. A real heavy weight politician.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Wafuuda Khaatumo State ee Hogaaminayaan Dr cali Ciise Cabdi Gudoomiyaha G9 Golaha Sare Guurtida Khaatumo , Iyo Sareeye Guuto Mudane Axmed Saleebaan Dafle oo Si Weyn Loogu Soo Dhoweeyey Kuwait (Sawiro)

 

Dr cali Ciise Cabdi, Gudoomiyaha Gudiga fulinta (G10) ee Maamul Gleedla Khaatumo ee soomaaliya waxa ay ufuudani utageen dalka kuwait arimo kusaabsan maamul Gleedka khaatumo,

 

 

 

masuuliyiintan maamulaka khaatumo iyo marwada Axmed Saleebaan,marwo Suuban Maxamed Siyaad Bare ayaa waxa sidiiran u soo dhaweeyay dhamaan jaaliyada khaatumo ee dagan wadanaka kuwait oo markasat lagarab taagan maamulka khaatumo hiil iyo hoo.

 

 

 

waa socdaal kana ayaa waxa lafilayaa ianay kulamo laqaataan jaaliyada khaatumo ee kusugan wadankan waxa ayana lagali doonaan shirar kala duwan oo lagu iftiiminayo maamulaka khaatumo State Of somalia iyo meesha uu marayo

 

IMG_1686.jpg

Gudoomiyaha G9 Golaha Sare Guurtida Khaatumo, Dr cali Ciise Cabdi [Former IMF Director]

IMG_1688.jpg

Gudoomiyaha G9 Golaha Sare Guurtida Khaatumo, Dr cali Ciise Cabdi [Former IMF Director]

IMG_1698.jpg

Gudoomiyaha G9 Golaha Sare Guurtida Khaatumo, Dr cali Ciise Cabdi [Former IMF Director]

IMG_1681.jpg

IMG_1680.jpg

1114.jpg

Sareeye Guuto Mudane Axmed Saleebaan Dafle

1112.jpg

Sareeye Guuto Mudane Axmed Saleebaan Dafle

1111.jpg

Sareeye Guuto Mudane Axmed Saleebaan Dafle

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

100_1618-Khatumo-Tabaatiig-1024x768.jpg

 

Wufuuda Khaatumo State ee Hogaaminayaan Gudoomiaya G9 Golaha Sare ee Guurtida Khaatumo Dr. Cali Ciise Cabdi Iyo Sareeye Guuto Axmed Saleebaan Cabdalle oo Ka Qeyb Galay Xaflada Maamul Goboleedka KHaatumo State Of SOmalia

 

 

Habeenimadii sabtidu soo gelaysay ee 14/04/2012 ayaa jaaliyadda dalka Kuwait ee Maamul Goboleedka Khaatumo ee Soomaaliya waxay xaflad u abaabushay wafdi Khaatumo ka socda oo soo gaaray Kuwait kana kooban S/Guuto Axmed Saleebaan Cabdalle oo xaaskiisu marwo Suuban Maxamed Siyaad Barre weheliso iyo Dr.Cali Ciise Cabdi, Guddoomiyaha Guddiga Fulinta {G10} ee Khaatumo. Xafladaas oo xubnaha jaaliyaddu soo buux dhaafiyeen waxa jaalle Xasan Nuux Maxamuud oo barnaamijka xaflada hogaaminayay ugu horayntii warbaahiyaha ku soo dhoweeyay Shiikh Cabdirasaaq Cawil Cismaan Baxnaan oo xafladda ku furay aayado ka mid ah Quraanka Kariimka ah.

Intaas ka dib waxa Guddoomiyaha jaaliyadda Khaatumo ee Kuwait, jaalle Axmed Maxamed Adan {Tabaatiig}madasha ka soo jeediyey khudbad isugu jirta soo dhoweynta wafdiga sharafta leh iyo guubaabo iyo warbixin ku saabsan sida Jaaliyadda Khaatumo State ee Kuwait mar walba kaalin Libaax uga qaadan jirtay Halgankii loo soo maray Xoraynta Gobolada Khaatumo State laga bilaabo Halgamadii Ururada NSUM iyo SSC iyadoo Halgamadaasi Hordhac iyo Gogol Xaadh u ahayeen abuuridda Maamul Goboleedka Khaatumo State.

 

 

Dr. Cali Ciise Cabdi oo khudbad qiimo iyo qaayo leh jaaliyadda u jeediyey wuxuu si faah faahsan uga waramay shirarkii Khaatumo 1 iyo Khaatumo 2 iyo sababihii keenay in shirar noocaas ah loo baahado. Wuxuu Dr.Cali jaaliyadda xogwaran buuxa ka siiyey sidii loo abaabulay shirkii Londan ee Khaatumi 1 iyo go’aamadii ka soo baxay oo ay ugu muhimsanayd in dalka gudihiisa shir beeshu u dhantahay lagu qabto. Wuxuu si qota dheer uga waramay marxaladihii uu soo maray shirkii Taleex ee Khaatumo 2 iyo sidii looga gudbay turunturooyinkii iyo hagardaamadii ay maamulda Puntland iyo Soomali-diidku iyagoo iskaashanaya ugu tala galeen burburinta shirka. Wuxuu tilmaamay Dr.Cali in dhibaatooyinkii labadaas maamul ee u heshiiyey beesha Khaatumo la damacsanaayeen shirka lagaga gudbay oo lagu fashiliyey dhabar adayg, isku kalsoonaan iyo midnimo.

S/Guuto Axmed Saleebaan Cabdalle ayaa isaguna khudbad heer sare ah oo taabatay dadkii dhegaysanayey madasha ka jeediyey. Wuxuu sheegay in sababta keentay in lagu soo dhiirado qabsashada degaano ka mid ah gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn oo ay ku jirto caasimadii Laascaanood ay tahay isku duubnaan la’aan beesha dhexdeeda ka jirtay. Beelaha haysta Laascaanood iyo degaamada kale kuma soo dhiiran kareen haddii beesha SSC midaysantahay waayo si fiican ayay dadka dega SSC u yaqaaniin. Maadaama hadda beeshu ku midowday Khaatumo waa in qof kasta oo reer Khaatumo ahi wixii karaankiisa ah ugu deeqaa dhisidda maamulka Khaatumo iyo soo celinta degaamada xaq darada beesha laga haysto. Isagoo hadalkiisa sii wata waxa S/Guuto Axmed Saleebaan sheegay in beesha Khaatumo xilweyni ka saaran yahay ilaalinta midnimada Soomaaliya. Iyadoo la kaashanaysa beelaha kale ee waqooyiga Soomaaliya dega una taagan midnimada dalka, ayuu yidhi Axmed Saleebaan, waa in beesha Khaatumo iyo maamulkeedu heegan u ahaadaan sidii looga hortegi lahaa kala goynta dalka Soomaaliya.

Khudbadaha ka dib waxa gabayo iyo buraanburo wadani ah oo kiciyey dareenkii dadka madasha ka soo jeediyey Abwaan Cawil Cismaan Baxnaan iyo Abwaanad Safiya Saleebaan Geedeeye.

Intaas ka dib waxa qaar ka mid ah dadweynihii joogay soo jeediyeen talooyin wax ku ool ah oo ku saabsan horumarinta Khaatumo iyo su’aalo wafdigu uga jawaabay.

 

Axmed Tabaatiig

Guddoomiyaha Jaaliyada Khaatumo State of Somalia, ee Kuwait

 

Kjhatumo%252013%2520Apri%25202012.JPG

New%2520Image%2520Khatumo%252013%2520Apr

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Khatumo%25201625.JPG

Sareeye Guuto Axmed Sulieman Dafle, Dr. Cali Ciise Cabdi, Iyo Gudoomiyaha Jaaliyada Khaatumo Axmed Tabatiig

Khatumo%25201624.JPG

Sareeye Guuto Axmed Sulieman Dafle, Dr. Cali Ciise Cabdi, Iyo Gudoomiyaha Jaaliyada Khaatumo Axmed Tabatiig

Khatumo%25201627.JPG

Sareeye Guuto Axmed Sulieman Dafle

Khatumo%25201647.JPG

Khatumo1632.JPG

Gudoomiyaha G9 Golaha Sare Guurtida Khaatumo, Dr cali Ciise Cabdi [Former IMF Director]

 

Khatumo%25201541.JPG

Gudoomiyaha G9 Golaha Sare Guurtida Khaatumo, Dr cali Ciise Cabdi [Former IMF Director]

100_1653.jpg

 

100_1655.jpg

100_1657.jpg

100_1659.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Khatumo%25201629.JPG

Sareeye Guuto Axmed Sulieman Dafle, Dr. Cali Ciise Cabdi, Iyo Gudoomiyaha Jaaliyada Khaatumo Axmed Tabatiig

 

Khatumo%25201628.JPG

Dr. Cali Ciise Cabdi, Iyo Gudoomiyaha Jaaliyada Khaatumo Axmed Tabatiig

 

Khatumo%25201650.JPG

Sareeye Guuto Axmed Sulieman Dafle

 

Khatumo%25201633.JPG

 

Khatumo%25201646.JPG

Sareeye Guuto Mudane Axmed Saleebaan Dafle

 

 

Khatumo%25201645.JPG

Sareeye Guuto Mudane Axmed Saleebaan Dafle

Khatumo%25201634.JPG

Gudoomiyaha G9 Golaha Sare Guurtida Khaatumo, Dr cali Ciise Cabdi [Former IMF Director]

Khatumo%25201634.JPG

Gudoomiyaha G9 Golaha Sare Guurtida Khaatumo, Dr cali Ciise Cabdi [Former IMF Director]

Khatumo%25201651.JPG

Khatumo%25201635.JPG

Gudoomiyaha G9 Golaha Sare Guurtida Khaatumo, Dr cali Ciise Cabdi [Former IMF Director]

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

With the obstacles sorounded by it, it achieved big on every front nevertheless more has to be done. #1 being liberating LA.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this