Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Galmudug: Somaliland Somalia Governments should talk with out the regional provincial admins.

Recommended Posts

Galmudug oo cadaalad darro ku tilmaamtay guddi uu magacaabay Madaxweyne Shariif

SHABELLE MEDIA NETWORK APRIL 20, 2012 COMMENTS OFF

 

Gaalkacyo: (Sh. M. Network) Maamulka Galmudug ayaa cadaalad darro ku tilmaamay guddi Wasiiro ah oo uu Madaxweyne Shariif u magaccaabay wada hadalka Somaliland, maadaama qodobadii kasoo baxay shirkii London ay ka mid ahaayeen inay wada hadlaan dowladda KMG Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland.

 

Wasiirka ganacsiga ee Maamulka Galmudug Dr. C/laahi Jaamac oo warysi siiyay Idaacadda Shabelle ayaa waxa uu ka hadlay wada hadalka Somaliland iyo dowladda Federalka iyo walba guddiga Wasiirada ah oo Madaxweyne Shariif uu u magacaabay wadahadalka Somaliland.

 

Dr.C/laahi Jaamac ayaa waxa uu sheegay in guddigaasi uu yahay cadaalad darro, maadaama uu xusay inay ku jiraan Wasiiro ka socda Maamulka Puntland islamarkaana aysan ku jirin Wasiirada Maamulka Galmudug, wuxuuna xusay in Madaxweyne Shariif looga baahan yahay in Wasiiradaasi ay ku koobnaadaan oo kaliya Xukuumadda KMG haddii kalena laga qeyb galiyo Maamulada ka jira dalka oo uu xusay inay yihiin kuwa isku awood ah oo an waxba kala dheereen.

 

Wasiirka ayaa waxa uu sheegay in Madaxweynaha looga baahan yahay in uu ka shaqeeyo Cadaaladda, maadaama uu tibaaxay in Maamul goboleedyo sharci ah oo dalka ka shaqeeya ay jiraan islamarkaana xaq darro ay tahay in hal Maamul oo kaliya laga qeyb galiyo wada hadalka Somaliland iyo dowladda KMG ah.

 

Hadalkaani ayaa waxa uu imanayaa xilli Maamulka Somaliland uu shalay qaaddacay wada hadalkii uu kula jiray dowladda KMG ah kaddib markii Madaxweyne Shariif lagu eedeeyay in guddiga Wasiirada ah ee ka socda dowladda KMG ah ee wada hadalka lagalaya Somaliland uu ku daray sida la sheegay Wasiiro ka socda Maamulka Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Puntland is part of the TFG and borders the self-proclaimed state of Somaliland. It's like the US asking Texas to participate in ongoing border disputes with Mexico.

 

And quite frankly it's none of the secessionist region of Somaliland's business to talk about what the opposing party appoints. This shows that it is a frightened people and afraid of the mighty power called Puntland.

 

I mean what else could it be? Logically speaking, why would they oppose? Hah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Talks are between the Somaliland govt and the Somalia's TFG govt as the Minister of Galmudug said if Puntland is allowed well than we should be included two its that simple. If PL is part of the TFG than they will be represented by the TFG its really that simple.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Galmudug is right. Talks should be between Somalia or Somaliland. Or all clan states should sit around the table, incl Ximan and Xeeb. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Xaaji Xunjuf;821020 wrote:
Talks are between the Somaliland govt and the Somalia's TFG govt as the Minister of Galmudug said if Puntland is allowed well than we should be included two its that simple. If PL is part of the TFG than they will be represented by the TFG its really that simple.

Galmudug doesn't border Somaliland, Puntland does. That's why they are part of the delegate.

 

But what it shows truly, is that the secessionist region fears Puntland and it is welcomed. But it's great that the mighty administration of Baraxley voiced its opinion.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Somalia;821018 wrote:
Puntland is part of the TFG and borders the self-proclaimed state of Somaliland. It's like the US asking Texas to participate in ongoing border disputes with Mexico.

 

And quite frankly it's none of the secessionist region of Somaliland's business to talk about what the opposing party appoints. This shows that it is a frightened people and afraid of the mighty power called Puntland.

 

I mean what else could it be? Logically speaking, why would they oppose? Hah.

Mexico has its own State called Khatumo. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Carafaat;821025 wrote:
Mexico has its own State called Khatumo.
:D

Khaatumo isn't the only ones, Maakhir is there too. And Khaatumo is recognized as part of Somaliland in the talks, thus it is STILL Puntland that borders the secessionist region, whether it be Sool or Sanaag.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Carafaat;821023 wrote:
Galmudug is right. Talks should be between Somalia or Somaliland. Or all clan states should sit around the table, incl Ximan and Xeeb.
:D

Since when 'SL' ka nabad gashay maamul qabiileed?

Share this post


Link to post
Share on other sites

So what Galmudug is essentially saying isn't that it thinks regional govs of PL, KH, or Makhir should be allowed to partake, it's basically wondering it was left out? lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Xiin Somaliland iyo Somalia marke wada fadhiistaan ee xal wada gaaran, maamulyaasha beelahaa meesha aye ka baxayaan. As a Unionist you support, dont you? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this