Sign in to follow this  
Che -Guevara

Mowlid Macaane Passed Away

Recommended Posts

peasant   

Che -Guevara;816413 wrote:
Alla ha unaxariisto

Che adiga laguma fahmin sxb. Dhinacna AUN baad ka wadaa dhinac kalena shabab wax qarxiya baad ka wadaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites

peasant;816484 wrote:
Che adiga laguma fahmin sxb. Dhinacna AUN baad ka wadaa dhinac kalena shabab wax qarxiya baad ka wadaa!

Af ku dhiigle ma maqli jirtay?;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Rabi ha u naxariisto. Maba ogeyn in uu ku dhaawacmay qaraxaas. Qaraxaas dadkii Reer Ciyaaraha ahaa loogu tala galay u maleynaa. Beesha Shanaadka waa siyaasigooda ugu firfircoonaa ee labaad qarax ismiidaamin ah lagu qaarjiyo, horaa loogu dilay Saleebaan Colaad Rooble, Eebbe ha u raxmadee.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;816502 wrote:
Beesha Shanaadka waa siyaasigooda ugu firfircoonaa ee labaad qarax ismiidaamin ah lagu qaarjiyo, horaa loogu dilay Saleebaan Colaad Rooble, Eebbe ha u raxmadee.

Kuwaan beel shanaad iyo mid tobanaad ma cafinaayaan, waa dad is nacay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this