Sign in to follow this  
Abwaan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Xalay Kormeer ugu Kuurgalayey Qaabka Ammaan ee Muqdisho iyo Habeenkii

Recommended Posts

Abwaan   

Cawaale;809127 wrote:
Maaddeey, Shariifka ka soo har. He is just doing his favourite sports. patrolling, Haahey. This time it is different. Subac Layl eh iyo Xadro dhafar ah uma socdo, ciyaal gafuuro duub-duuban uu eryanaayaa. Or so he would like us to believe!

 

Kenya ka waran? Qaraxii Baska Nairobi nasiib ma u yeelatay in aad wax ka gallaafato? Waardiye, islaan shaqaale eh, arday, shufeer, wax uun?> Camaliyad barakeysan baa ku dhaaftay ay ila tahay
:)

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Boondheere;807825 wrote:
sxb Saciid mirre xaydar goormuu geeriyooday??? walaahi waa markii iigu horeeysay aan maqlo sxb. ma hubtaa inuu xijaabtay saciid mirre xaydar??

 

 

codka saciid mirre xaydar haddaan maqlo waxaan xasuustaa my childhood years in xamar walaahi. caleeeek.

Boondheere waa runtaa SMX Ilaah ha u naxariistee wuxuu ahaa fannaan aad u cod macaan, wuxuu dhintay June 20 2010 you can google it....heestiisii Warmoog ma xasuusataa? He was a great singer and officer AUN.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^ Waryaahee, is there any thing which you oppossed the late Abdullahi Yusuf that this munafiq you are so fond of didn't do it?, name only one, haddii kale iska aamus!. Markaadse leedahay 'Sharif waa madaxweyne fad ama ha fadin' sow Cabdullahi'ba madaxweyne maaheyn?, hurdada kakac sxb.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Maaddeey;809147 wrote:
^^ Waryaahee, is there any thing which you oppossed the late Abdullahi Yusuf that this munafiq you are so fond of didn't do it?, name only one, haddii kale iska aamus!. Markaadse leedahay 'Sharif waa madaxweyne fad ama ha fadin' sow Cabdullahi'ba madaxweyne maaheyn?, hurdada kakac sxb.

I don't know if you noticed alraedy I don't like talking about dadka dhintay, specially qof aanba weli la aasin...Your madaxweyne now Is Mudane Shariif Sh. Axmed , PM. Dr. Abdiweli M. Ali Gaas....just in case you forgot:D

Of course waa bani'aadam mana ku dhahaayo wax lagama sheegi karo waayo public office ayey joogaan, laakiin X Daahir Aways iyo Godane in la dhalillo ma ogoshahay?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^ Beentii aad Sheekha ka sheegtay ee markii lagu qabtay aad cagaha wax ka dayday miyaad weli u sii ciil qabtaa?. Hadda lee ha roorin! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Maaddeey;809157 wrote:
^^ Beentii aad Sheekha ka sheegtay ee markii lagu qabtay aad cagaha wax ka dayday miyaad weli u sii ciil qabtaa?. Hadda lee ha roorin!
:D

Maaddeey haddii aan la iska been abuureyn, hadal noocaagu yiri maka rooro, ee mowduuca ha beddelin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Maaddeey;809147 wrote:
^^ Waryaahee, is there any thing which you oppossed the late Abdullahi Yusuf that this munafiq you are so fond of didn't do it?, name only one, haddii kale iska aamus!. Markaadse leedahay 'Sharif waa madaxweyne fad ama ha fadin' sow Cabdullahi'ba madaxweyne maaheyn?, hurdada kakac sxb.

I think Maaddeey has a good point here. The is nothing that Yey did and Shariif Canbe didn't do. One shouldn't have opposed Yey and now support Shariifka on anything if one has principles.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Abwaan, haddaad run sheegeysid thread-kii Xasan Dahir maxaad ugu soo noqon weysay?, weli waa lagu sugahayaa! :D

 

Zack, dadkaan have no principles, they see things through clan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

^cumamadi baa laga ridee Abwaan..lol. hated A.Yusuf for his use of foreign troops but loves Sharif with his foreign troops..lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Abwaan;809275 wrote:
Adiga iyo Che la idinka waraysan maayo Madaxweyne Sharif because adeeryaalkiin buu 2-0 diray:D

Waxa lagu weydiinaayo ka jawaab bacaacda inta iska dhaaftaid porco masseria :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

I was one of the many Somali's who opposed the Ethiopian invasion back then, and now supporting the TFG fighting Al Shabaab with foreign troops. If one thinks that we were wrong back then, then its justified to think so. But it was another time, little did we know of Al Shabaab and that it infiltrated the ICU, Moqadishu was safe back then, folks perceived the invasion as hostile, the Moqadishu fightings as one with clannish intentions, TFG filled and backed by warlords ousted by the people and for many diffrent reasons. So please dont compare this current time and the past, for they are not the same. And little did we know what we know now

Share this post


Link to post
Share on other sites

comparing the honorable nationalist leader sharif to A.Y is an insult to our intelligence.you can compare a.y to caydiid becaus both of they were genocidal

maniacs.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this