Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Gaashaamo nomads clash with Ethiopian Liyo police in the Gaashaamo district with casuatlies

Recommended Posts

Abdul   

Mario B;805727 wrote:
As unionist we need to get our acts together, then we can shut the seccsesionist once and for all, " the failed state" mantra they use is the only excuse going on for them and that will be put to bed if we fix the south and also stop "Puntland" immature politics.

Agree 100%

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wadani   

I also agree, and we have to spread goodwill, love and empathy amongst ourselves so that the reconciliation and healing process will be a genuine one. Petty clan politics needs to be a forgotten relic of the past.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mario B   

Wadani;805739 wrote:
I also agree, and we have to spread goodwill, love and empathy amongst ourselves so that the reconciliation and healing process will be a genuine one. Petty clan politics needs to be a forgotten relic of the past.

I second that.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Wadani;805739 wrote:
I also agree, and we have to spread goodwill, love and empathy amongst ourselves so that the reconciliation and healing process will be a genuine one. Petty clan politics needs to be a forgotten relic of the past.

Masha allah, well said

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mario B;805727 wrote:
As unionist we need to get our acts together, then we can shut the seccsesionist once and for all, " the failed state" mantra they use is the only excuse going on for them and that will be put to bed if we fix the south and also stop "Puntland" immature politics.

as though otha southerners want or care about you...know your fake nationalism....aur kukacsi baa layidhaa:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mario B   

Xaaji Xunjuf;805787 wrote:
Somalia +Somaliland = 2 parts of Somaliweyn

Italia Somaliland + British Somaliland = Republic of Somalia. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mario B   

burahadeer;805763 wrote:
as though otha southerners want or care about you...know your fake nationalism....aur kukacsi baa layidhaa:D

At least I ain't some ignorant secessionist. :P

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamada Liyuu Booliska Dawlada Kilalka Shanaad Ee ETHIOPIA Oo Dib Ugu Baxay Deegaanka Raqda Oo Ay Ku Laayeen Dad Rayid Ah Shalay Iyo Maleeshiyo Taabacsan Qabiilka Uu Isu Diyaarinaya Dagaal Xoog Leh.

 

Raqda (Ramaas) 18, 2012- Ciidamada daacada u ah maamulka deegaanka Soomaalida ee dalka ETHIOPIA, ayaa dib uga baxay deegaamo hoos yimaada Gaashaamo oo ay dad rayid ku layanayeen labadii maalmood ee la soo dhaafay,iyaga oo ka cabsi qabo weeraro kaga yimaado ciidan beeleedyo isku abaabulaya dagaalka dhulkooda ku xoraynayaan .

 

 

Ciidamada Liyuu booliska ayaa xalay u jihaystay dhanka jiida Danood,kuwaasoo qorshaynaya in u guuraan Qaraxay oo aad uga fog goobihii ay dagaaladu ka dhaceen,laakiin waxa aanu la ogayn in ay isoo rogaal celin doonaan iyo in kale,iyada oo dadka ku nool Tulooyinkii shalay la gubay ay ka go’an tahay dagaal qadhaadh oo ay galeen.

 

 

Ciidamo beeleed gurmad xoog leh ka helay jiidaha kale ee ku dhaw Gaashaamo ayaa soo gaadhay Raqda oo ahayd xuduntii uu dagaalku ka bilaabmay , waxaana ay ciidamadaas ka hawlgeli doonaan aag ballaadhaan,iyaga oo difaaci doona dadka rayidka, sida ay sheegayaan wararka ka soo baxaya dhulkaas.

 

 

Shlay ahayd markii Suldaanka guud ee beelaha Habar Yoonis Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani ku eedeeyay ciidamada Liyuu booliska in ay wadaan gumaad aargoosi ah oo ka dhan ah dad gaar, waxaana uu sheegay dadka deegaanka la soo weeraray ay isdifaaci doonaan , haddii ay khatar dareemaan.

 

.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dagaalka Gaashaamo oo meel adag maraya, Hub Urursi Baahsan oo socda iyo Colaada oo ku Baahaysa Deegaano kale

 

Coladan hadii aanay Itoobiya Damin waxay ku fidi doontaa Deegaano kale

Gaashaamo(Waaheen) Wararkii u danbeeyay ee naga soo gaadhay jiida Gaashaamo ayaa sheegaya dagaal Shalay galinkii danbe ka dhcay Deegaankaas oo u dhaxeeyay dadka Deegaanka iyo Ciidamada Liyuu Booliisku inuu gaadhay in ka badan kontameeyay qof.

Dhinaca dadka Deegaanka ee ka gadooday dhaqan xumada iyo Adoonsiga ay doonayan inay Liyuu booliisku kula kacaan ee Shahiiday ayaa gaadhaya 17 qof oo u badan dad rayid ah oo ay meelo kala duwan ku laayeen kadib markii dagaalkii la iskaga hor yimid labadii maalmood lagaga dilay ku dhawaad 40 ka tirsan Ciidamadda huwan shaadhka Dawladda Itoobiya ee Qabiilnimada ku xasuuqaya dadka deegaanka.

Wararku waxay intaa ku darayaan in ay kaxaysteen 3 qof oo reer Miyi ah, Kaalin Shiidla-na ay gubeen, meherado badana ka bililiqaysteen Lacago kala duwan oo aan ilaa hada tiradeeda la ogayn. Iyagoo Ciidamo xoogan ku soo weeraray Tuulooyinka qaar.

Sida ay wararku sheegayaan beesha ay ka soo jeedaan Ciidamadda Liyuu Booliisku ee la yidhaahdo ******** ayaa ka guuray jiidii ay deganaayeen waxaanay u guureen Wardheer kadib markii ay xaalada deegaankaasi isku bedeshay goob dagaal oo ay ka baqeen in la laayo.

Dawladda Itoobiya ayaan ilaa hada wax talaabo ah ka qaadin Ciidamadda Shaadhkeeda u huwan dadka Shicibka aha. Dhacdadan waxashnimada ah ee ay kula kaceen dadka maatada ahina waa mid soo noqnoqotay isla markaana xilligan abuurtay inay dadku is abaabulaan oo ay xoog kaga hortagaan maadaama waxba laga qaban waayay.

Hore waxa ay kooxdan magaca Itoobiya ku burburinaysa Shicibka Kililka dega u wanjaleen dad ka tirsan shacabka dalkaasi kuwaasi oo ay ku Eedaysay inay yihiin Argagixiso ka soo talowday dhinaca SOMALILAND, waxaanay Maxkamad ku taala magaaladda Jigjigi ku riday Xukuno culus. Kuwaasoo wali ku xidhan Jeelasha magaaladaasiWasiir ku xigeenka arimaha gudaha Somaliland, ahna ku simaha wasiirka daakhiliga Cismaan Garaad Soofe oo shalay warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa Hargeysa ayaa sheegay in dawlada Somaliland dawlada dhexe ee Itoobiya kala xaajoonayso dagaalka deegaanada hoos yimaada degmada Gaashaamo.

Dhinaca kale

Wasiir ku xigeenka oo ugu horeyn la waydiiyey inay la socdaan dagaalkaasi iyo in kale ayaa ku jawaabay “Dagaalkaasi wuu jiraa oo Sabtidii iyo Axadiiba wuu dhacay, tiro dad ahina way ku dhinteen, aad iyo aadna waanu uga xun nahay waxyeeladda halkaasi ka dhacday, waxaanu ku baaqaynaa in dagaalada halkaasi ka socda la joojiyo”

Md Cismaan Garaad Soofe waxa uu cadeeyay inay dawlada Itoobiya kala hadlayaan dagaalkaasi “Waxaanu dawladda Itoobiya ka doonaynaa inay umadda reer Somaliland ee ee reer guuraaga ah ee halkaasi deggan inay badbaadiso” ayuu yidhi Wasiir ku xigeenka wasaaradda arimaha gudaha Somaliland.

Dhanka kale, warar aan la xaqiijin ayaa sheegay in Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uu xafiiskiisa ugu yeedhay wakiilka dawlada dhexe ee Itoobiya u fadhiya Hargeysa isla-markaana kala hadlay arimo la xidhiidha dagaalkii Gaashaamo, kana dalbaday inuu dawladiisa gaadhsiiyo dhawaaqa Somaliland ee ah in dadka shacabka ah ee deegaanada Gaashaamo hoos yimaada iyo Liyuu booliska la kala badbaadiyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

The killing of innocent Somali People in Gaashaamo, Dhagaxbuur, Awbere, Qabridahare, Godey, Jigjiga by Liyuu Police. And the Killing of innocent Somali People in Buuhoolde, Kalshaale, Widhwidh, Yagoori, Laas Caanood by Somaliland's SNMClan Militia both are unacceptable.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Waxaan la yaabay wasiirada Somaliland maxaa ka galay waxa ka socdo Ethiopia dhexdeeda? The Liyu police have been killing innocent Somalis for years, what is so different this time? Why is Somaliland so concerned this time?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Well some of these peopLe have families in somaliland if not all of them so they put pressure on the sl govt eventhough there is little they can do about the situation

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this