Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

No Recognition for Khaatumo official TFG pressconference

Recommended Posts

A_Khadar   

waxaa Mareegaha Internet-ka la soo dhigay waraaq been abuur ah oo la isku dhadhacjiyey isla markaasna aysan waxba ka jirin waxana waraaqdan lagu wax yeelaynayaa Heshiiskii DFKM ah iyo Maamulka Khaaatumo State.

 

Wasiirka Beeraha iyo Xanaanadda Xooluhu magaciisa mahan Maxamed Maxamuud Xaaji Ibraahin waxa waxa la yiraahdaa C/laahi Xaaji Xasan Nuur sidoo kale wasiirka Arimaha Dibadd ayaa la yiraahdaa Magacaas Maxamed Maxamuud Xaaji Ibraahin, waxad moodaa in qofka waraaqdan beenta ah ee lagu dhadhajiyey sameeyey in uu Murqaankii yahay amase Madhan yahay.

 

Geest kalena Wasiirka Beeraha iyo Xanaanadda Xooluhu ma ahan R/wasaare ku xigeen isla markaasna Xafiiska R/wasaaraha kuma sii simi karo sidoo kalena ma soo saari karo wax wareegto ah oo ka baxsan Xafiiskiisa eeg liiska wasiiradda

 

Magacyada Wasiirada:

 

Magaca Wasaaradda Qabiilka/Jufada

C/samad M. Maxamuud Sh. Xasan W/ Arrimaha Gudaha & Amniga Qaranka ******, ********** Ceyr

C/nuur Sheekh Maxamed W/ Qorsheeynta & Iskaashiga Caalamiga ******, Xawadle

C/Qaadir Maxamed Dhicisow W/ Macdanta, Biyaha & Batroolka ******, Gaaljecel

C/Qaadir Xuseen Maxamed W/ Warfaafinta, Boostada & Isgaarsiinta ****** , Murusade

 

 

Magaca Wasaaradda Qabiilka/Jufada

C/wahaab Ugaas Xuseen U. Khaliif Ra’isul-Wasaare Ku-Xigeen ahna Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha *******,********, Coowl yahan.

Cabdinaasir Maxamed Cabdulle Wasiirka Waasaaaradda Maaliyadda & Lacagta *******,********* ,reer Siyaad.

Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil Wasiirka Wasaaradda Dastuurka & Dib-u-heshiisiinta *******,********

Axmed Caydiid Ibraahim Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaaha & Tacliinta Sare ******* ***********.

 

 

 

Magaca Wasaaradda Qabiilka/Jufada

Maxamed Maxamuud X. Ibraahim R/Wasaare ku-xigeen ahna W/Arrimaha Dibadda. ********* ,Digil,Dabare.

Cabullaahi X.Xasan Maxamed Nuur Beeraha & Xannaanada Xoolaha. *********,Mirifle,Leesaan.

C/Raxmaan Sh.Ibraahim Kalluumeysiga, Kheyraadka Badda & Bay’adda. Mahelin faah faahintiisa weli.

Aadan Cabdullaahi Aadan Wasaaradda Gaadiidk Cirka, Dhulka, Badda & Dekadaha Mahelin Faahfaahintiisa weli

 

 

 

 

Magaca Wasaaradda Qabiilka/Jufada

Axmed Xasan Gaboobe Wasiirka Wasaaradda Garsoorka, Arrimaha Diinta & Awqaafta, *** Biyo maal.

Xuseen Carab Ciise Ra’iisu-Wasaare Ku-Xigeenka ahna Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ***** Garxajis Ciidda gale Reer Iidle

Cabdicasiis Sheekh Yuusuf Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ***, Faqi Muxumud.

Maxamed Muxiyadiin Sh.Mursal Wasaaradda Shaqada, Dhallinyarada & Isboortiga, ***** Habar Awal

 

 

1.Mudane Jaylaani Nuur Iikar Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, Guriyeenta & Dib-u-dhiska, Beesha 5-aad Reer Xamar reer Suufi.

2.Marwo Caasho Cismaan Caaqil , Wasiirka Wasaaradda Haweenka & Arrimaha Qoyska, Beesha Jareer Weyne

 

waraaq-been-abuur.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

 

Maxaa Ka Jira Warqad Been Abuur Ah oo La Sheegay In Wasiirka Xanaanada Xoolaha oo Kasoo Horjeedo MadaxWeynaha Soomaaliya Sh. Shariif Iyo Dowlada Federaalka Soomaaliya oo Aqoonsaday Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia ?…

 

realTALEEX.COM

 

Seattle:-(RT)maxay tahay macnaha warqadada ku soo baxaday bogaga shabakadaha ku hadla afka soomaaliga Oo sheegaysa in aqoosigii madaxweynuhu siiyay Khaatumo State taasoo isda sheegeen ka soo baxaday xafiiska ra’isul wasaraha ?

 

Waxaynu wada ognahay in Khaatumo State ay tahay Maamul goboleed ay dhisteen dadka Reer SSCkaa soo lagaga dhawaaqay magaalada Xarunta u ah maamulkaas Ee Taleex,kadib markii ay i isugu wada yimaadeen dadweynaha dega gobolada Sool,Sanaag,cayn dhamaantood siyaasiyiintooda kuwa ugu miisaanka weyn,madax dhaqameedyada Oo dhan(13ka Isim)Culima’u diinka,ururada bulshada,ardayda,ururada haweenka iyo dhamaan dadweynaha Oo intay dhamaantood isugu wada yimaadeen Geed hoostii una saareen ergo tiradoodu ahayd 345Ergay kuwaasoo ku gorfeeyeen kuna gooyay taladooda inay ku dhistaan maamulkaa Khaatumo Oo dhamaantoodna ay u codeeyeen 100%.

 

Kadib ku dhawaaqistii maamulkaas waxaa soo dhoweeyay dadweynaha Somaaliyeed guud ahaan ku waasoo u arkayay inay midnimada Soomaaliyeed marlabaad ka dhalatay Taleex,intaas kadib waxaa magaalada Muqdisho Oo ah xarunta dalka Soamliya u boqoolay laba wafti Oo ka kala socda labada Gole Ee Dhaqanka iyo madaxtooyada Oo ay kala hogaaminayaan Garaad jaamac garaad Cali iyo Madaxweyne ku xigeenka 3aad C/Nuur Cilmi Qaaje waxay u soo ban dhigeen maamulkooda iyo sida ay u buu xiyeen shuruudihii looga baahnaa waxaa gacmo furan ku soo dhoweeyay golayaasha dawlada ku meel gaadhka ah waxaana madaxweynaha DKMG Uu ku dhawaaqay ansixinta iyo aqoonsiga Maamulka Khaatumo state Of Somalia.

 

Sida aynu ognahay dawlada KMG Oo uu madaxweynaha ka yahay Sh.shariif sh.axmed waxay ogolaatay Oo uu madaxweynuhu sheegay inay shuruudii buuxiyeen February25 2012 xafladii loogu qabtay magaalada London Ee wadanka Ingiriiska,waxaana madaxweynuhu si rasmi ah ugu saxiixay waraaqihii aqoonsiga maamulka Khaatumo State March 5th 2012 magaalada Muqdisho Ee xarunta wadanka Somaliya, sidoo kale madaxweynaha Oo shalay (March 8th 2012)ka qaybgalay xafladii maalinta haweenka aduunka khudbad uu ka jeediyay Halkan Ka Dhegayso Khudbadi Mad. Shariif.mar 3aad ku sheegay inay u aqoonsadeen maamulka Khaatumo dib u dhisida Somaliya balse aanay ahayn burburin cid kale isagoo ka jawaabaya hadalo ay isla dhexmarayeen ku wa Khaatuma diidka ah Ee ku dacwoonaya maamula kale ayaa la bur burinayaa.

 

Hadaba warqadan ku soo baxday bogaga Internetka ayaa ah mid aan waxba ka jirin tasoo lagu macmilay magaalada Nairobi ee xarunta wadanka Kenya cadaynteeduna waxay tahay madaxweynaha wadanka ayaa shalay mar 3aad ku celiyay ogolaanshaha Khaatumo warqadanina waxaa kuxusan inay soo baxday March5th marka taas ayaa ka dhigaysa waxba kama jiraan.

 

Isku soo wada duuboo maamulka Khaatumo State Of Somalia ayaa ah mid ay soomaaliyoo dhamo u riyaaqeen marka la ga reebo ku wa ay ugu yeedhaan Maamulada xididka ah kuwaasoo aana doonayn midnimada dalka iyo sinaanta umada iyo in looga gudbo horumar iyo wax wada qabsi xaalada ay ku shaqaystaan ee ah suuqa madow.

 

ugu danbayntii waxaan qormadaan ku soo gaba gabeynayaa weerarada lagu hayo Khaatumo state iyo dadkeeda ma aha oo keliya warqadaan laakiin waxaa weeye mid baahsan Oo ay iska kaashanayaan labada maamul ee aan ko ku xusnay oo sida aynu ognahay ka geysanaaya Dil,Xadhig,Tacadiyo,cabudhin,iyo wax lamid ah waxay soomaalidu ku maah maahdaa NINKU DILAY HADH KUUMA JIIDO, marka nin intaas kuu geysanaya maxay ku tahay warqad uu sooqaraa.

 

Hadaanu nahay bahweynta Realtaleex.com maamulka iyo shaqaalahaba waxaanu cambaarayn dusha uga tuuraynaa maamulka uu horjoogaha u yahay Dhaaburka Siilaanyo Oo kawada degaanada Khaatumo State Dil,Xadhig,jidh dil,Xansuuq iyo barakicin aan lookala aaba yeelayn gaar ahaan magaalada Laas caanood ee xarunta Gobolka Sool oo ay jabhadiisu ku dileen kuna xidh xidheen Arday,Haween iyo dad rayid ah Oo inta guryahooda laga soo aruuriyay baabuur loogu daabulay xabsiga madheera Oo ay buux dhaafiyeen.

 

Realtaleex News Desk.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Akhyaarta macooyday Udbo lacag ha la dhigo.... Reer Khaatumo iyagaa awalan aqoonsi isugu filan wixii kale ee cagowareejin u baahanna rag iyo dumarba way u wakiisheen.

 

XX: Awliyo waad tahay laakiin awliyadii laga ducaysan jiray ma tihid ee Showqi ha u been guurin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

Madaxweyne Shariif "Soo Dhoweynta Iyo Aqoonsiga Khaatumo State Of Somalia Waxaan u Arkeynay Howl Gacanta Soomaaliyeed Ku Jirta"

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mukulaalow;801118 wrote:
Guys calm down. Ma saan jecelnahay mise sida dustuurku qorayo. the federal constitution clearly states a federal should be formed by 2 regions or more (The 18 regions of Somalia before the war), its very clear article, now lets see Khaatumo, does it qualify, NO, because Khaatumo has only one region almost fully supporting them, Here are the 3 regions and their districts where Khatumite people live and support Khatumo state.

Sool

laas caanood (Yes)

caynabo (No)

xudun (Yes)

taleex (Yes)

 

 

Sanaag

ceerigaabo (Yes, only 1/3 of Ceerigaabo) (The other two thirds of Cerigabo is claimed by SL and Makhir)

ceel afweyn (No)

laasqoray (No)

badhan (No)

 

 

Togdheer

burco (No)

buuhoodle (Yes)

shiikh (No)

oodweyne (No)

 

It seems the Federal government is confused with what the constitution states as they recognize Galmudug as a State which does not control other than part of Hobyo district and South of Galkacyo.

 

They have nothing to do with Erigabo unless you counting 100s.

Share this post


Link to post
Share on other sites

General Duke;801141 wrote:
XX and the rest ofthe secessionists are worried about federalism or what they call clan federalism. If I was the SNM clan I would be worried too cause on the ground they do t have much land and hence the reason that they are breaking away from Somalia proper.

the one who is worried is the one always talking about greater somalia & live in Desert.Mogadishu,Baidabo,Kismayo,Bweyne could care less about greater somalia.You won't see thm drunk with this topic round the clock.Only the usual suspects have no way to turn:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

A_Khadar;801096 wrote:
The president signed and recognize and one of the deputy prime minister is unrecognizing Khatumo state.. Seems a show down between them. This was expected..

Warqad xafiis madaxweyne ka soo baxday, wasiir mam burin karaa horta? TFG-da sharcigeeda waa lagu wareerayaa....Ma madaxweynaha ayaa markii hore awood uusan lahayn isticmaalay? Ma wasiirka iyo R/Wasaarihiisa ayaa cirka maraya? Waxaa la yaab leh warqadda uu leeyahay waxba kama jiraan haddii ticraaceeda (reference) la faiiriyo, waxayba leedahay X/RW amase xafiiska Ra'iisal wasaaraha. Wixii khaldanba waa la ogaan doonaa!

TFG-wakhtigeedii waa dhammaaday hadda, let us talk about May - Aug process and the new government.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mario B   

burahadeer;801199 wrote:
the one who is worried is the one always talking about greater somalia & live in Desert.Mogadishu,Baidabo,Kismayo,Bweyne could care less about greater somalia.You won't see thm drunk with this topic round the clock.Only the usual suspects have no way to turn:D

Most Somalis are not secessionist like you and wont want their country broken into bits.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mario B;801286 wrote:
Most Somalis are not secessionist like you and wont want their country broken into bits.

Mario actually most Somalis are secessionists the Somalis in the O'gaden want an independent state the region is around 6 Million

The one in kenya are also fighting for self determination on a different scale though but more based on regionalism.

 

And you already know about Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ Furthermore most somali's couldnt care less if Somaliland left or not..it seems be the siadists that oppose it, on their grounds of " Somali Unity" which all somali's know is absolute Garbage...The Siadists distroyed Somali Unity therefore they are in no position to cry about Somali Unity Somali's understand this hense why Southern Somali's never talk about Somaliland this and that...they dont care...:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mario B   

Xaaji Xunjuf;801290 wrote:
Mario actually most Somalis are secessionists the Somalis in the O'gaden want an independent state the region is around 6 Million

The one in kenya are also fighting for self determination on a different scale though but more based on regionalism.

 

And you already know about Somaliland.

I refer to Somalis in Somalia, the majority of secessionist i know from Somalia come from "Besha Dhexe" in Somalia, as for ******ia and NFD....well they will have to get permission from Addis and Nairobi respectively. There is no unilateralism in state affairs....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mario B   

The Hermet;801294 wrote:
^^^ Furthermore most somali's couldnt care less if Somaliland left or not..it seems be the siadists that oppose it, on their grounds of " Somali Unity" which all somali's know is absolute Garbage...The Siadists distroyed Somali Unity therefore they are in no position to cry about Somali Unity Somali's understand this hense why Southern Somali's never talk about Somaliland this and that...they dont care...
:D

Keep lying to yourself...:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mario Somalia and Somaliland case is different Somaliland declared re- independence in 1991 and the country they once shared a union with fell into anarchy and clanish wars.That said the union of 1960 was an equal union even if Somalia refuse to agree on the dissolved Union its still legal. Because the O'gaden and nfd is different case they were forcefully Incorporated into Kenya and Ethiopia so they need to first get their independence from adis ababa and Nairobi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mario B   

Xaaji Xunjuf;801301 wrote:
Mario Somalia and Somaliland case is different Somaliland declared re- independence in 1991 and the country they once shared a union with fell into anarchy and clanish wars.That said the union of 1960 was an equal union even if Somalia refuse to agree on the dissolved Union its still legal. Because the O'gaden and nfd is different case they were forcefully Incorporated into Kenya and Ethiopia so they need to first get their independence from adis ababa and Nairobi.

Keep lying to yourself, States are not found under a tree....I don't know when you're going to wake up to that fact.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this