Sign in to follow this  
Macallinka

Baydhabo Captured

Recommended Posts

gooni;792549 wrote:
Dhagdheer dhimatay miyaa sheekadu geedka ha lagasoo dego marka aaway xaabsade iyo hiiraale? sow dadkooda inay maamul u sameeyaan maahan eegga?

Qolada shabaabtu nimanka asxabuul fiil markay arkaan eeh lugaha ga gaaban meel ay ka baxeen wala waayeey,Qolooyinkan africaanka waxba iskaga ma tiriyaan laakin mar alaale markay nimanka lugaha gagaab arkan meel ay baxeen taw bay yidhahaan horta nimanka waxa jabisay Alqaaciida baanu ku biirnay iyo bila blaan iyo Somalidi oo nacday hada xaaladoodu wa gebo gebo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

XX, Shabaab waxaa loo soo gamaa dhankiina, Shabaab lasoo gamay oo Burco, Berbara iyo New Hargeysa qabsaday amay dhacdaa.

Ina adeerkaa Abuu Zubeyr dadki way naceen, waa xilligi uu reerkiisa magan galyo ka doonan lahaa. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gaacuur;792555 wrote:
XX, Shabaab waxaa loo soo gamaa dhankiina, Shabaab lasoo gamay oo Burco, Berbara iyo New Hargeysa qabsaday amay dhacdaa.

Ina adeerkaa Abuu Zubeyr dadki way naceen, waa xilligi uu reerkiisa magan galyo ka doonan lahaa.
;)

 

Waxaa layaableh nin burco,berbara meelaha ka yimid oo rabsho kawado koonfurta somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gaacuur;792555 wrote:
XX, Shabaab waxaa loo soo gamaa dhankiina, Shabaab lasoo gamay oo Burco, Berbara iyo New Hargeysa qabsaday amay dhacdaa.

Ina adeerkaa Abuu Zubeyr dadki way naceen, waa xilligi uu reerkiisa magan galyo ka doonan lahaa.
;)

Gaacuuur in Somaliland they have Anti Takfiri Police ciyaar mood Burco is the most Conservative city in Somaliland and its religious leaders are united against Extremism and Takfirism. As For Mr Abu Subeyr i heard he is going to Yemen warkaasan hayaa Somalia hada waka so dhamaatay

Share this post


Link to post
Share on other sites

what happen to jihaaad and going to paradise. waxaa la yaab leh al shabaab markeey maqlaan ciidanka dawlada TFG waxaa la socda ciidan ethiopian ah, al shabaab iyagoon hal xabad ridin ayey ka cararaan meesha ay joogaan.

 

cajiib cajiib. al shabaab jihaadkooda waa kaliya agians caruur arday ah turkey loo waday ama arday hoteel shaamoow ´xaflad qalin jibin ah loogu sameeynayey inay isku qarxiyaan oo ay yiraahdaan janaddaan ku galaynaa.

 

laakiin 50 askari ethiopian soo socda markii ay al shabaab arkaan waa kala ordaaaay, ar iga leexdaaay aan ordee:D

jihaadkii iyo janadii wixii oo dhan waa ay ilaawayaan oo naf jaceeyl ayaa galeysa al shabaab.

 

baydhabo waxaan maqlay xalay ayey al shabaab iyo madaxdoodii ka dhuunten magaalada fuleynimadooda.

sidoo kale madaxda al shabaab sida Cali dheere, xasan daahir aweeys, fuaad shongole dhamaantood ceelasha biyaha waa isaga ordeen oo magaalada kismaayo ayey usugu tageen iyagoo ku marmarsiyoonaya Shir ayaan ku yeelaneysaa. laakiin sida aan maqlay ciidanka dawlada iyo amisom ayaa coming days ku socda ceelasha biyaha ilaa afgooye. marka cali dheere iyo fuaad shonggole xaasaskoodii kismaayo ayey u soo kaxeeysteen naf jaceyl awgeed.

 

al shabaab cowards

Share this post


Link to post
Share on other sites

Carafaat;792561 wrote:
Defeating Al Shabaab military is just the beginning, but beating Al Shabaab's ideology is more important.

That's the biggest problem Extremism and takirism is a big issue the problem with these people is they believe you are an infidel if you do not believe in their little organization. They need to be re-brainwashed or else they will be a danger for the people in the society.

Share this post


Link to post
Share on other sites

True laakin what about their victims the people they brainwashed you need to deal with them Somalina when you are a leader you need to act responsible.The people of baydhabo lived so long under the Shabaab/Alqaeda obviously there are still elements who sympathize with the irhaabis the thing is we know its bad but they don't know it and you need to bring them into the fold and give them the carrying they need an alternative you need to give them a future something to live for the after match is the biggest task awoow.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalina;792567 wrote:
Qori ayaa afka laga gelinaa, hadal ma jiro. Baryo wey dhamaatey, kii Alqaeda rabo Waziristan ha aado, very simple.

How about in la xidh xidho dabeedna maskaxdooda wax wanaagsan loogu shubo jeel magnuun:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this