Sign in to follow this  
Macallinka

Baydhabo Captured

Recommended Posts

Ciidamada XDS Oo Si Buuxda Ula Wareegay Magaalada Baydhabo

 

Ciidamada XDS ayaa la wareegay magaalada Beydhabo iyadoo aysan wax dagaal ah ka dhicin.

 

Ciidamada XDS ayaa 3:30 pm soo galay Baydhabo isla markaana si buuxda ula wareegay gacan ku heynta magaaladaasi hase yeeshee ma jirin wax iska hor’amaad ah oo halkaasi ka dhacay oo malleeshiyaadkii iyo horjoogayaashoodiiba goor sii horreeysay oo maanta ah ayeey ka carareen magaaladaasi.

 

Ciidamadu waxa ay si xarago leh difaacyo uga sameeysteen duleedyada magaaladaasi iyagoo dhinaca kalena si taxadar leh u sugaya amaanka magaaladaasi.

 

Magaaladaasi ayaa muddo sanado ah waxaa gacanta ku hayay kooxda shabaab waxeyna maanta dadka reer baydhabo uga dhigantahay maalinta xorriyadda mar haddii malleeshiyaadkii dhiigmiiratada ah ciidamadu maanta ka dulqaadeen.

 

Source : Radiomuqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Thanks for the update brov.

 

The other news am getting :

 

The remnant of Alshabaab are vacating Baarhdere as well, the only major cities they contol in the Jubooyinka will be Kismaayo, Buale and Afmadoow . The tide is turning against Alshabaab everywhere!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamada XDS ayaa la wareegay magaalada Beydhabo iyadoo aysan wax dagaal ah ka dhicin.

 

Ciidamada XDS ayaa 3:30 pm soo galay Baydhabo isla markaana si buuxda ula wareegay gacan ku heynta magaaladaasi hase yeeshee ma jirin wax iska hor’amaad ah oo halkaasi ka dhacay oo malleeshiyaadkii iyo horjoogayaashoodiiba goor sii horreeysay oo maanta ah ayeey ka carareen magaaladaasi.

 

Ciidamadu waxa ay si xarago leh difaacyo uga sameeysteen duleedyada magaaladaasi iyagoo dhinaca kalena si taxadar leh u sugaya amaanka magaaladaasi.

 

Magaaladaasi ayaa muddo sanado ah waxaa gacanta ku hayay kooxda shabaab waxeyna maanta dadka reer baydhabo uga dhigantahay maalinta xorriyadda mar haddii malleeshiyaadkii dhiigmiiratada ah ciidamadu maanta ka dulqaadeen.

 

Source: www.Kismaayo24.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sh sharif now controls a huge portion of Somalia

 

The Bay region

The Banadir region

The Hiiraan Region

A big section of the gedo region

Puntland

Galmudug

Ximan iyo xeeb

Ahlsuna wal jamaca

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

BBC NEWS

 

38 seconds ago

 

Somalia al-Shabab militant base of Baidoa captured

 

Ethiopian and Somali troops have taken a strategic stronghold of Islamist militants in south-west Somalia.

 

Eyewitnesses told the BBC that about 50 vehicles, including some 20 tanks, had entered Baidoa town.

 

The BBC's Mohamed Dhore in the capital, Mogadishu, says Baidoa was the most important al-Shabab base after the southern city of Kismayo.

 

Al-Shabab, which has recently joined al-Qaeda, confirmed that it had withdrawn its forces.

 

It said that it would start a guerrilla war in response.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;792540 wrote:
Sh sharif now controls a huge portion of Somalia

 

The Bay region

The Banadir region

The Hiiraan Region

A big section of the gedo region

Puntland

Galmudug

Ximan iyo xeeb

Ahlsuna wal jamaca

Plus

 

Awdal Region

SSC Regions

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Dhagdheer dhimatay miyaa sheekadu geedka ha lagasoo dego marka aaway xaabsade iyo hiiraale? sow dadkooda inay maamul u sameeyaan maahan eegga?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this