Sign in to follow this  
IAmRevolution

Taallo Lagu Xusaayo Col. Richard Corfield In Hergeisa

Recommended Posts

Hargeysa:-Waaxa maanta dhagax dhigay taallo lagu Xusaayo Col. Richard Corfield oo ka mid ahaa raagii uu soo halgaamay Somaliland.

 

Col. Richard Corfield oo taalladan loogu magac-baxay waxa uu hormuud u ahaa, isla markaana ahaa Sarkaalgii ugu horeeyey ee ka dhiidhiyey tacadiyadii ay Xukuumadii Daarwiish ahayd ee Ismacaail Miire ku haysay Shacabka reer Somaliland, waxaanu wakhtigaas noqday Sarkaalgii ugu horeeyey ee ka mid noqda Ururkii dhaqdhaqaaqa halgankii lagu xoreeyey Somaliland.

 

Sidoo kale, Col. Richard Corfield waxa uu ka mid ahaa Siyaasiintii Somaliland wakhtigii halganka lagu jirey, waxaanu ka qayb-qaatay, isla markaana uu kaalin weyn kaga jirey bundhigii Qarannimada Somaliland, isagoo ahaa Sarkaaglii ugu horeeyey ee Boqortooyada Engris ku wareejiso hooganka hubka Somaliland, iyadoo talaabadaas uu Sarkaalgu beesha Darwiisheed hubka kaga dhigay-na ay hormuud u noqotay in Somaliland ee xoreeyadaydii ku guulaysatay 1960kii.

 

Col. Richard Corfield waxa kale oo xusid mudan waxyaabaha lagu xasuusto inuu ahaa Weeyeel jecel nabadgelyada iyo Wada noolaanshaha ummadda reer Somaliland, isagoo waayo-aragnimo buuxda u lahaa dhaqannada iyo deegaanada ay ku nool yihiin Ummada Reer Somaliland, waxaanu tiir dhexaad u ahaa bahda Ciidamada ee Somaliland.

 

Abdullahi Orgiliiqe

 

Waaheen/Office

 

Hargeysa/Somaliland

Share this post


Link to post
Share on other sites

looooool, loooooool, looooool ;););)

 

This seems to be a joke, but ciddan wallee way ka suuroowdaa. Cimrigaagoo dheeraado, geel dhalaayaas ku tusaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

What an absolute embarrassment.

 

I actually feel sorry for the secessionists.

 

Xaaji Xunjuf, soo gal, where are you?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia;783269 wrote:
What an absolute embarrassment.

 

I actually feel sorry for the secessionists.

 

Xaaji Xunjuf, soo gal, where are you?

The sun must be really hot in pirate-land :D

 

Can't believe this fellow thinks this is an actual true story...

Share this post


Link to post
Share on other sites

I got this from Waaheen news portal. It's a no joking matter, it's embarrassment to every Anti-Colonial people across Africa. The Secessionists are the ONLY post-colonial people that bow down to their former-colonial Masters.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Mintid Farayar;783275 wrote:
The sun must be really hot in
pirate-land
:D

 

Can't believe this fellow thinks this is an actual true story...

It is a true story! :D Where is Xaaji, I need him to comment on this.

Share this post


Link to post
Share on other sites

IAmRevolution;783210 wrote:
Hargeysa:-Waaxa maanta dhagax dhigay taallo lagu Xusaayo Col. Richard Corfield oo ka mid ahaa raagii uu soo halgaamay Somaliland.

 

Col. Richard Corfield oo taalladan loogu magac-baxay waxa uu hormuud u ahaa, isla markaana ahaa Sarkaalgii ugu horeeyey ee ka dhiidhiyey tacadiyadii ay Xukuumadii Daarwiish ahayd ee Ismacaail Miire ku haysay Shacabka reer Somaliland, waxaanu wakhtigaas noqday Sarkaalgii ugu horeeyey ee ka mid noqda Ururkii dhaqdhaqaaqa halgankii lagu xoreeyey Somaliland.

 

Sidoo kale, Col. Richard Corfield waxa uu ka mid ahaa Siyaasiintii Somaliland wakhtigii halganka lagu jirey, waxaanu ka qayb-qaatay, isla markaana uu kaalin weyn kaga jirey bundhigii Qarannimada Somaliland, isagoo ahaa Sarkaaglii ugu horeeyey ee Boqortooyada Engris ku wareejiso hooganka hubka Somaliland, iyadoo talaabadaas uu Sarkaalgu beesha Darwiisheed hubka kaga dhigay-na ay hormuud u noqotay in Somaliland ee xoreeyadaydii ku guulaysatay 1960kii.

 

Col. Richard Corfield waxa kale oo xusid mudan waxyaabaha lagu xasuusto inuu ahaa Weeyeel jecel nabadgelyada iyo Wada noolaanshaha ummadda reer Somaliland, isagoo waayo-aragnimo buuxda u lahaa dhaqannada iyo deegaanada ay ku nool yihiin Ummada Reer Somaliland, waxaanu tiir dhexaad u ahaa bahda Ciidamada ee Somaliland.

 

Abdullahi Orgiliiqe

 

Waaheen/Office

 

Hargeysa/Somaliland

Oodweyne;783217 wrote:
:D
:D

 

Very artistic imagination, I must admit, indeed..
:D

 

You could have gotten the elusive recognition long time ago if you had the intellect to come up with this idea of building a silver statue if not a golden one for Richard Corfield, your national hero, early in the beginning of 1990s. But, it is not too late. Go ahead and build a bronze one in the center of Hargeisa for your British masters (I guess you can not afford a silver now let along a golden one; after all, the current Buhoodle skirmishes are too expensive for you now). The problem you will encounter, though, is that the royal family in U.K. will not be fully satisfied with you if the carton plane effigy (the one SNM gang erected in the city symbolizing the imaginary suffering the revolutionary government had done to you), and the statue of a proud “God chosen” British national (in your mind) share the same space in the city. In other words if you decide to build a monument for Lord Corfield please remove the carton plane effigy if you want the recognition to jump off from the bottom frame of the “window” it has been sitting on for the last 21 years. In the modern history of human, Britons believe they are the victorious. No way can their pride reside close to feelings of defeat. :cool: Good luck

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

What really follows this hilarious parody is to reflect on the denigration somali history and heroes suffered under the lips and limps of SNM and to somberly assess if what they have been doing to Somalia and somalinimo is any more less disrespectful than erecting a memorial to Corfield. Afterall, the day the Colonel met his maker, many SNM ancestors who died for Corfield's cause were in attendance. The real relevance of this story lies in the poignancy of its hypothetical import, which loudly proclaims that were London to ask for the Colonel's statue in Hargeisa in exchange for recognition of SL, SNM will not only take the offer gleefully, it will kill for it. Such is the mindless ego and implacable rage that they get by, that anything,every trick or ignominy is justified to get the coveted clan pipedream.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this