Sign in to follow this  
A_Khadar

Breaking News - SNM Militia attacked Buuhoodle again

Recommended Posts

Saalax   

Aaliyyah do you await magnanimity from the SNM when sections of your group were infantries for the evil Siyaadism?

Share this post


Link to post
Share on other sites

xiinfaniin;780221 wrote:
Xaaji Xunjuf inuu maanta gabdhaha la diriro waa a gar, buufinkii labaatanka hawada laga buuxiyey baa Buuhoodle uga banjaray
:D

Xiinfanina wax aan jirin buu arka Somaliland wa qaran tiir adag , Somaliland oo hawlgal ciiidan ka fulisa degmada buuhoodle wax cusub maha wa wax socon doonta si nabada iyo xasiloonida loo marsiya degmadaas wa shay muhiim ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Degmadaas nabad bey ahayd, SL ayaana nabad darro ka abuurtey. Waxaad ku hadleyso macno ha yeeshaan. Cidina imeysan imaan, idinkaa timiteen, idinkaana baxaaya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalina;780236 wrote:
Degmadaas nabad bey ahayd, SL ayaana nabad darro ka abuurtey. Waxaad ku hadleyso macno ha yeeshaan. Cidina imeysan imaan, idinkaa timiteen, idinkaana baxaaya.

Degmada nabad ma ahayn runti waxa joogay qolya huubeysan oo ku lidi ah nabada iyo wada jirka umada halka degen.Marka Ciidanka qaranku wajibkoodu uun bey guteen awoow

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Aawey 'ciidanka qaranka' hadda? ma qabsateen weli Buhoodle?

 

Tani waad ku ceeboowdeen ee is qabta inteysan sheekada sii xumaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji, landers soo shalay lahaa waan haysanaa Buuhoodle? Haddana waxaad la imaateen operation aa laga fulinaayay. What was this op called?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalina;780246 wrote:
Aawey 'ciidanka qaranka' hadda? ma qabsateen weli Buhoodle?

 

Tani waad ku ceeboowdeen ee is qabta inteysan sheekada sii xumaan.

Ciidanka qaranku magaalada wabu ku hareereysanyahay laakin meesha waxa jooga meleshiyo walaan oo shacabka wax yeeleneyaa never fight inside cities awoow ma dhici karto wa in shacabka la ilaaliyo awoow ciiidanka qaranka waajib ba saaran ilaalinta dadka iyo dalka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

XX-ga iska daaya intaan kabadan waa danbi ka aruusashee.. Kuyi malayshiyo shacab wax yeelaysa.. Qof wax udhiman yahayna arka oo kuwanoo kale walidooda waa nin noolow maa aragti kuu laaban..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

A_Khadar;780296 wrote:
XX-ga iska daaya intaan kabadan waa danbi ka aruusashee.. Kuyi malayshiyo shacab wax yeelaysa.. Qof wax udhiman yahayna arka oo kuwanoo kale walidooda waa nin noolow maa aragti kuu laaban..

Meeshan SOL la dhaho caadi ma ahan... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Salax, I said naxaris way iga dshamaatay. Clearly u have comprehension issues. Secondly, siyadka ka daba ooysid is dead for many years u need to get over it and horta caqli mesha kuma haysid but for the sake of conversation lemme point out that both riyaale and silanyo were working with siyadbare so whatever u blame him u have to blame them as well since they both held high positions laakin waad iska caqli yartihin the same ppl who were responsible for whatever happen in yur cities still got the power to call themselves presidents of the same cities they burned down its like hitler how he made the germans hate ppl with black hair yet he had black hair himself so the very men who caused the civil war are again manipulating u and playing with yur minds ..to be honest I doubt. silanyo gives a shit abt somaliland and we all know the history n hw he killed his own ppl hadaadan ogeen tarikhda dib u dalac dhiigyacab silaanyo is only crying after power and u know what in that conference being held Britian if he's offered to be president of somalia he would run with it somaliland uu hesayona darashatu ka tuuri lahaa laakin dhibtu waa dadka adoo kalw uu brainwash gareeyey xagu ka gali let's wait and see

 

 

Somalina dnt waste yur breath they know the truth they are failing again and again with their attack on buhodle ..baadil ma waaro...ppl of buhodle will fight for what's theirs nina kama baryayaan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this