Sign in to follow this  
A_Khadar

Breaking News - SNM Militia attacked Buuhoodle again

Recommended Posts

A_Khadar   

After Asar prayer, SNM militia attacked Buuhoodle and the fight still going. Heavy artilleries are exchanged. No casualties are confirmed yet..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Isn't it funny how Sland wants its freedom, peace and recognition, yet wexey iyaga ka cararayaan dad masaakiimo ohoo dhulkooda jooga ku sameynayaan? Ilaahoow dadkiisa haka qabto waxaan...

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Sooljoogto oo lala wareegay Iyo Sadex Gaadhi dagaal & Mid Saanada Oo Laga qabtay, Ciidamada Maamulka SNM Iyo Dhamaan difaacoodii Oo La Jiidhay

 

 

Wararka hada naga soo gaadhaya Duleed Baliga Qorilay oo baliga shangalle 5km ujira ayaa waxay sheegayaan in halkaasi Go’doon lagu geliyey ciimado iyo sadex gaadhi oo ay wateen ku waasi oo gacmaha taagay isna soo dhiibay.

 

Dhanka kale waxaa wararka naga soo gaadhaya duleedka Sooljoogo ay xaqiijinayaan in halkaasi cagta la mariyey dhamaan goobihii ay difaaca kaga jireen ciidamada Maamulka SNM.

 

Ugu Danbayn imika dagaalkan ayaa meel xaasaasiya maraya waxaana lafilayaa inuu kusii fido deegaano horleh.

 

Wararkii udanbeeyay ayaa waxay sheegaan in ciidamada Xaqu diriku ay lawareegeen gacanku haynta magaalada Sooljoogto, iyadoo halkaasi lagu qabtay gaadhi wayn oo siday saanad iyo qalab mila tari.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Ilaah ha kala qaboojiyo dadkaan walaalaha ah. Dagaal hore ayaa Soomaaliya meelo badan wax looga keeni waayey. Caqligu ha shaqeeyo. Ciddii gardaran ilaah ma guuleeyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
bilan   

These people are really losing all the common senses, sadly I do not think they will ever get their senses back unless their triangle burns down and they have a taste of their own medicine, I hope their religious leaders will stop them, how long will they kill innocent people and get away with it. I do not know how the likes of JB sleep at night, sure I would not be happy sending my kids to school while my cousins are killing innocent children.

Share this post


Link to post
Share on other sites

There were heavy clashes, many died in Mogadishu today. How come you're not speaking about them today Khadar? You're supposed be for all of Somalia. What's with the constant focus on Buhd town!

Share this post


Link to post
Share on other sites

My militia? I'm just a dude here in North America.

 

Since you're in the mood of reporting injustices taking place in Somalia, please don't forget about Somalia's capital which is currently burning. Please bring the plight of the people in Mogadishu forward. Don't just tell us about the problems facing your clan-men..you're supposed to be an individual who is for Pro-unity, a true Somali patriot.

 

Thanks

 

AO

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this