Sign in to follow this  
Dervish

New Khaatumo State Flag

Recommended Posts

Dervish   

I'm guessing the 3 stars within the Crescent moon represents the 3 regions of the state: sool sanaag and Cayn. It pays homage to the national Somali flag so I like it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Dervish;776020 wrote:
Calankani wuxuu ka turjumayaa astaamahan soo socda: gundhigga buluugga ah iyo xiddigta weyn ee badhtamaha calanku waxay u taagan yihiin calanka jamhuuriyadda soomaaliya ; Bisha caddi waxay u taagan tahay astaanata umadda islaamka ah ee SSC. Sadexda xidigood ee yar yar waxay ka turjumayaan sadexda gobol ee Sool, Sanaag iyo Cayn ee Khaatumo State ay ka kooban tahay.

Nice, well thought out.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Lovely. Laakin sadexda xidig waxaan rajaynaya in ay u taaganyihiin SSC, Awdal, iyo maakhir oo haduu alle idmo mar labaad ku midoobi doona bartii gol Khaatumo. Ameen yaa rab :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qabil walba qaranaa noqonaa oo calan iyo 'madaxweyne' ayaa sameysanaa hadduu yiraahdo ibtilo weyn waaye. Soomaaliya meeqo 'madaxweyne' ayee xamili kartaa? Dad, waa Soomaalidee, tobankii milyan gaarin wali saan ku dhaqmaayo. Shiinaha iyo Hindiya oo...aah, never mind.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Adeer Gol Khaatumo, waa ay afar qaadday, sida fardiihii nugaaleed! Ninkii ka horjeedoow adeer naftaada yar la baydh, yaanan lag jiidhine. :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this