Sign in to follow this  
A_Khadar

Two s/l Militias fought - saldhigyadda 7aad (Yagooris) iyo 9aad (Burcos) oo Dagaal dhex

Recommended Posts

A_Khadar   

Another proof of this project, even its militias are grouped clan lines.

 

Yagoori,(Lasanod Online)-Iska horimaadyo khasaaro gaystay oo u dhaxeeyay ciidamada Somaliland ayaa wuxuu ka dhacay degmada yagoori ee gobolka Sool.

 

 

 

Iska horimaadkan oo u dhaxeeyay ciidamadda saldhiga Todobaad ee uu hogaamiyo Hahad cambaashe iyo saldhiga 9aad oo ah beesah Habar jeclo ayaa markii hore ka bilawday israsaasayn xalay ka dhacday duleedka degmada Yagoori, halkaas oo ciidamadda saldhiga 9aad ee **** loo diiday inay gudaha u soo galaan degamada yagoori.

 

Iska horimaadka ayaa bilowday kadib markii ciidamada beesha ***** ee saldhiga 9aad ay weerar ku soo qaadeen kuwa saldhiga 7aad ee Beesha Jaamac Siyaad, halkaas oo ka dhacay dhimasho hal qof ah dhawr kalena ku dhaawacantay, iyadoo degmadda Yagoori laga maqlayay rasaas mudo kooban ay is weedaarsanayeen Ciidamadaas ka kala tirsan saldhigyadda 7aad iyo 9aad ee Somaliland.

 

Gawaadhi tikniko ah oo ka tirsan saldhiga 7aad ayaa goor dhawayd ka ambabaxday gudaha magaaladda laascaanood iyaga oo ku sii jeeda halka uu ka dhacay iska horimaadka, iyadoo dhanka kelana ay wufuud ka tirsan maamulka Somaliland ay ka soo ambabaxeen magaalooyinka Hargeysa, Laascaanood iyo Burco oo la sheegay inay ka qeyb geli doonaan dajinta colaaddan kasoo cusboonaatay saldhigyadda 7aad iyo 9aad oo markii horeba indhoweyd ishayay.

 

Si dhab ah looma oga sababta keentay in xiligan isku dhacan, iyadoo ciidanka beesha **** horey looga soo bedalay degaanka kalshaale ee dagaalka culusi ka dhacay kal hore.

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Laascaanood,(Lasanod Online)- Gudoomiyaha gobolka Sool ee maamulka Somaliland ayaa warbaahinta Lasanod online u sheegay in lagu heshiiyay..

 

 

in gacanta loo soo galiyo askarigii beesha **** ee geystay dilka askari reer Yagoorui ah oo ka tirsanaa saldhiga 7aad.

 

Gudoomiyaha gobolka oo ka qeyb galay shir saacado socday oo ka dhacay degmada Yagoori islamarkaana ay ka qeyb galeen saraakiisha ciidamada Somaliland hormuudna u ahaa Taliyaha Ciidamda Somaliland Dhancadde ayaa heshiiskan lagu gaaray si loo damiyo colaada ka aloosan Yagoori.

 

Ila wareedyo kale oo Warbaahinta Lasanod Online heshay ayaa sheegaya in arintan ay tahay sidii loo dajin lahaa ciidamadda reer Yagoori ee kacsan ee aysan jirin askari la soo gacan galinayo.

 

magaaladda yagoori ayaa maanta gabi ahaanba la xidhay wadooyinka dadweyne tira badan ayaa gaadhay magaalada yagoori oo ka kictimay magaaladda laascaanood.

 

Xaalada magaldaaas ayaa ah mid laga dareemayo in dadku aad u kacsanyihiin, lagana baqayo inuu ka dhaco dagaal u dhexeeya ciidamada ka wada tirsan Somaliland ee beesha **** iyo kuwa beesha ****.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Yagoori(Allssc): Waxaa saaka Qamaam aan hore loo arag kusoo qaaday degmada Yagoori Maleeshiyada Jamhada SNM ee fadhigoodu yahay Duleedka magaalada Oog. Maleeshiyadan oo aan ilaa ahda lagaranayn wuxuu ku salaysnaa weerarkoodan ayaa la xaqiijiyay inay badhtamaha magaalada wax yeelo ugu gaysteen dadkii deegaanka.

 

Maleeshiyadan oo Barqo nimadii maanta gudaha usoogalay magaalada Yagoori ayaa waxaa iska caabin xoogleh kala hortagay Dhalinyarada magaalada iyo Bulsha weynta kale ee ku dhaqan magaalada Yagoori, ,maleeshiyada oo isticmaalayay Gawaadhida loo yaqaan tiknikada ayaa huwiyay Xabado Dadkii isu soo baxay iyagoo halkaa ku dilay Alle ha u naxariistee Gacan c/lahi Xaaji.

 

Weerarkan ka gadaan Waxaa Shacabka Reer Yagoori usoo gurmaday Ceedan u dhashay Deegaanka kana Mushahar qaada Jamhada SNM balse qaadan waayay Falka loo gaysanayo dadkooda ayaa sidoo kale ku difaacay Gawaadhida gaashaaman ,kala eryayna Maleeshiyadii ay isku haybta ahaayeen Siilaanyo , kuwaas oo dib ugu noqday Xeryahay kasoo duuleen.

 

Gacanku dhiiglihii dilay Marxuumka ayaa ku dhexjira Maleeshiyadii ay isku haybta yihiin siilaanyo kuwaas oo wali ka muransan soo dhiibka Gacan ku dhiiglaha iyagoo marmarsiinyo uga dhiganaya in ay Mid kamida Maleeshiyadooda uu dhawac qabo, waxaa sidoo kale ay Maleeshiyada SNM ee Gabalku u dumay adeegsanayaan Horgale Fara Taag iyo Xaaji Jeeni Miskiin oo hada raba inay dadka Beel ku maslaxaan, iskana ilaawaan weerarka Gardarada ahaa iyo Geeridii loogaystay Marxuumka.

 

 

 

Warbaahinta Xorta ah oo laga hor istaagay inay si dhaba Maqal iyo Muuqaala uga soo qaataan halka ay dhibtu ka dhacday ayaa waxaa loo fasaxay Qaarkamida Saxaafada oo iyagu Magaca SNM qurxinaya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

It's all 7's and 9's, hey Khadar. Nothing important. Too good neighbours who are accustomed to having a good old show down every now and again.

 

Btw, why did you name my whole tribe and put forward a sub clan of yours? Lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Careful carafaat many wars were fought because of woman that said a somaliland soldier from ceelafweyn and a somaliland soldier from yagoori fought over a girl we'll carafaat what if they both were inlove with the same girl the garaad woman are known for their beauty I will not be surprised at all.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Incidents happen it just shows that Ciidanka Qaranka the National army is all inclusive from all communities in Somaliland right know the Somaliland minister of trade and industry along with the top General Nuux ismacil taani and the Commander of the Armed forces for the eastern regions Colonel dhancade are all in Yagoori.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Yh they are all inclusive when all the facts pointing otherwise. Each group, you called saldhig 7, 9 or whatever is exclusively one clan/sub clan... That is your ciidan project.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this