Sign in to follow this  
Moulana

Buug xiiso badan oo Madaxweyne Cabdullahi Yusuf uu qorey,maalintu dhashey ilaa xiligaan ayuu ka shee

Recommended Posts

Sensei   

Wax aqriyay buuga ? Wax cusub oo buuga ku jira ?

 

I would like the read the damn thing before I overwhelm you with my in depth knowledge of AY.

 

Hadalkii baa wuxuu niiga dhamaaday wax dadka wada ogyahay, maryooleey miiran baa tihiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I shL read it. Yusuf was always ahead of folks now every one will start releasing their life story.'including XX leader Amira Godane and the longest serving leader of Secessionist NW Somalia, Dahir Riyaale Kahin.

For Riyaale and apt title would be " Mugging the SNM, from the days of Siyad till today"

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

loool...i don't want inaan horboodo and I would like to see inuu isku xayeesiiyo iyo in kale...haddii uu ka hadlo wixii uu dad laayey from 1978 - 2009 iyo xukun-jacaylkiisii waa la qaadan karaa, haddiise uu ka buuxiyo saan bay ahayd anigaa Maxamed Siyaad (AUN) ku dhahay xilka ka deg, Soomaaliyaan nabad la rabey iyo cantarabaqashkaas cidna ka qaadan mayso.

 

For those of us stating that they would read this with interest and who can't wait to get a copy, are you also ready to read Indho-cadde's, C/Qaydiid, Muuse Suudi, Xasan Daahir, Morgan, Qanyare, Xaabsade etc...?

 

Abdullahi Yusuf; wrote:
“ Nuur Cadde wuxuu u dhaqmay sidii nin ka faraxashay arrimaha Soomaaliya. Wuxuu doorbiday in uu wakiil u no-qdo danaha iyo siyaasadda dawladda Itoobiya. Arrimaha dawladda oo dhan wuxuu u maamushay sidii guri uu leeya-hay oo kale.”.

Already beenabuur baan u jeedaa...C/llaahi Yuusuf baa dad ku eedeynaya Itoobiya ayey u adeegi jireen? Waa wax lagu qoslo. I think it is the other way round oo Nuurcadde ayaa si farsamaysan C/llaahi iyo Itoobiya uga takhalusay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Abwaan;756479 wrote:
loool...i don't want inaan horboodo and I would like to see inuu isku xayeesiiyo iyo in kale...haddii uu ka hadlo wixii uu dad laayey from 1978 - 2009 iyo xukun-jacaylkiisii waa la qaadan karaa, haddiise uu ka buuxiyo saan bay ahayd anigaa Maxamed Siyaad (AUN) ku dhahay xilka ka deg, Soomaaliyaan nabad la rabey iyo cantarabaqashkaas cidna ka qaadan mayso.

 

For those of us stating that they would read this with interest and who can't wait to get a copy, are you also ready to read Indho-cadde's, C/Qaydiid, Muuse Suudi, Xasan Daahir, Morgan, Qanyare, Xaabsade etc...?

 

 

 

Already beenabuur baan u jeedaa...
C/llaahi Yuusuf baa dad ku eedeynaya Itoobiya ayey u adeegi jireen
? Waa wax lagu qoslo. I think it is the other way round oo Nuurcadde ayaa si farsamaysan C/llaahi iyo Itoobiya uga takhalusay.

It's a fact that Nuur Cadde went to Ethiopia and a person hailing from SSC went to New York to lobby against Abdullahi Yusuf, that's just a fact.

 

263cvfp.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Somalia;756498 wrote:
It's a fact that Nuur Cadde went to Ethiopia and a person hailing from SSC went to New York to lobby against Abdullahi Yusuf, that's just a fact.

 

And where is the proof for this fact? the SSC person you are talking about oo aad jagadiisii u quuri la'dahay are you referring to the former Foreign Minister Jengeli? I think he didn't lobby it was just that the International community wanted AY to go and he was part of the team discussing on what is next.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Inna Yussuf account of "no holds barred" contest btw politicians, warlords, clan chieftains, etc should make an interesting read. It will beneficial to Somalis if all the big wigs who participated in the Somali conflict write their take on the Somali politiking, the unfortunate collapse of state institutions, and subsequent anarchy that ensued.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this