Moulana

Nomads
  • Content Count

    10
  • Joined

  • Last visited

  1. Waxan isleeyahay book uu qorey Madaxweynihi hore ee somalia in uu wax badan ka iftiimin doono siyaasada somalia meeshay iska qabsan la'adahay.
  2. http://puntlandi.com/wp-content/uploads/2011/11/Cover-Abdullahi-Yusuf-website.pdf
  3. Orodyahan soomaaliyeed oo lagu magacaabo Cabdishakur Nageeye Cabdulle ayaa ka qeyb galay tartanka orodka shanta kun (5,000 metres) International Association of Athletics Federations (IAAF) World Championships ee magaalada Daegu, dalka S/Korea. Cabdulle oo wareegyadii hore ee orodka ku jiray ragga ugu horeeya ayaa markii lasoo gaba-gabeeyay orodka galay kaalinta ugu dambeysa, wuxuuna sheegay in uu ku faraxsan yahay dadaalkiisa. DAAWO CABDULLE OO MUQDISHO KU TABABARANAYA TV-ga Aljazeera oo wareysi Muqdisho kula yeeshay ka hor inta uusan soo bixin ayuu u sheegay in uu ku faraxsan yahay ka qeyb galkiisa tartankaasi, waxa uuna sheegay in uu magac ugu soo jiidayo dalkiisa Soomaaliya. Waxa uu sheegay in uu doonayo in uu qaado dhabihii orodyahanka soomaaliyeed ee Cabdi Bile Cabdi oo kaalinta koowaad ka galay dhanka orodka aduunka dhamaadkii sideetameeyadii. Si kastaba dadaalka Cabdishakur Nageeye Cabdulle ayaa ku soo beegmaya xilli Soomaaliya ay ku jirto dagaalo sokeeye mudo 20-sano ah.
  4. Tariikhdu isma qariso....Turki will be special friends for all somali's
  5. Odey dhoore waa ka dhamatay...