Sign in to follow this  
xiinfaniin

TFG PM blesses Kenyan invasion, says Sharif's in Agreement

Recommended Posts

Som@li   

Jacpher;755022 wrote:

 

The PM's face appears to be extremely upset. I don't know but he looks like in qori madaxa looga hayyo. Can he be this much upset for AS and Kenya loosing its tourism? I know he is not any upset with Keyna for bombing civilians in Jilib.

Yes, he looks very upset, and what happened to the Somali flag?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Somalia;755012 wrote:
Howlgalkaan waxaa hogaaminayo ciidamada qalabka-sida ee Soomaaliya, iyagoo taageero ka helaya ciidamada Kenya, si ay bartilmaameedsadaan goobaha ay ku dhuumaaleysanayan Al-shabaab.

 

loooooool....oo tolow maxay ku hoggaamin? Gawaarida gaashaaman ee Kenya miyaa dameero qori ku xiran yahay horsocon doonaan? Diyaaradaha Kenyana maxaa hoggaamin? Malaha duuliyeyaal Soomaali ah baa la saari diyaaradaha Kenya.

I really support in Al-Shabaab iyo waxa la midka ah Soomaaliya laga saaro, laakiin madaxweyne aan xaalka wax badan kala socon iyo R/Wasaare sidii bipolar u dhaqmaya ma qabo inay arrintaan guul ka keeni karaan!

 

Somalia needs a speedy roadmap (completely new MPs, president, prime-minister and ministers) and complete change of strategy.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

He maybe upset, because the Kenyan not advanced as fast as he would liked. Kenyan sea claim is worst than their land invasion. The road map is about given somali sea to kenya.

 

Duulaanka Kenya waa mid salka ku haya in ay Shidaal ka Baarato Xeebaha Soomaaliya...

 

* Maxamed Cabdi Gaani oo ka hadlay Kenya iyo Maamulka Azaniya ee laga samaynayo Jubbooyinka - "Maxamed Cabdi Gandhi, waxa uu ahaan jirey lataliye shirkadda Shidaalka ee Total ee laga leeyahay dalka Faransiiska" BBC

* David Shinn “Kenya way ku khasaari doontaa Gelitaanka Soomaaliya, waxaana Taageero heli doona Alshabaab”;

 

SomaliTalk.com | Oct 29, 2011

 

Maxamed Cabdi Gaandi oo ka hadlay Kenya iyo Maamulka Azaniya ee laga samaynayo Jubbooyinka

 

Shabakada BBC English ayaa qortay warbixin ay kaga hadashay Azaniya, waxayna xustay in aaggaasi yahay dhul qani ku ah Shidaal (oil). Waxaana warbixintu raacisay in Maxamed Cabdi Gandhi, wasiirkii hore ee difaaca DFKMG, waxa uu lataliye ahaan hore ugu soo shaqeeyey shirkadda Shidaalka baarta ee Total ee laga leeyahay dalka Faransiiska. Arimahaas ayaa waxay dadka qaarkii sheegeen in dalalka Faransiiska iyo Norway ay lacag ku bixiyeen mashruuca Azania, ayey tiri warbixintu.

 

Markii Gandhi la weydiiyey arrintaasna waxa uu yiri "Taasi waa war la isla dhex marayo oo aan run ahayn", waxana uu intas raaciyey "Inta aan ogahay ma jiraan koox ama shirkad noo timid. Marka ay nabadi dhacdo waxaan albaabada u fureynaa shirkada caalamiga ah ee shidaalka baara. ma jiraan wax miiska hoostiisa ah.

 

Bishii September ayey ahayd markii Shirkadda Fransiiska ee Total ay heshiiska la gashay Kenya si shidaal looga sahamiyo aagga loo yaqaan BLOCK L5 oo 150km gudaha u gashan dhul badeedka Soomaaliya, arrintaas oo aan ilaa hadda Sheikh Shariif wax jawaab ah ka bixin.

 

Waxa kale oo uu intaas raaciyey in madaxwenaha DFKMG Sheikh Shariif uusan isbedel doonayn, balse waxa uu rabaa ay tahay Alshabaab.

 

Waraysi kale oo uu siiyey Idaacadaa British Broadcasting Corporation (BBC), qaybta Afka Soomaaliga halkan ka dheegyso

 

Dhanka kale jariidadda The Star qoraal ay cinwaan uga dhigtay (Why Somali President Wants Kenya Army Out) ayaa lagu xusay waraaqo ay is weydaarsadeen Sheikh Shariif iyo madaxda Kenya, kuna saabsan ciidamada Kenya tabaraysey iyo ujeedadooda.

 

Sidoo kale qoraaga caanka ka ah Kenya ayaa qoraal uu cinwaan uga dhigay (The Quixotic Invasion of Somalia Will Devastate Kenya) waxa uu kaga faallooday sida uu u saadaalinayo in weerarka ay Kenya ku qaaday gudaha Soomaaliya uu sababi karo in Soomaaliya ay la soo laabatoo gobolka NFD oo gumaysigii gacanta u geliyey Kenya.

 

Qoraallo badan ayaa muujinaya in ujeedada Kenya ay u gashay Soomaaliya ay la xiriirto batrool ama shidaal laga baarayo aagga Lamu oo la doonayo in qayb Soomaaliya ah halkaas lagu darsado. (Somalia: Oil And Interests – Shadowy Areas Lurking Behind Kenya Offensive) - Norway oil interests push Kenya into Somalia proxy war.

 

Waxaana Kenya sheegtay in duulaanka ay ku qaaday Soomaaliya in uusan lahayn waqti go'an oo aya ka soo baxayso. (Kenya's Operation Linda Nchi not time bound).

 

Dhanka kale waxaa dib loo dhigay warbixin uu soo bandhigi lahaa Kaaliyaha Xoghayaha guud ee Qarammada Midoobay u qaabilsan arrimaha siyaasada, B. Lynn Pascoe, warbixintaas oo markii hore qorshuhu ahaa in la soo bandhigo 27-kii October ayaa la sheegay in dib loo dhigay ilaa 31-da October, 2011. Waxaana warbixintaas ka mid ah in Madaxda Soomaaliyeed loogu baaqi lahaa in ay ku dhawaaqaan aagga dhaqaalaha ee Badda Soomaaliyeed cabbirkeeda.... "The report also calls on Somali authorities to declare an exclusive economic zone off the Somali coast and take other steps to enhance maritime security, such as acceding to relevant international conventions." Akhri (Somalia Briefing and Consultations Postponed.)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

Somalia Briefing and Consultations Postponed

 

 

The report also calls on Somali authorities to declare an exclusive economic zone off the Somali coast and take other steps to enhance maritime security, such as acceding to relevant international conventions.

 

It appears that the briefing on Somalia by B. Lynn Pascoe, Under-Secretary-General for Political Affairs, initially scheduled for tomorrow (27 October) has been postponed until Monday, 31 October. Apparently the two reports to be considered - a report on Somali piracy (S/2011/661, requested by resolution 1950) and a report on protection of Somali natural resources and waters (S/2011/662, requested by resolution 1976) - were only circulated to Council members on the evening of 25 October. It seems that Council members have asked for more time to study the reports before the briefing takes place.

 

The Secretary-General’s piracy report emphasises the need for an integrated strategy and encourages further thinking about how to address the root causes of piracy, including through land-based initiatives. It also notes that international anti-piracy efforts have resulted in a decline in the number of successful attacks, but warns that Somali piracy is still a serious threat with attacks expected to surge in the coming weeks as the monsoon season ends. The report also reviews efforts by Somali authorities as well as international and regional cooperation to address the piracy issue, including in the area of prosecution.

 

The report on protection of natural resources reviews information currently available on illegal fishing and dumping off the coast of Somalia, attempts to assess the costs of this and also examines the legal framework for the protection and exploitation of Somalia’s natural resources. It notes that there is a need for a more in-depth investigation of illegal practices and also suggests that mandates of international counter-piracy operations could include monitoring and deterrence of illegal fishing and dumping.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RaMpAgE   

How the hell are these so called 'MP's' and 'PM' still in Somalia whiles blessing the Invasion of a foreign entity. They should be kicked out immediately, their properties taken and their families deported to where their Support lays.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ MMA, that is a very series and dangerous issue or accusation about the mental thing ofAbdiWali, if it turns out to be true, the mental well-being of our Prime Minister, then by no means he has the right to hold any such positions, but I haven't seen or read the article or the agreement, just was reading the comments and it seems the PM inuu isku ciyaarey, Shraiif inuu isku ciyaaro la garey oo kun iyo kow jeer ayuu ciir iyo carro-maanyo isku soo walaaqey, but an educated man like him inuu sidan noo galo, wallaahay boqnuhuu naga toogtey.

 

P8273997.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nuunka, qof seriuos ah ayaa yiri, I didn't believe him, but he was darn serious. I still have my doubts about believing that person, but what the ra'iisul wasaare does and is doing sometimes makes me wonder sometimes. Waxyaabahaan camal qof ra'iisul wasaare Soomaaliyeed laga sugaaye ma'aha, especially a very learned and highly educated one like him. That is what is making me question his ability.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;755090 wrote:
I raelized I shouldn't encourage unmitigated slander of people, especially with unproven allegations. For that, it is better to edit..

Lol, are you saying this Abdiweli guy is suffering from mental retardation?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;755101 wrote:
Let us not go there, please. I just shared what I was told when he was appointed, which I didn't believe and still have my doubts about it. In no way am I saying he is mentally unstable. Marka let us not go far.

Hahaha, sure. He does look unfit for the role play.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia way ka taalaa waa wareey,, aniga oo ah oba hiloowlow maanta waxaan idin xaqiijinaaya inaan politices somali iska dhaafay maadama aysan laheyn meel loo raaco marka intaas ayaan idin sheegayaa dadkii oo siyaasadan madaxa iskula galnay waxaan leeyahay cafis.. Wabilahi towfiiq.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Siyaasadda Soomaaliyeed waa laga hadli karaa, taas dhib malaha laakiin adiga you invested all your eggs in Shariifka. Following and believing an individual mostly (and probably all) leads huge disappointments to one's expectations.

 

Marka shaqsi kaliya lama taageera, dalkaaga, dadkaaga iyo diintaada waxaa isleedahay u roon la taageeraa, not individuals.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

Isniin, 31 October 2011 23:44 | Qoraaga: weeb | PDF Print E-mail

 

Nairobi (Afdheer) Ra`iisul wasaaraha dalka Soomaaliya Prof. Cabdiweli iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa kasoo dhoofay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho waxaana garoonka Nairobi kusoo dhaweeyey madaxda dowladda Kenya.

 

Kulan ay yeesheen waftiga dowladda Soomaaliya iyo Kenya ayaa muujinaya in xal loo helay muran maalmahan ka dhaxjirey labada dal murankaas oo ku saabsanaa qaabka ay dowladda Kenya u fulineyso howlgalka lagu ugaadhsanayo Shabaabka gobolada deriska la ah dalka Kenya.

 

Ciidamada dowladda Kenya ayaa gudaha u galay dalka Soomaaliya gaar ahaan gobolada Gedo, jubbada dhexe iyo jubbada hoose (Jubbaland) kadib markii ay dowladda Kenya sheegtay in dulqaadkii uu ka dhammaaday kadib markii ay muddo dheer u dulqaadanayeen shabaab oo 9 jeer gudaha dalka Kenya ka fuliyey falal dembiyeelyo.

 

Kenya ayaa Obtoober 2011 ciidamo u dirtay gudaha dalka Soomaaliya si u fogeyso maleyshiyada shabaab si ay uga nabad galaan falalka khalkhalka galiyey ammanka gudaha dalka Kenya insla markaan hoos u dhigay dalxiisayaashii dalka Kenya.

 

Galitaanki ciidamada Kenya waxay welwel ku abuurtray dowladda Soomaaliya oo ka shaki qabtay in maamul goboleedka Azania State of Jubbaland ee lagu doortay madaxweyne goboledkaas Prof. Gaandi ay dowladda Kenya u qabaneyso gobolada Koonfureed ee Jubbaland.

 

Shakiga dowladda Soomaaliya wuxuu dedejiyey in uu madaxweynaha Soomaaliya shariif sheekh Axmed cambaareeyo soo galitaankii ciidamada Kenya soo galeen Jubbaland isagoo ku tilmaamay in aysan raali ka aheyn dowladda Soomaaliya iyo shacabka Soomaaliyeed midna.

 

Hadalka Madaxweynaha waxaa si xoog leh uga soo horjeestay shacabka, odayaasha iyo madaxda kasoo jeeda goboladaas, wuxuuna madmadow galiyey taageeradii ay shacabka jubbooyinku u hayeen dowladda Soomaaliya.

 

Isku soo duuboo shirka dhax maray labada dowladood ayaa lagu soo afjaray khilaafka labada dal sida ay ku sheegeen warsaxaafadeed ay si wadajir ah usoo saareen.

 

Labada dal ayaa go` aansaday inay iska kaashadaan la dagaalanka shabaab.

 

In marka la qabto jubbaland lagu wareejin doono ciidamo AMISOM ah.

 

In Marka laga cirib tiro shabaab jubbaland loo sameeyo maamul goboleed ay shacabku raali ka yihiin.

 

In dagaaladaas ay hoggaamin doonaan dowladda Soomaaliya ayna caawiyaan dowladda Kenya.

 

In gargaar degdeg ah la geeyo meelaha laga qabto shabaab.

 

In cunaqabateyn la saaro dekedda Kismaayo.

 

Iyo qodobo kale.

 

Raila odinga ra`iisul wasaaraha Kenya ayaa sheehgay in aysan Azania sameyn Kenya lagana soo sameeyey dalka Soomaaliya.

 

 

Afdheer.com

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this