Sign in to follow this  
General Duke

Nairobi: Yusuf Haji Farax Macalin attack Sharif Ahmed

Recommended Posts

The Zack   

xiinfaniin;753854 wrote:
^^LOL

The Zack, Azania bay kaaga dhegtay. Allow kuu naxariiso

YOU oppose Azania and support puntland, eesh calaa Somalinimo. If you oppose Azania, you denounce puntland nooh.

 

Let's all admit it clan is everything. Thanks to NGONGE!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mayaani   

Wixii ay qabiilada wada daga isku raaceen dalka gudihiisa dhib malaha sida Puntland, Somaliland. Azania waa qorshe shisheeye wax Soomaliya ka socanaaya ma aha.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Zack;753869 wrote:
YOU oppose Azania and support puntland, eesh calaa Somalinimo. If you oppose Azania, you denounce puntland nooh.

 

Let's all admit it clan is everything. Thanks to NGONGE!

Puntland waa mirihiii shirkii Qardha, waxaa laxanka u sameeyey Mugud, Cayn, SOOL, SANAAG, Bari, iyo Nugal. Waxaa looga heesaa Garoowe awoowe. Azania waa mirihii iyo murtidii Wazaarad Gaashindhiga ee Kenya, waxaa lagu alifay hotel Nairobi ku yaala hall, weli waxaa looga heesaa Nairobi, nimaan luuq lahayna waa qaada, waa prof Gandiye

 

Xaal bixi waryaa The Zack

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

xiinfaniin;753882 wrote:
Puntland waa mirihiii shirkii Qardha, waxaa laxanka u sameeyey Mugud, Cayn, SOOL, SANAAG, Bari, iyo Nugal. Waxaa looga heesaa Garoowe awoowe. Azania waa mirihii iyo murtidii Wazaarad Gaashindhiga ee Kenya, waxaa lagu alifay hotel Nairobi ku yaala hall, weli waxaa looga heesaa Nairobi, nimaan luuq lahayna waa qaada, waa prof Gandiye

 

Xaal bixi waryaa The Zack

The past is the past, Puntland today is a buffer zone for Ethiopia and a clan entity is a fact that good Xiin can't deny, a fact that doesn't make him disown the clan entity. I am all cool with puntland, somehow it seems that the coming clan entity of Azania bothers you a lot. You can't have it both ways yaa sheikh.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Zack & Prof Abtigiis logic: Puntland is a buffer zone for Ethiopia it is therefore ok for Azania to be a buffer zone for Kenay.

 

Haygula galgalan ceebta, waa lagu gumoobaaye' e :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Xiin, I didn't say that Kenya should do something because Ethiopia does it, I am pointing out your inconsistence. puntland already does the something Azania is about to do (serve its clans and appease a neighbour) why oppose one and not the other? Excuse me but spare me the non sense of qabiilada puntland baa dhistay puntland, focus on what puntland stands for today. At least I am straight forward with my reasoning. I don't preach somalinimo and nationalism when dealing with the general Somali issues and proudly support my own clan entity. Only che can question Azania on this forum, adigu la jiifayaana banaan baad meesha la taagan tahay.

 

Che, dee your alshabaab and the onlf, garowe catches anybody that has the letter o in their name, you and I both know that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wasiirka ku tirsanaha Gaashaandhiga Kenya waxa uu sheegay in wax lala yaabo ay tahay hadalka ka soo yeeray madaxweyne Sheekh Shariif,

 

Yuusuf Xaaji oo ku magacaaban Wasiirka Gaashaandhigga Kenya ayaa isagoo qiil u raadinaya soo gelintaanka Ciidamada Keynyaati sheegay in heshiiskii Kenya iyo Soomaaliya ee lagu weerararayo Kooxaha Shabaabka uu u soo wakiishay Ra’iisul wasaare Cabdi wali Max’ed Cali Gaas kaasoo isna qalinka ku duugay.

 

Faarax Macalin oo isna ah Maqaar-saar ku xigeen ka ah Baarlamaanka Kenya ayaa sheegay in ciidamada Kenya ay ku galeen dalka Soomaaliya heshiis dhexmaray xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya iyo tan Kenya, isagoo sheegay in madaxweynaha Soomaaliya uu amarkaasi bixiyay laftiisa taasoo ka hor imaaneeysa hadalka Yuusuf Xaaji ee ah in Ra'isul-wasaaraha Soomaaliya uu saxiixay heshiiskaasi.

 

Axmed Madoobe oo ka tirsanaa ********tii kooxda Al-shabaab ka dibna isu badalay Raaskambooni ayaa isagana sidoo kale

 

“Kenya meel ay kaga soo noqoto ma jirto, wey soo gashay, mida ku saabsan hadii ay noqdaan iyagaa xor ah, baahida markii ay arkaan shacabka waxay u baahan yihiin waxa ay meesha ka noqdaan ma jirto, taageerada ay siinayaan shacabka waa arkeysaan in raashinkooda inay wax ka siiyaan ka ciidan ahaan dadka”ayuu yiri Axmed Madoobe.

 

hadaba waxay Soomaalidu dhahdaa waranka iyo weerta maxaa kulmiyey, Maxaa Raggaasi oo dhan ka wada qeylasiiyay, oo hadana Cabdi weli Gaas uu ugu saxiixay Kenya in ay soo gasho gudaha Dalka Soomaaliya iyadoo uusan ogeyn Madaxweynaha Dalka Jamhuuriyadda Soomaaliya Sheekh Sahriif Sheek Axmed.

 

Dad badan ayaa arintani la tahay qaab dhul balaaarsi ah oo xeeladeeysan iyadoo uu ku jiro guux tiro badan, oo ay bixiayaan shacabka deegaan ahaan ka soo jeedo goboladaasi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Zack, insha Allaah when your Azania fervor subsides, we will reason with you.

 

I find yours and Prof Abtigiis's argument the most absurd. It came down to xiin waa reer hebel :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

xiinfaniin;753882 wrote:
Puntland waa mirihiii shirkii Qardh
a
, waxaa laxanka u sameeyey Mugud, Cayn, SOOL, SANAAG, Bari, iyo Nugal. Waxaa looga heesaa Garoowe awoowe. Azania waa mirihii iyo murtidii Wazaarad Gaashindhiga ee Kenya, waxaa lagu alifay hotel Nairobi ku yaala hall, weli waxaa looga heesaa Nairobi, nimaan luuq lahayna waa qaada, waa prof Gandiye

 

Xaal bixi waryaa The Zack

Qardho qor Xiinfaniinow - mise spell-atis kii duke baa kugu dhacay? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
PasserBy   

Zack,

 

You oppose Azania and support puntland, eesh calaa Somalinimo. If you oppose Azania, you denounce puntland nooh.

Are you serious? Have you lost your marbles? C-R-A-Z-Y

Share this post


Link to post
Share on other sites
STOIC   

After reading Zack's exchange with some of the members now i can clearly see why thy undertake the confidence in defending Al-Shabab on this Kenyan issue.I was naive and a bit confused on the clan geography of the areas concerned.This little exchange with Zack acted as a catalyst to expose a bizarre banality of some members defending their clans while deceptively hiding behind the nationalistic mantra.....Clearly CLAN IS EVERYTHING

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this