Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland government to deport all illegal immigrants from the country within 30 days.

Recommended Posts

Xukumada Somaliland oo ku dhawaaqday in ay Muddo 30 Maalmood gudahood kaga baxaan dadka Ajnabiga ah ee sharcidarada ku jooga Somaliland.

 

Hargeysa (Waaheen) Xukumada somaliland ayaa ku dhawaaqday in Muddo 30 Cisho gudahood ay somaliland kaga baxaan dadka sharcidarada ku jooga ee aan u dhalan dalka, waxayna sheegen in go’aankani yahay mid muddo ay ka baran dagayeen kadibna ay go’aansadeen in sharcigaasi ay hirgaliyaan, Dadweynaha reer Somaliland waxay ugu baaqeen in aanay dadka Ajnabiga ah ee dalka bila’aa sharciga ku jooga aanay Dawlada ka qarinin, Cidii isku dayda in ay dawlada ka qariso dadka Ajnabiga, ay dawaldu ka qaadi doonto Talaabo shariga wafaqasan.

Waxayna Xuseen in 470 Qoys oo isku jira Bagistaniyiin, Itoobiyaan, Yemen Iyo dalal kale ay u aqoonsan yihiin Xaqoonti rasmi ah oo dalkan ay ku noolan karan.

 

Sidaasi waxa sheegay Ku-simaha Wasiirka Arimaha gudaha ahana Wasiir ku-xigeenka Md.Maxamuud Garaad Soofe, Agaasimaha Guud ee Arimaha Gudaha C/laahi (Black), Agaasimaha Guud ee Did-udajinta Axmed Cilmi Barre, Badhsaabka Gobolka Maroodi-jeex Xamarji, Mayirka hargeysa ahan Mayirkuxigeenka Maxamed C/laahi (Urcade) waxayna shirkaasi jara’id ku qabteen Hoolka shirarka ee Wasarada Arimaha Gudaha.

Ku-simaha Wasiirka Arimaha gudaha ahana Wasiir ku-xigeenka Md.Maxamuud Garaad Soofe, ayaa sheegay in ay go’aan ku gadheen in Dalka Somaliland laga saaro dadka aan u dhalan ee sharcidarada ku jooga, waxanu sheegay in Xukumada somaliland dadkaasi ay u qabanyso muddo 30 Cisho Gudahood in ay kaga baxan dalka, shacabiga somaliland waxa uu ugu baaqay in aanay dadka ajnabiga dawlada ka qarinin, haddii ay dawlada ka qariyaan tallaabo laga qaadi doono, Waxa kale oo uu sheegay in dadka ajnabiga ah ee dalka ku sugani ay dalka ku hayaan dhibaatooyin farro badan sida Caaafimad darro, Nabadgalyo darro, iyo Mid dhaqaale.

 

Isaga oo arintaasi ka hadlayan waxa uu yidhi “Waxa noo Cuntami weyday in dad ka badan 100,000 oo Qof ay dalka Billaa sharci ku joogaan, oo ay meeshay doonan maran, waxay doonan sameeyan, waxa taasi ka sii dartay in dalka maalin walba ay soo galaan dad Aad u farro badan, sidaasi daradeed waxaanu ka baqan in dalku isku dhalan rago, mid dadkii lahaa ka dhalan guura oo dad kale ay qabsadaan, oo waliba noqota meel cidii doontaba ku soo hajiraan waxay doonaana ka sameeyaan” Ayuu yidhi Wasiir ku-xigeenku.

 

Waxa kale oo uu sheegay in Go’aanka ay gadheen uu yahay Sidan “Waxaanu Go’aansanay in Maanta laga bilaabo oo ay taariikhdu tahay 4/09/2011ilaa 04/10/2011, ay dalka ka baxaan dadka aan u dhalan Somaliland ee ku jooga Sharci darada, Mudadaasi 30cisho ah Ciddii kaga bixi weyda Dalka ee ka dhago adaygta aanu talaabo sharciga waafaqsan ka qaadi doono, iyada oo aan lagu xadgudbaynin Xuquuqdiisa shakhsiyadeed ee uu xaqa u leeyahay.” Ayuu yidhi Wasiir ku-xigeenku

 

Agaasimaha Guud ee Did-udajinta Axmed Cilmi Barre, ooisna ka hadlay arintaya ay sheegay in dadka Bila’aa sharciga ku jooga somaliland ay u dhexeyaan 80,000 ilaa 100,000kun, loona bahan yahay in 30Cisho Gudahood dalka kaga baxaan , cidii u hogansami weyda Sharcigaasina ay talaabo ka qaadi dooan, waxa kale oo uu sheegay in qoysaska dalka ka diwaangashan ee sharciga u joogan anaay ku jirin iyagu, waxanu sheegay in aanay somaliland ahayn meel qashin qub aha, balse ay tahay dawlad leh sharci iyo dastuur u gaar ah anaay aqbalki doonin in dalkeeda cid kastaba ay iska soo gasho.

 

Badhsaabka Gobolka Maroodi-jeex Axmed C/laahi (Xamarji) Waxa uu isna sheegay in Go’aankasi ay xukumadu gaadhay uu yahay mid loo bahan yahayn in sidiisa loo fuliyo, isaga oo Cid kasta oo arintan ku khusayso u soo jeediyey in ay ka qaybqaatan hawshaasi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxayna Xuseen in 470 Qoys oo isku jira Bagistaniyiin, Itoobiyaan, Yemen Iyo dalal kale ay u aqoonsan yihiin Xaqoonti rasmi ah oo dalkan ay ku noolan karan.

Hmmm ,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hargeysa and other cities in the north are for all Somalis.. waxba tari meyso in sharci ay sameeyaan maamul ka taliya qeyb ka mid ah Soomaaliweyn, ugu danbeyn soomaaliya soomaalibaa leh!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ministry of Interior: illegal foreigners must leave Somaliland within Thirty days

 

Posted on 04/09/2011 in Latest Headlines

Hargeisa-Somaliland government announces today at a press conference held in the meeting hall of Ministry of Interior that people staying in Somaliland illegally must leave within thirty days. It was attended by Somaliland deputy Interior Minister Mr. Mohamud Garaad Soofe, Director General of Ministry of Interior Mr. Abdulahi Huseen known as ‘Black’, Director General of Ministry of Rehabilitation Mr. Ahmed Elmi Bare, Hargeisa Governor Mr. Ahmed Abdilahi known as ‘Xamarje’, and deputy Mayor of Hargeisa Mr. Mohamed Abdilahi better known as ‘Uurcade’.

 

Officials called upon Somaliland people that they should not provide safe heaven or hiding palace to illegal foreigners. Those natives who fail to comply with government’s order will face the consequences of their actions.

 

Officials told that four hundred seventy families mainly from Pakistan, Ethiopia Yemen and other countries that Somaliland government recognizes as refugees can live in the country.

 

Somaliland deputy Interior Minister Mr. Mohamud Garad Soofe told local media that Somaliland’s government decided to deport people staying illegal in the country must leave within month. He urged Somaliland people to abide by government’s order and cooperate.

 

He called upon the people of Somaliland that they should not give hide illegal.

 

The minister acknowledged that these people pose a constant problems to Somaliland be it security, Hygiene, and economy.

 

Speaking about this, the deputy interior minister said, “We cannot allow more than one hundred thousand people to stay in Somaliland illegally. We need to protect our country from being taken over by illegals.”

 

He announced the ultimate decision by saying that starting from today on 4th September 2011 till 4th October 2011; illegal foreigners must leave the country. Those who fail to abide by the decision will face its consequences.

 

Director General of Interior Ministry Mr. Abdilahi Huseen known as ‘Black’ who spoke at the conference told that people staying in the country illegally are around eighty thousand to hundred thousand. We are telling them that they should leave the country within thirty days

 

Governor of Hargeisa Mr. Ahmed Abdilahi known as ‘xamarje’ that the decision reached by the government of Somaliland has to be implemented as it is. He urged that everyone should cooperate.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arrimaha Gudaha Cabdilaahi Xuseen Cigge, (Balaaki) oo ku sugan Magaalada Burco waxa uu sheegay in go’aaankan Dadka Soo galeetiga ah dalka lagaga saarayo aanu saamayn ku yeelanayn Dadka ka soo qaxay Colaadaha iyo qalalaasaha ka taagan wadanka Soomaaliya.

 

Agaasimuhu waxa uu sheegay in Dadkan dalka laga saarayaa ay yihiin Dadka aanay dalalkooda ka jirin qalalaasaha siyaaasadeed.

 

Inkasta oo aan la haynin tiro koob rasmi ah, haddana waxay xukuumadu sheegtay in dalka laga saari doono soo galeeti lagu qiyaasay sideetan kun oo qof.

 

http://www.somaliland.org/2011/09/05/guddoomiyaha-togdheer-oo-dadka-soo-galeetiga-ah-ku-wargeliyay-inay-ka-baxaan-gobolka/

Share this post


Link to post
Share on other sites
Leezu   

Congrats Somaliland, kicking out "foreigners" instead of the real foreigners who actually wants to take over your country "Ethiopians". "Illegal" Somali migrants into North Western Somalia also known as Somaliland are being threatened to be kicked out of their own country while the real immigrants can stay. Thats absurd, congratulations Somaliland for taking every note in action to destroy the Somali people. Is this an idea by the Jareers? or your masters in Ethiopia? Hmm... Probably both.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

This is the best policy Somaliland has come up with since it self-declared political independence.

It appears this new policy is limited to foreigners, esp the huge Ethiopian migrants, Oromo & other nationalities in Hargeisa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Don't be too harsh on the poor migrants but ensure they have the proper documentation for security & economic purposes.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland Government to Expel All Illegal Immigrants

 

Hargeisa (SomalilandPress)— The Government of Somaliland today announced that it will expel about 100,000 illegal immigrants from the country. The government set one month for illegal immigrants to leave Somaliland, or face punishment, warning Somalilanders found hiding illegal immigrants will also be subject to punishment.

 

The Government plans to repatriate about 80,000 – 90,000 illegal immigrants mainly Ethiopians in one month. In a joint press conference by the deputy minister and the general director for the Interior ministry, General Director of the Ministry of Resettlement, governor of MarodiJeh region and the Mayor of Hargeisa, ordered all illegal immigrants in Somaliland to leave within thirty days, calling upon all Somaliland citizens to help the government in removing illegal foreigners.

“The government calls for all illegal persons in Somaliland who were not accepted as a refugee, to leave the country immediately “said the Deputy Minister for Interior Affairs.

 

There are about 470 families from Pakistan, Yemen and Ethiopia accepted as refugees and they will not be affected by this order.

 

The Deputy Minister for Interior Mr. Mohamoud Garaad Soofe explained the reasoning behind this announcement; ” We are concerned that over 100,000 illegal immigrants living in Somaliland, doing whatever they want and going where ever they want. Moreover, large number of illegal immigrants enters the country daily, and for these reasons we are worried that these people can mix with citizens and settle down here, displacing Somaliland citizens…”

Mr. Soofe said that illegal immigrants reluctant to obey this order will face the justice, without violating their personal rights. “ We have decided starting from today, 4th September, 2011 until 4 October 2011, the expulsion of all illegal immigrants from Somaliland, and anyone being reluctant or failing to leave the country on the scheduled period will be brought to dealt with according to the Law” said Soofe.

 

The General Director for the Ministry of Resettlement Mr. Ahmed Elmi Barre, said “Somaliland is not a dust bin but a nation with laws and constitution, and we will not tolerate those entering Somaliland without legal documents”.

This is not the first time Somaliland government announces the repatriation of Ethiopian immigrants, but hundreds of illegal immigrants were sent home for the last decade, although many of them returned shortly.

 

Some Ethiopian immigrants do low paid jobs, whilst many others resort to begging and are a familiar sight on the streets of the large cities in Somaliland. The issue of illegal immigrants is a thorny one and for some time now there has been a concern about the strain on precious resources and over-crowding in urban areas.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this