Sign in to follow this  
Somalina

Mogadishu: The Somali high level consultative meeting

Recommended Posts

I really like to know what this guy do , speaker of the parliament . He always trying to fit in the picture, you never see him helping people nor does he ever talk about keeping the peace a true thug in weak a government. I truly like to see Somali people come out of this suffering

and disastrous moments. These people sweet talk never do they ever do their promises. After they all go back to their region,its back to business. Start pointing figures one another and start the killings.

Share this post


Link to post
Share on other sites

waa arin aad u fiican in magaalada muqdisho lagu qabto shir heerkiisu sidaa usareeyo ,madax badanna eey isku aaminaan in caasimada soomaaliya eey ka dagaan ,waa arin lagu farxo .

Share this post


Link to post
Share on other sites
yahya007   

Xaaji Xunjuf;744145 wrote:
3 stake holders are missing alshabaab azania and ximan iyo xeeb

what about Somaliland ? what i can figure out of your illicit comments is hatred towards Somali wayn. change your persona to '' THE GODANE OF THE INTERNET'' .the modern hypocrite.

Share this post


Link to post
Share on other sites

What are you talking about mahiga should have invited all stakeholders including alshabaab if people want a real solution for somalia why not talk to gandi and his azania. Or ximan iyo xeeb,, as for somaliland they are not stakeholders so i dont see the link.

Share this post


Link to post
Share on other sites
yahya007   

Xaaji Xunjuf;744159 wrote:
,, as for somaliland they are not stakeholders so i dont see the link.

WHY NOT ? What makes them special ? are they not Somalis ?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Xaaji Xunjuf;744145 wrote:
3 stake holders are missing alshabaab azania and ximan iyo xeeb

Waad is celin la'dahay miyaa? Azaniya casumo adiga haddii ay stakeholders kuu yihiin. Arrimaha Somaliya ma ahan hawl u taal shisheeyaha cadawga Soomaaliya ah oo aad adigu hogaamineyso.

 

Orod oo wax isku fal hanoo soo noqnoqin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa goor dhow ka dhoofay magaalada Muqdisho, kadib hal cisho uu ku sugnaa, iyadoo maanta uu ka qeyb galay wajigii labaad ee shirka wada tashiga oo maanta lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha.

 

Faroole ayaa ka hor inta uusan ka ambabixin garoonka diyaaradaha Muqdisho waxaa isaga iyo Madaxweynaha Galmudug la dhex dhigay heshiis, waxaana soo kala dhex galay Ergeyga Qaramada Midoobey, Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Ra'iisul Wasaaraha.

 

Heshiiska la dhex dhigay isaga iyo Madaxweynaha Galmudug ayaa qeyb ka ahaa qodob ka mid ahaa ajandayaashii maanta, kaasoo ku saabsanaa colaadaha iyo sida loo xalin karo.

 

Madaxweyne Faroole ayaa ku laabtay Magaalada Garowe, hase ahaatee Wafdiga Puntland uga qeyb galaya shirka wada tashiga ayaa wali ku sugan Muqdisho, kuwaasoo ilaa berri ka qeyb geli doona shirka wada tashiga oo la filayo in war murtiyeed laga soo saaro.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalina;744197 wrote:
Arrimaha Somaliya ma ahan hawl u taal shisheeyaha cadawga Soomaaliya ah oo aad adigu hogaamineyso.

.

A very good development indeed ...... Why would XX mingle about the other country's affairs bal ?? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this