Sign in to follow this  
Che -Guevara

Prince Al-Waleed bin Talal in Somalia

Recommended Posts

Maalqabeenka u dhashay dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya kana mid ah Amiirada dalkaas Waalid Bin Dhalaal Bin C/casiis Al-Sacuud oo uu adeer u yahay Boqorka Sacuudiga ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho.

 

Amiirkan oo ay la socdeen xubno ka mid ah qotskiisa ayaa waxaa uu kormeer ku tagay xeryaha barakacayaasha iyo Isbitaalka Hooyada iyo dhalaanka ee Banaadir oo caruur aad u liita ku sugan yihiin.

 

Kadib markii ay soo gaareen Magaalada Muqdisho ayaa waxay kulan kula qaateen Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed.

 

War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Warfaafinta Madaxtooyada ayaa looga hadlay booqashada Amiirkaas iyo waxyaabihii ay ka wada hadleen Madaxweynaha.

 

(Muqdisho, Soomaliya,27,Agoosto ,2011) Waalid Bin Dhalaal Bin C/casiis Al sacuud iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta booqasho ku yimid magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaliya. Waalid Bin Dhalal ayaa ah ganacsade door wayn ku leh caalamka ahna ninka ugu qanisan boqortooyada Sacuudi Carabiya.

 

Madaxweynaha Jamguriyada Soomalia Mudane Sharif Sh. Axmed ayaa xafiiskiisa Villa Soomaliya ku qaabilay Waalid Bin Dhalaal ayagoo ka wada hadlay arrimo badan oo ay ka midyihiin gargaarka bini’aadnimo, fursada ganacsi ee ka jirta dalka iyo taariikhda ganacsi ee labada wadan.

 

http://www.jowhar.com/news.php?readmore=2551

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

lol Xaaji Xeyraan, Alla ku doori kuma dhihi karo, laakin ka jeedso islaanta, caawa talaw ma Tel Eviv Sholam Restaurant ayaad ka afureysaa, tu yaroo Yahuud ah oo kala jeedo ma weydey

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Xaaji Xunjuf;743078 wrote:
His wife looks nice soonkabay iga jabin gaadhay

Lool she is hot, ain't she?

 

Sucuudiga has always been generous to Somalida. Great stuff!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;743073 wrote:
Waxaa rajeynaayaa in uu lacag kaash ah u dhiibin dowladda. Laakiin mucaawino kale u keenay dadkeena dhibaateysan.

loool,who to trust with money in somalia is the million dollar question.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nina Fox   

Part of me detests these "Sharaf-doon" ppl flocking into Somalia, publicity iyo media attention raadiska eh. Dhibatada Somalia hada lee mee global knowledge noqotey? Pathetic :rolleyes:

 

And the other part of me thinks hadeey xataa 1 person caawiyaan I should be appreciative and be humble....urghhh....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this