Sign in to follow this  
Som@li

Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar “Shiikh Shariif Xaq uma lahayn in Ra’isul Wasaaraha Turkiga ..

Recommended Posts

Somalina   

Pres_Adan_Abdulle_Osman1.jpg

Cabdullaahi_Ciise.jpg

AUN to both, jaamacad meysan aadin.

 

So far all I see is cantarabarash iyo calaacal. Meesha ka sii wada. :)

When was the last time Abdi Samatar visited Somalia?

 

p.s. Nassir, koley sheekadan yaa xoog badan iwm wey dhamaaneysaa come 2012 IA. Intaas ka horna isaga dulqaado Sarkozy. :D :D :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

This ain't in the 60's. Sorry but Shariif Canbe who basically takes orders from a mere speaker of the parliament (talk about responsibilitieshere) is a legally ignorant individual. The faster he leaves the office, the better for Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cabdi Ismaaciil Samatar has a point, Soomaalina. Shariifka is a head of state, not head of government. His Turkish equivalent is madaxweynaha Turkiga, inkastoo with much less powers compared to madaxweynaha Soomaaliya. Still should a Soomaali president welcome a head of state, it is for madaxweynaha markaas jiro, and for a head of government, ra'iisul wasaaraha markaas jiro ayaa leh soo dhaweynta lagu soo dhaweynaayo garoonka. Shariifka went quite a few times to Turkiga, and mar walbana waxaa soo dhaweyn jiray madaxweynaha Turkiga, C/llaahi Guul.

 

Yes, madaxweynaha Soomaaliyeed wuu soo dhaweyn karaa a head of government, but only at madaxtooyadiisa ama hadduu casho sharaf u sameynaayo, not at the airport. That privilege belongs to the prime minister. The charter you posted implies that, at least to my interpretation.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Outrage over "diplomatic protocol" should be reserved for a nation that has a functioning government. Somalia is a fallen nation and our current TFG can't be considered a functioning national government as such. Shariif had met Erdogan few occasions prior to Erdogan’s historic trip to Somalia and I am not least bid surprised he selfishly took the opportunity to welcome Erdogan at the airport. We all know Shariif is quite amateurish and lacks diplomatic etiquette at times, but this shouldn’t be a concern for the current TFG. These guys need to keep focus on the dying folks and the famine. That is what is important.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;743062 wrote:
Cabdi Ismaaciil Samatar has a point, Soomaalina. Shariifka is a head of state, not head of government. His Turkish equivalent is madaxweynaha Turkiga, inkastoo with much less powers compared to madaxweynaha Soomaaliya. Still should a Soomaali president welcome a head of state, it is for madaxweynaha markaas jiro, and for a head of government, ra'iisul wasaaraha markaas jiro ayaa leh soo dhaweynta lagu soo dhaweynaayo garoonka. Shariifka went quite a few times to Turkiga, and mar walbana waxaa soo dhaweyn jiray madaxweynaha Turkiga, C/llaahi Guul.

 

Yes, madaxweynaha Soomaaliyeed wuu soo dhaweyn karaa a head of government, but only at madaxtooyadiisa ama hadduu casho sharaf u sameynaayo, not at the airport. That privilege belongs to the prime minister. The charter you posted implies that, at least to my interpretation.

MMA, you can agree with Abdi Samatar all you want that's your prerogative. Laakiinse, don't come here and say madaxweynaha ma tegi karo airport-ka. That's load of bs. Xaggee ku qorantahay heeskaas? back up waxaad sheegeyso, waxaad niyada ka rabto iyo real facts waa kala duwan yihiin. You should Google search madexweynayaasha airport-ka tagey before you write such nonsense walaalkiis.

 

Mida kale, Sheik Sharif is the first Somali president to officially visit Turkey (you can check that if I'm wrong) ever. Sidaas awgeedna, Madexweyne Sharif welcoming the most senior government official in Turkey on the Tarmac xaq ayuu u leeyahay. Maalin Soomaliya taariikh leh ayey aheyd Madexweyne Shariifna Erdogan wuu sharfey. Mana aha wax Cabdi Samatar of all people laga wareysanaayo.

 

Haddaad dhihi lahayd sharciga ayuu jebiyey wax kale ayey ahaan lahayd. Privilege ka aad sheegteyna actually belongs to the president, waana back up gareeyey with a source, adiga laakiinse maadan keenin source.

 

Finally, systemka parliamentary democracy-ga ah ee hadda jira, magac lee waaye sida aad la socoto, xildhibaanadaan cid dooratey ma jirto, constituency iyo awoodna maba laha, Sakiin ayaa isaga bood boodaayey awal meesha.

Waxaan ku soo xiraayaa sheekadan Sheik Shariif is the head of the State and the Commander-In-Chief of the armed forces. Kii u maleeyo inuu title-ka yahay ceremonial asagey u taalaa runtii. Madexweyne consistently frontlineska dagaalka tagaayo Sharif uunbaan ka arkey. Safaradiisana maanta ayay miro dhaleen sidaad indhahaaga ku aragto.

 

Dhamaad

Share this post


Link to post
Share on other sites

Head of state in uu yahay qof diidan ma jirto, but he is not head of government. Rajab Dayib waa a head of government in Turkiga. Madaxweynaha Turkigana waa C/llaahi Guul, taas ayaa jirto.

 

Protocol jirto haddii la raacana a head of government always waxaa soo dhaweynaayo his/her counternpart. Saas u ah protocol adduunka. Hadduu his/her counterpart maqanyahayna, ku xigeenkiisa ayaa kusoo dhaweynaayo garoonka. Shariifka in uu soo dhaweeyo garoonka qof u diideyso maleh but protocolka uu jibiye, then again everything about Soomaaliya protocol kuma taalo.

 

Kan Turkigaba head of state and commander of chief waaye, yet hadduu ra'iisul wasaaraha Soomaaliya si dhab ah u tago asaga masoo dhaweynaayo, but Rajab Dayib's government soo dhaweyneyso. Waxaas waa protocolka caalamiga iyo kii Soomaaliya u deganaa in '60s.

 

Magac u yaal haku marmarsiyoon, sharci ayaa jiro ama ha lagu dhaqmo ama ha lagu tunto, laakiin sharci ayaa jiro. One needs to follow that.

 

Anyway, waxaan wax muhiim ma'aha laakiin runta in la isku sheego wey fiicantahay. Shariif iyo Gaas shaqsi aan u kala jeclahay ma jirtee, cidee soo dhaweynaayaan shuqul kuma lihiyee ee sharciga jiro lee ka hadlaayaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Shiikh Shariif Xaq uma lahayn in Madaxweyne noqdo,hadaan shacabku u codeyn.....

 

Shiikh Shariif Xaq uma lahayn in uu Ugandiis wadanka keeno....

 

Shiikh Shariif Xaq uma lahayn in uu Burundiis wadanka keeno....

 

Shiikh Shariif Xaq uma lahayn in uu Farmaajo eryo.....

 

Shiikh Shariif Xaq uma lahayn in uu maalin walba dawarsi tago...

 

 

There are so many possible things Shiick Shariif xaq aan u laheyn. The least of them being going to the airport and reveicing his friend Erdodagan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this