Sign in to follow this  
Somalina

Mogadishu 2011

Recommended Posts

Somalina   

Suuq Bacaad is now open for business. All investors start forking over the dough. Thank you.

------------------------

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Tarsan ayaa shaaca ka qaaday in maanta iyo wixii ka dambeeyay uu furan yahay Suuqa Bacaad, kadib markii uu maanta la kulmay Ganacsatada suuqaas.

 

Tarsan ayaa sheegay in Dowladda KMG iyo Maamulka Gobolka Banaadir ay ogolaadaan in la furo Suuq Bacaad.

 

"Dowladda iyo Maamulka Gobolka Banaadir waxay ogolaadeen in la furo Suuq Bacaad, maanta wixii ka bilowdo wuu shaqeynayaa"ayuu yiri Gudoomiyaha Gobolka Banaadir.

 

Mr Tarsan ayaa sheegay inay doonayaan in Suuq Bacaad uu la tartamo suuqyada kale ama suuqa bakaaraha, isagoo ugu baaqay ganacsatada inay kala shaqeeyaan Ammaanka.

 

Dowladda KMG ayaa maalmahan waday dadaalo ay dib ugu fureysay suuqyada iyo wadooyinka ku xirmay dagaalada, iyadoo kulamo la laheyd ganacsatada iyo qeybaha bulshada oo ay kala hadleysay xoojinta ammaanka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

Manshaalah,life is getting back to normal in Mogadishu.With peace,somalis can achieve anything they set upon.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The tenacity & resilience of Mogadishu surpassed those of Stalingrad in WW2.No city in modern history has endured so much destruction in continous fighting, upheaval for more than 20yrs; and there you see life goes on!!! testament to human spirit & the will to live.

Mogadishu will be remembered as a symbol of freedom, hope by somalis & mankind in general.I'm sure there will be a lot movies commemorating the defeat of the dark forces & a triumphant city & its heroes.

LONG LIVE MOGADISHU & SOMALI PEOPLE.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

You are welcome awoowe DR. :)

 

Burahadeer, what you wrote up there was just beautiful. Thank you.

 

Ducada badiya in wadankeena nabad iyo more nabad uu helo, dadkeenana caafimaad wanaagsan helaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nina Fox   

^^ Thank You for bringing my Eid forward, the best gift ever.

 

These pix remind me of Karachi's Empress Market, full of life & despite enduring the difficult hurdles faith throws @ them --------life simply goes on, regardless.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Mogadishu University

jam6.jpg

 

Jimco, Ogoosto 26, 2011 (HOL) - Jaamacadda Muqdisho oo ka mid ah jaamacadaha dalka Soomaaliya ayaa qiimeyn la sameeyay waxay kaalinta 29-aad ka gashay jaamacadaha ugu horreeya Qaaradda Afrika.

 

Munaasabad lagu maamuusayay arrintan ayaa waxay shalay ka dhacday xarunta Jaamacadda Muqdisho waxaana halkaas ka hadlay guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho Dr. Cali Sheekh Axmed Abuubakar, isagoo ka shekeeyay marxaladihii ay soo martay jaamacadda Muqdisho.

 

"Jaamacaddu waxay ku dhisan tahay boqolaal qof oo is-dhaarsaday, oo go'aankoodu uu yahay sidii ay u billaabeen inay arrin kasta uga miro-dhaliyaan," ayuu yiri guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho.

 

Sidoo kale, guddoomiyuhu wuxuu sheegay in sharafta u soo hoyatay Jaamacadda Muqdisho ay iska leeyihiin shaqaalaheeda, maamulkeeda, macallimiinteeda iyo bulshada Soomaaliyeed.

jam5.jpg

jam3.jpg

"In Jaamacadda Muqdisho ay kaalinta 29-aad gasho waxaa sababay inay bulshada Soomaaliyeed la fal-gasho, tabantaabiso oo aysan ku ekaan oo keliya waxbarashada," ayuu Dr. Cali Sheekh Axmed hadalkiisa raaciyay.

 

Guddoomiyuhu wuxuu intaas in 15-kii sano ee lasoo dhaafay ay Jaamacaddu ay wadday horumarin dhinacyo badan leh, isgaoo sheegay inay xubin ka tirsan lix urur oo ku bahoobay jaamacadoda gaaraya 1,000 oo dunida ka jira.

 

"Jaamacaddu waxday xiriir la leedahay oo ay isla wadaan daraasadda sare dhowr jaamacadood oo ay ka mid yihiin: Ummu-durmaan Islaamiya - Sudan, Open University of Malaysia oo ay ka qalin-jabiyeen dufcaddii labaad oo iyagoo dalka ku sugan wax ka barta jaamacaddaas.

 

Kaalinta koowaad ee Jaamacadaha Afrika waxaa gashay jaamacad ku taalla dalka Koonfur Afrika, halka ay kaalinta labaad gashay jaamacad ku taalla dalka Masar, waxaana sidoo kale kaalimo sare galay jaamacado ku yaalla dalalka Kenya, Uganda iyo Itoobiya oo ku yaalla bariga Afrika.

jam7.jpg

jam.jpg

jam4.jpg

jam1.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this