Sign in to follow this  
xiinfaniin

Puntland President with Delegation Jets off for South Sudan, Juba

Recommended Posts

Garoowe:Madaxweynaha Puntland oo u anbaxay inuu ka qaybgalo Xuska dawlada Cusub ee Dunida kusoo biiraysa.

8. juli 2011

 

 

Garoowe:(Allpuntland)-Madaxweynaha dawlada Puntland ee Soomaaliyeed Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa maanta safar degdeg ah uga anbabaxay magaalada Garoowe ee caasimada dawlada Puntland, Isagoo kusii jeeda dalka Kenya oo la sheegey inuu waqti kooban kusii sugnaan doono dabadeedna uu kasii gudbi doono.

 

Madaxweynaha Cabdiraxmaan Faroole Markii ugu horaysay Safarkiisii Maanta kama aysan mid ahayn xubno kamid ah golaha Wasiirada ee Puntland, Waxaase safarkiisa kamid ahaa saraakiil katirsan aqalka madaxtooyada ee Puntland iyadoo la filayo inay magaalada Nairobi kasii raacaan Wasiirka Waxbarashada ee Puntland Cabdi Faarax Siciid (Juxaa) Iyo Wasiiru-dawlaha Qorsheynta iyo xiriirka Caalamiga ah Dr.Cabdulqaadir Cabdi Xaashi oo Nairobi u joogay arimo ku saabsan shirka Soomaalida la’isugu keenayo ee dhawaan la qabanqaabinayey.

 

Madaxweyne Faroole ayaa si kooban Warbaahinta ugu sheegey inuu gaari doono magaalada Jubba ee caasimada Dalka cusub ee Koonfurta Suudaan oo Sabtida beri ah noqonaysa wadankii ugu danbeeyey ee dunida la aqoonsado, Waxaana sidoo kale la filayaa inuu Nairobi kusoo laabto oo uu adkeeyo sidii shirka Soomaalida puntland loogu qaban lahaa, Waxaana xusuus madan in Magaalada Jubba uu kusuganyahay Madaxweynaha Maamulka Somaliland oo isna casumaad rasmi ah ka helay dawlada Koonfurta Suudaan.

 

Axmed Maxamed Cabdiraxmaan (Koronto)

Allpuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

So regional presidents (Somaliland president and Puntland president) are both invited to the independence ceremony.

 

PS: there is a professional jealousy between the two men

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^LOL

 

It is kind of disappointing for the separatist brothers to see Puntland invited along with the phantom nation of Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

""""Puntland President with Delegation Jets off for South Sudan, Juba"""

 

hahaha

 

This is just hilarity at its best, so many things wrong with this sentence. Thanks for laugh :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xiinow, dee President Salva Kiir had no choice but to invite jaaba-jaabada, the regional leaders of a failed state - Somalia, in the absence of international head of states to attend the biggest day of his life and of his south Sudan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

xiinfaniin;732725 wrote:
So regional presidents (Somaliland president and Puntland president) are both invited to the independence ceremony.

Correction one man has been invited, the other is a isqoray bilaa invitation.;):D:D:D The imaam is no different to other visitors to South Sudan, if he even makes it there that is.

 

 

 

xiinfaniin;732724 wrote:

Madaxweyne Faroole ayaa si kooban Warbaahinta ugu sheegey inuu gaari doono magaalada Jubba
ee caasimada Dalka cusub ee Koonfurta Suudaan oo Sabtida beri ah noqonaysa wadankii ugu danbeeyey ee dunida la aqoonsado, Waxaana sidoo kale la filayaa inuu Nairobi kusoo laabto oo uu adkeeyo sidii shirka Soomaalida puntland loogu qaban lahaa, Waxaana xusuus madan in Magaalada Jubba uu kusuganyahay
Madaxweynaha Maamulka Somaliland oo isna casumaad rasmi ah ka helay dawlada Koonfurta Suudaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^LOooooooooooooooooooooooooooooooool, C'mon Ayoub.

 

So now Faroole is a party boober hahahaha, granted! agreed! in other words in tune with you kkkkk

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

ayoup you are totally wrong.

 

faroole is defending the national interest by going there. somaliland recognition bay raadinaysaa, but faroole promised to spoil it as much as he can so his friend mahinga contacted kiir and kiir invited faroole last night.

 

all somali nationalist supports faroole for doing this.

 

it is for somalia's territorial integrity.

 

good job faroole.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mooge;732754 wrote:
faroole is defending the national interest by going there. somaliland recognition bay raadinaysaa, but faroole promised to spoil it as much as he can

;););)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

Whats the south sudan learders doing inviting clan leaders of somalia?This is pathetic.I think they are off to a wrong start.But dont worry,they will learn the ropes soon.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this