Sign in to follow this  
A_Khadar

Somaliland oo xabsiga dhigay Fanaan Axmed Biif

Recommended Posts

A_Khadar   

War deg deg ah: Booliiska Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in ciidamada Booliiska Somaliland ay xabsiga u taxaabeen fanaanka Axmed C/kariim Maxamed (Axmed Biif) oo shaley gaarey magaalada Hargeysa halkaasi oo uu ku qabanayey bandhig faneed.

Wararku ma sheegin sababta xabsiga loogu taxaabay Fanaan Axmed oo ah fanaan dhalinyaro ah oo aad loo jecel yahay heesihiisa, waxaana lagu wadey in habeen dambe uu ka tumo isaga & fanaan kale magaalada Hargeysa bandhig faneed aad loo qaban qaabiyey.

Axmed Biif ayaa la filan karaa in xabsigiisu uu ku aadan yahay heeso uu kal hore oo uu u qaatay gobolada sool sanaag iyo cayan (SSC).

 

Source SBC www.allSBC.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

A_Khadar;732514 wrote:

Axmed Biif ayaa la filan karaa in xabsigiisu uu ku aadan yahay heeso uu kal hore oo uu u qaatay gobolada sool sanaag iyo cayan (SSC).

 

Source SBC

 

Interesting.

Share this post


Link to post
Share on other sites

If you support or make songs for a rebel group intent on killing or harming innocent men woman and children, then it's only fair to expect the law to come knocking at your door.

Imagine a person in America singing and claiming to support alqaida. He would be arrested and charged.

No sympathy for this fella at all, let's hope others learn from his mistake..

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Hargeysa,(Lasanod Online)- Ciidanka Booliiska Magaalada Hargeysa ayaa xabsiga u taxaabay Fanaanka Caanka ah Axmed Cabdikariim Maxamed (Axmed Biif)

oo maalintii shalay soo gaadhay magaalada Hargeysa oo uu doonayay inuu ku qabto bandhig faneed isaga iyo fanaaniin kale.

Si dhab ah looma shaacin sababta dhabta ah ee loo xidhay fanaanka oo ah fanaan dhalinyaro aadna loo jecelyahay heesihiisa, iyadoo lagu waday inuu habeen dambe oo jimca ah qabto bandhig uu heeso ka qaadi lahaa.

Shabakadda Warbaahinta Lasanod Online ayaa ogaatay in sababta loo xidhay fanaanka uu ahaa cadhoo ka kacday heeso uu fanaanka u sameeyay goboladda SSC oo ay cuqdad ka qaadeen inta jecel gooni goosadka ee maamulka Somaliland.

Inkastoo fanaanka caawa xabsiga laga sii daayay ayaan la ogayn inuu qaban doono bandhigii u qorshaysanaa oo inta badan ku saabsan nabadda iyo wada noolaashaha umadda Soomaaliyeed.

 

white.gif
Xafiiska Wararka Laascaanood

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

XX and Abokor: I thought you guys said you are democratic and free country where freedom of speech is respected.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

lol thats weird. Axmed biif was one of my favorite singers, laakin ma maqal hees uu SSC u qaday. khadar bal so gali if you have it ? I WONDER how I missed it :D

 

used to like his song Diiwaan in particular. He is talented :D...his lyrics haduu cilmi doogta dhigay armu ana igu dara qabriga i daahdaahsha diwaanka armaan gala anigu..

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Abokor Omar;732540 wrote:

Imagine a person in America singing and claiming to support alqaida. He would be arrested and charged.

No sympathy for this fella at all, let's hope others learn from his mistake..

I don't need to imagine, there are plenty of Alqaida sympathizers in the USA.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The patriots act was introduced to flush out any supporters for Americas enemies. Also here in the UK people have been arrested and charged for what they have said in public under the incitement laws. Democracy does not give you the protection to enocourage and support killers, terrorist, or rebels in public. The people who support the killings of our citizens will be arrested and charged just like any other country. It would be foolish and counter productive for the state to be aware that this artist will use the funds generated from his shows to buy weapons for the rebel group he supports, who will then kill these same citizens in the future. This is not about freedom of speech but a clear cut criminal case. Those who think otherwise are not sincere, as they never worry about these same ethics when it comes to those they support.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this