Somalina

Somalia: May 15th celebrating Somali Youth League (SYL) Day

Recommended Posts

Somalina   

SomSYL2.gif

The original 13 SYL members

 

Osman Gedi Rage

 

Mohamed Farah Hilowle

 

Mohamed Ali Nur

 

Haji Mohamed Hussein

 

Abdulqadir Saqawadin

 

Dhere Hagi Dhere

 

Hudow Moalim Abdullahi

 

Mohamed Hirsi Nur

 

Dahir Haji Osman

 

Mohamed Osman Bardura

 

Yasin Hagi Osman

 

Ali Hassan Maslax

 

Haji Mohamed Abdullahi

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

Awww. Look at them looking so royal, sophisticated, dignified, handsom.... Ragna waa ragii hore, indeed. Bless 'em. :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

PIC_02501.jpg

PIC_02491.jpg

PIC_0247.jpg

PIC_0264.jpg

PIC_0244.jpg

PIC_02541.jpg

PIC_0278.jpg

Munaasabad lagu maamuusayay sanadguuradii 68-aad ee aas’aaska ururkii Dhalinyarada SYL ayaa maanta lagu qabtay xarunta G/Banaadir ee Magaalada Muqdisho.

 

Munaasaban loogu dabaaldegay xuska maalinta ururkii dhalinyarada SYL oo ku asteysan 15-ka May, oo ay ka soo wareegatay 68-sano, oo lagu qabtay xarunta maamulka G/banaadir ayaa waxaa soo qabanqaabiyay Wasaaradda arimaha Bulshada Shaqada, horumarinta Shaqaalaha dhalinyarada iyo Isportiga, iyo Ururka dhalinyarada Qaranka Soomaaliyeed.

 

Munaasabadaasi ayaa waxaa ka soo qeybgalay Mas’uuliyiin ka socotay Dowladda, maamulka G/Bamaadir, dhalinyarada ku dhaqan G/Banaadir, Haweenka, Fanaaniinta, iyo martisharaf kale oo aad u farabadnaa.

 

Dadkii ka hadlay munaasabadaasi ayaa waxaa ka mid ahaa Cabdi Kheyre Cawaale oo ka mid ahaa dadkii sida wanaagsan ula soo shaqeeyay uururkii gobanimadoonka ahaa ee SYL, waxa uuna tilmaam iyo tusaale ka bixiyay halgankii ay dhalinyarada Soomaaliyeed u soo galeen Xoriyadda.

 

Sidoo kale waxa munaasabadaasi ka soo qeybgalay koox dhalinyaro ah oo ka soo fakatay Khawaarijta isla markaana Dowladdu u fidisay cafis iyo daryeel, kuwaas oo labisnaa Calankeenna Soomaaliya, isla markaana muujinayay wadaniyadda iyo farxadda maalinta 15-ka May, iyadoo Maxamed faarax oo ku hadlay magaca dhalinyaradaasi uu sheegay in Allaah uu xaqa garadsiiyay ayna ka faa’iideysteen cafiskii Dowladda isagoo ugu baaqay dhalinyarada kale, in ay ka soo baxaan dhibaatada iyo halaagga ay faraha kula jiraan.

 

Ugu danbeyntii waxaa xafladani soo xirtay Wasiirudowlaha Xafiiska R/wasaaraha Marwo Sahro Maxamed Cali Samatar, oo xafladani soo xirtay ayaa ugu baaqday dhalinyarada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan in ay ka qeybqaataan dib u dhiska dalkooda, ayna ku daysadaan ururkii SYL, iyadoo tilmaantay in Xukuumaddu ay dhalinyarada ku hageeyso wadadii SYL.

 

Munaasabddo kale oo lagu maamuusayay xuska maalinta dhalinyarada ayaa lagu qabtay magaaladda Gaalkacyo, iyadoo halkaasi lagu soo bandhigay waxqabadkii ururkii SYL, sidoo kale munaasabad kale oo taa la mid ah ayaa lagu qabtay magaalada Nairoobi taas oo ay ka soo qeybqaleen mas’uuliyiin iyo dadweyne aad u farabadan oo ku nool magaaladaasi.

 

Xuska maalinta Dhalinyarada ayaa ku soo beegmaya xilli dowladda Soomaaliya ay cafis iyo daryeelba u fidineyso dhalinyarada Soomaaliyeed ee ay marinhabaabiyeen Khawaarijta.

Share this post


Link to post
Share on other sites
caydarus   

SYL waxay ka imaadeen somali hadana kuwo la mid ah way nagu jiraan lakiin waxa qasaya odayaal dhuuni qaatayaal ah, qabiilaysta yaal ah, oo wada daba ****** ah, marka walaalayaal yaan niyada la iska dilin waynu gaari doonaa dhafkeena insha allah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
caydarus   

Somalina;719215 wrote:
SomSYL2.gif

The original 13 SYL members

 

Osman Gedi Rage

 

Mohamed Farah Hilowle

 

Mohamed Ali Nur

 

Haji Mohamed Hussein

 

Abdulqadir Saqawadin

 

Dhere Hagi Dhere

 

Hudow Moalim Abdullahi

 

Mohamed Hirsi Nur

 

Dahir Haji Osman

 

Mohamed Osman Bardura

 

Yasin Hagi Osman

 

Ali Hassan Maslax

 

Haji Mohamed Abdullahi

 

i like this gentlemen may allah bless them, they make us proud!

somalina keep it up walashey.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.