Masweyn

Nomads
  • Content Count

    7
  • Joined

  • Last visited

  1. Madaxda Sacuudi Carabiya ee dadka danbi la'aan iska dilaya cid u doodana ay jirin maalinta Qiyaama su'aalooyin badan iyo dacwooyin badan ayaa sugaya Ilaahey idinkiis. Bal fiiri hadii aad caqli leedahay nin reer Galbeed ah Saudi Arabia dil iska daa xabsi xitaa ma dhigi karto. Dadka la dilayo waa dad masaakiin ah oo wadamadoodu dagaalo ka socdaan ama cid u dooda ay jirin. Mahadsanidiin.
  2. Wiil yar ayaa hooyadiis maalin maalmahan ka mid ah xaflad u raacay. Xafladii markay qadar daqiiqado ah socotay ayuu wiilkii yaraa hooyadiis ku yiri hooyo kaadi ayaa i heysa! Duqdii wiilkii ayey ku tiri hooyo hada ka dib anigoo dad la joogo hadii ay kaadi ku qabato waxaad igu tiraahdaa hooyo waan heesaa markaas waan fahmi doonaa in ay kaadi ku heyso. Maalin asagoo ku sugan guriga ayey kaadi qabatay wuxuuna aaday qolkii Odayga iyo Duqda wuxuuna ku yiri hooyo waan heesaa!!! Aabihii ayaa la yaabay heesta uu wiilkiisa ku luuqeyn rabo markaasuu ku yiri kaalay aabe soo dhawow ee dhagta iga hees.....!!!??? Kkkkkkkkkkk Maxaa dhacay...???!!! Duqi dhegtiisa kaadi ayaa laga buuxiyay!!!!
  3. cabdihaybe773;675402 wrote: Waar heedhe sheekaba sheekey keentaaYe Hadda ka hor waxaa dhacey nin isna doob ku raagey oo aan waligii waxna xitaa gabadh aan la sheekaysan ayaa maalin maalmaha ka mid ah ayuu aabihii u tagey una sheegay inuu guursanayo oo waliba aanu mid kaliya guursaneyne uu 100 dumar ah guursanayo aabihii ayaa yaabey oo ku yidhi aabo maxaa dhacey ma waxbaa inagu soo kordhey markuusuu aabo waxba mey soo kordhine ee mayee inaan guursado ayaan doonayaa xaaladu markey halkaa mareyso ayaa waxaa dhacdey in aabihii yiraahdo waayahey aabo bal waxeynu sameynaynaa habeenba mid ayaan kuu guurineynaa subaxiina waad furaysaa malinte danbe ayaa odaygii wuxuu soo helaY gabadh(Single Mom) ah oo ninkeedii ka dhintey 6 bilood ka hor oo xariifad ah dabeetan tii ayaa habeenkii loo geeyay inta loo maheriYay odaygiina la balameY oo ku yidhi waa inoo iyo bari subax si aan gabadh kale kuugu guuriya hadana tana aad furtid waayahey Iyo waayahey ayaa lagu kale tagey ninkii habeenkii ayaa inta cirkaa la geeyay oo dhulkaa la geeyay ayuu isku dhex yaacey gabigiisuba subaxii ayaa isagoo liicaya seexday 7 subaxnimo markey gaadheY ayaa odaygii aabihii haa yimid markaasuu yidhi faaraxow ina mari markaasuu Faarah yidhi aabo (iskadaa Tanaa Reerka dhan ku filane) Kkkkkkkkkkk waa runtiis ileen markuu ceelka galay ayuu ogaaday xaqiiqda!
  4. Kkkkkkkkkkkkkk wallee waxbaa ka dhacay meesha! Akhiyaarta waad ku mahadsan tihiin sheekooyinkan cajiibka ah!
  5. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk