Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Af Maay maay thread

Recommended Posts

haha ducays. Dagaal maahee, its just becuz they cut to the case.

 

The guy: "Dee heedhee, kolay halkan baad iska joogtaa horta maxaa meeshan ku dhigay, qoodhay iyo xeraday waanba kaa yaabay"

The girl: "waar dee maxaad rabtaa baanu ku nidhi"

The guy "eeyaahee, dee in aynu is guursano baan dee meesha u imid, wuxu wax ma fahanto miyaa, ee dee bal bari odaygii reerka inaan soo gaadhi u sheeg, naa nabadeey nabadeey" :)

The girl: "waar waligaaba, waligaaba"

 

basically halkaas bayba ku dhamaatay sheekadu.

 

Just imagining, waligay ma arag :rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^^lol@ just imagining. And, here we thought u were wadaad...waryaa ileen sheeko baa kugu dhamatay..

 

lol@ waligaaba waligaaba...hahah

 

Zack just joking walaal I know ur young just not 21 LOL :P

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Zack, maahmaahda 'marti kooytaa ama kooyninaa 12deey kalaanjiyaa fadee' waxay ku timid Nin hilibka intuu jar-jarto markuu cayriinka yahay xaaskiisa u karin jirtay. 'kalaanji' waa hilibka suqaarka ka waaweyn. maalin buu 12 gabal ka dhigtay, markuu soo laabtay ayaa wax yar loo keenay, maxaa dhacay markuu yirina 'marti kooyti' baa loogu jawaabay markaasuu ku jawaabay intaa kore!.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aliyyah lol, dee waan arkay, and also because way qayliyaan, faro taagtaag badana way sameeyaan! waxaadba is odhan war amuu indhaha ka tuura miskiinta lol,.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^ haha already u said u were imagining, now u said waad aragtay heedhe mandhow quit with the excuses dee and give some tips to ducaysane on how reer waqooyi men do their shukaansi in loving tough way....

Share this post


Link to post
Share on other sites

ehem ehem dhidid, feeling the pressure, more dhidid, ehem, waan liqay waxaan soo waday sorry ducaysane. :confused:

 

Aaliyah adigu kalshaale ka soo duub, ama ka soo qor how its done, hadhow baa lagu sixi lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Wal ani arnin arti may in arti maba arninee ma arrin may in arri waayte=wax aanan dhihin waa dhahday maxaad u tiri, maba dhihine ma dhihin maxaad u dhihi weyday

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

ehem ehem dhidid, feeling the pressure, more dhidid, ehem, waan liqay waxaan soo waday sorry ducaysane.

lol wadaad xasid ah...ducaysane he doesnt wanna share the secrets bal ka waran gabadhaha reer waqooyiga ma rabo in aa ka xadid...more for him yacni!!!

 

 

Aaliyah adigu kalshaale ka soo duub, ama ka soo qor how its done, hadhow baa lagu sixi lol.

lol kalshaale markaan boqdo baan kaso shegaya hadaan wax abaabulo waxay noqoni danbi Shiekh...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

LOOOOOOOOOOL....that was one random comment as usual^^^^...and no i dnt live in Missisauga..but whats happening there talow on may 21...??!! LOL..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^^huh? is that af may may LOL..

 

btw this reminds me that I should stop trolling with you folks! and let the poster have his thread for the purpose he intended it for :)

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this