Sign in to follow this  
Liqaye

Mahiga Reer Muduga oo Diiday Rajada Muqdisho

Recommended Posts

Liqaye   

April 11, 2011 - QOL - Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Augustine Mahiga iyo shira Kenya waxaa uu silsiladiisa ka soo bilowday magaalaga Garowe ee caasimad ku sheega Puntland, horudhaca sheshiiska ayaa waxaa abaabulkeeda lahaa laba beel oo reer Muduga ah ee siyaasada dalka Somalia ku fashilmay 20 sanno ee ugu danbeeyay akhristow waxaa Wafdi ka socda maamulka Galmudug 15kii Febraayo 2011 ku gaareen caasimadda Dawladda Puntland (Garoowe). Ujeedada kulanka oo ahayd in ay ka wada hadlaan sidii labada reer ee siyaasada Somalia ku fashilmay dib ugu soo celin lahayeen burburka iyo in aanuu Qaran Somali dib u dhismin,hadana maxaa sabbabay in xiligaan kala guur ah ee xaqiiqdii Muqdisho rajadeeda eey dib u soo noqotay reer Muduga abaabulaan qorshe eeyan Somali la jaan qadikarin balse u muqda mid lagu diidab yahay rajada abaabul Qaran oo eey Somali yeelato.

 

Haddii aad dib u fiiriso silsilada heshiiskii reer Muduga eey isku waafaqeen waxaa ka mid ahaa qodobkiisa 3 aad ee heshiiska in xalka Somalia ku jiro in la qabto shirweeyne u gogolxaaraya sidii loo dhisi lahaa dowlad Somali oo loo dhan yahay dalka gudahiisa balse xaqiiqda aay aheeyd dalka dibadiisa,sow kaaf iyo kala dheeri maaha in xiligaan reer muduga diido dowlada manta jrta oo aay ku leeyihiin xildhibaano faro badan, runtina xililal ka haya dowlada Maxed Cabdullahi Farmaajo, waxaa dhab ah in Somali aayan la jaan qaad Karin reer muduga hawada badan ee caqligooda ku soo koobay teeyda anaa leh taadana kula lehi,maamul gobaleeyada gartay diidayne shirka Kenya aad ayaan ugu mahad celinayaa iyo Somalida gudaha iyo qurbahaba ka muujiyay diidmada shirka lagu maleegayo in aanuu qaran Somali abid abuurmin, Mahiga waxaa uu la wareegayaa shandado lacag ah sidii loo burburin lahaa rajada Somalia,taasi waxaa ka daran akhristow ma ogtahay in safiirka Puntland u jooga xamar in uu yahay Maxed dheere oo asna diidan rajada soo celinta Muqdisho iyo qarankii Somali,Musse Suudi oo lagu yaqaanay xaq maaha balse waa xal ayaa diidan weligiisna diidanaa nabada iyo wada noolaanshaha umada Somali.

 

Galmudug raga abaabulay waa kuwa ku fashilamay siyaasadii USC ee 1991 quustayne markii eey ku fashilmeen siyaasad ahaan, militri ahaan iyo dhaqaale ahaan magaalada xamar in eey isaga soo cararaan dibna u unkaan dhimbil cusub oo aanan weligeed dameeyn halka reer Puntland riyadii guracneeyd ee C|aahi Yusuf ee u adeegeeysay Ethiopia rumoobi weeyday,hadaba shirka Kenya waxaa sabbab u ah qorshahiisa reer Mudug xiligaan ku heshiiyay in Somali eeyan isku imaan.

 

Kenya waxaa xiligaan isugu tagay 90% waa reer Mudug, taasi waxaad ka garan kartaa waxa isugu tagay Galmudug,Puntland akhristow sow aawaye Somalidii kale ? adba ka jawaab.

 

Inta Doqoni fariid yahay,darajo qabiil tahay,danbiile garsoor yahay dhibka Somali kama baxeeyso,dowlada hada jirtaa ayaa 90 % umada Somali raacsan tahay rajada wanaagsane ku abuurtay r|wasaaraha Farmaajo sida wanaagsan uu ugu warbixiyay shirka Kenya iyo mowqifka dowlada ,waxaan leeyahay guul.

 

C|Qeeybdiid iyo Faroole Somali meesha aay kaga jiraan waa mid aanan la iloobi Karin.

 

 

 

Dr.Ali.A.Hirabe

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Mahiga iyo Kooxdiisu : Cadowga Qaranimada !!

 

Xasan Carab

 

Mahad oo dhan Allah ayaa iska leh-Shaki kuma jiro in Danjire-Mahiiga ergayga Wakiilka Qaramadda Midoobeey ee Somaaliya wado oo wuu cadeeystay la dagaalanka jiritaanka Somaaliyeed waxaana markhaati cad u ah qorshaha shirka Shir-qoolka Kenya lagu qaban doono 13/04/2011 ujeedada ka dameeysaana tahay kala dirida dawladda KMG ah iyo soo

nooleeynta awoodii qabqablayaasha(gacan ku dhiiglayaashii) iyo abuurida colaado iyo muran hor leh,waana arrin ayaan daradeeda leh laguna burburinaayo guula iyo horumarka kooban oo Dawladu gaarteey gaar ahaan waqtiyadan danbe oo eey xoogaa horumar ah ka muujiyeen dhanka amaanka iyo gacan ku heysta Caasimadda Muqdsiho kuna timmi dadaalka iskaashiga Madaxweyne Xurmadle-Sh.Shariif iyo Ra’iisal Waasaare Xurmadle-Max’d C/Laahi Farmaajo iyo Gollaha Xukuumadda inkastoo dhanka Gudoomiyaha Barlamaanka Xurmadle-Shariif Xassan iyo kooxda garabkiisa ah carqalatan weyn ka jirto taasoo wax lagu xumaado ah.

 

Danjire Mahiiga ayaa muujiyeey xulufeeysi iyo la duubnidda garaabada lidka ku ah hogaaminta Sh.Shariif iyo Siyaasada wax ku oolka ah ee Farmaajo iyo golihiisa oo la oran karo waa kuwii ugu wax qabad wanaagsanaa uguna daacadsanaa xukuumadii dalka soo maray mudada burburka,Mudane-Farmaajo iyo golihiisa Wasiiradu waxeey wadaan qorshayaal iyo tallaabooyin hanaan iyo habsami ilaa hada u socda, dadweynaha Muqdisho ku dhaqana si weyn u soo dhoweeyeen, waxaana

meesha ka baxay murankii Madaxweyne iyo Ra’iisal wasaare oo xukuumado badan curyaamiyeey sida:-Dr-C/Qaasim iyo Dr-Cali Khaliif,Col-C/Laahi Yuusuf iyo Proff-Geedi,Col-C/laahi Yuusuf iyo Col-Nuur Cadde,Sh.Shariif iyo Dr-Cumar C/Rashiid,balse qorshaha Mahiiga iyo tallaabooyinka dhinaca keliya ah ee Mudane-Shariif Xassan ayaa sida muuqata noqonaaya abuurida ama abuuray muraan iyo khilaaf kale inkastoo aan filaayo aqlabiyada xubnaha barlamaanka fadhiidka ah in eey hada wax yare fahmeeyn hadalo cambaareeyn ah iyo tallaabo qaadidna wadaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalis and their clan conspiracies. As long as the clan mistrust is out there, there will never be a genuine and united government. Let the wheels roll and accusations fly.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Not sure what all the excitement is about? Do these people know somehing we don't?

As for the first article it's by a mad man who I enjoy reading his crazed nonsense.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Lol Kan hiraabahan anaaba kasaayo Sweden ayuu ila jooga darajadiisana waa bililiqo, wararkiisana inta badan waa wax qabiil ku saabsan allahey cafimaad ha siiyo adeerkey

Share this post


Link to post
Share on other sites

What Shariif and Farmaajo have tried to do by extending their term beyond what the charter calls for, is intolerable. The current TFG should not be afforded any opportunity for extension. The nation needs a leadership that will respect the TFG charter, not a manipulator trying to destroy whatever little democratic system we have. Shariif and Farmaajo haven’t done anything tangible for the country other than make PR noises and complain about "interferences" in order to cling to power. It is time for the country to move on.

 

All this noise about useless Mahiga and "enemy of the nation" is nothing more than a political smokescreen. Shariif and Farmaajo would be the first ones to attend any meeting if the "masters" were fully supportive of their term extension.

 

A work in progress it shall be I say … till we find the right leadership.

 

That is my opinion.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

oba hiloowlow;711197 wrote:
the whole thing is a joke Shariif sakiin, Sac cali jeelle, Faroole, Caalin, Awliyo loool meesha waxa ku kulmay fiiriya uun

oba shariiifka usheeg elections must be held on time. Don't play mini dictatorship on us dheh. Rules are rules.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this