Sign in to follow this  
Somalina

Hiiran University

Recommended Posts

Somalina   

GD ayaa ka baxa Gaalkacyo. :D

Asaga ayaa noo sheegaayaa waxa ka baxa halkaas. Take it away GD....

 

Sheekada dameeraha been ma ahan. Waxaa kaloo ku daraayaa taas:

Hiiraan waxa ay caan ku tahay miraha geedka loo yaqaan “yicib” ama “jicib”, halka geedka “Baar” ee leh laamaha dhaa-dheer uu yahay calaamadda iyo tusmada gobolka, halka geedka kale ee cadayga uu tusaale u yahay dhulka Hiiraan sida uu ugu wanaagsan yahay beerashada,waayo carada waa mid bacrisan oo qaabab iyo midabo kala duwan leh ,una wanaagsan beerashada iyo daaqa xoolaha geela,lo’da ,ariga iyo fardaha .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Faras baan lahaanjiray dameer baan leeyahay ayaa kafiican ayaan maqli jirey.

Anywho, Waxsoosaarka Hiiraan waa sidaan hoos ku qoran :-

Galleyda waxa ay ku bislaataa muddo 90 cisho ah . Masagada/Hadhuudh-ka waxa ay ku bislaataa muddo 90 cisho ah. Sisinta waxa ay ku bislaataa muddo 90 cisho ah . Mooska waxa uu ku bislaadaa muddo 180 cisho . Digirta waxa ay ku bislaataa muddo 80 cisho ah . Yaanyada waxa ay ku bislaataa muddo 80 cisho ah . Babaayga waxa uu ku bislaadaa muddo 90 cisho ah . Bataatiga waxa uu ku bislaadaa muddo 180 cisho ah. Lowska waxa uu ku bislaadaa muddo 120 cisho ah . Cambaha waxa uu ku bislaadaa muddo 6 sano ah .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Dee waa barwaaqo iyo badhaadhe/baraare la bislaysan kari waayey. Intaa aad sheegtay iyo duco qabto ninkii isla helaa liibaanay ... Ma'ansha Allah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Reer barigu markay xanaaqaan waxay oran jireen boowe sagaar ma haysaa:D

Somalina nin ingiriis yaqaan inuu iga hor jeclaanayo waan ogaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this