Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

ssc Military commander keyse cabdi yusuf defects to Somaliland

Recommended Posts

NGONGE   

*Ibtisam;702023 wrote:
I hate flip floppers- they are the ones who create and fan this crazyness so they can get paid and double paid- shame for selling your own people even AFTER people have died.

 

THat;s assuming XX is not creating news

It's politics my dear. flip floppers (as long as they don't claim to be Islamic mullahs) are what makes the world go round. Good stuff.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

The foreign aid money is targeted to fight for green grass chasers... get cash without spending cash ( when you are convinced you can) ,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sarkaalkii Ka Soo Goostay SSC oo Ka Hadlay Mowqifkiisa Nabadeynta Iyo Baaqii Madaxweynaha

March 15th, 2011

 

Burco (Somaliland.Org)- Xoghayihii warfaafinta iyo birmadka ee Ururka nabad diidka ah ee SSC Kayse Cabdi Yuusuf iyo xubno ka mid ah ururkaasi oo Isniintii ka soo goostay kooxdaasi, ayaa maanta faah faahin ka bixiyay mowqifkooda iyo aragtidooda la xidhiidha dhinaca nabadeynta.

 

Kayse Cabdi Yuusuf wuxuu sidaasi ku sheegay kulan uu maanta magaalada Burco ee xarunta Gobolka Tog-dheer kula yeeshay Wasiirrada Xanaanada Xoolaha iyo Duulista Hawada iyo Afhayeenka madaxtooyada.

 

Xoghayaha warfaafinta iyo birmadka ee ururka SSC Kayse Yuusuf Cabdi, oo kulankaasi ka hadlay wuxuu yidhi “Waxaan halkan uga mahad celinayaa xukuumada Somaliland ee ay ka socdaan Wasiirrada iyo Afhayeenka madaxtooyada,Waxgaradka iyo cid kasta oo ka qayb qaadatay soo dhaweyntayada waxaanan idin leeyahay waad mahad-santihiin,intaa ka bacdi waxa socdaalkayagu ahaa mid ku salaysan waar bal madaxweynahan cusub ee Axmed Siilanyo wuxuu ku baaqay nabad, bal nabadaa uu ku baaqay la soo eega ceelalyaan anagu nahay. shaqo anagu umaanaan soo doonan waxaanu rabnaa oo baaqaasi yahay xagana waa laga dhimanayay xagaana waa laga dhimanayay oo anigu waxaan ahaa qoladii garabka hubaysan xogahayihii birmadka ciidmada wixii ciidan birmad samaynayay waan hor boodayay xagana waa laga dhimanayay xagaana waa laga dhimnayay alle ha u naxariisto,waxaanan nidhi bal nabada uu ku baaqay madaxweynuhu ee ka timi xukuumada cusub Widh-widhna qaybteedii hore lagu qabtay aan la eegno.”

 

“Fariinta kaliya ee aan sidaana waa bal dadku maxay ka dagaalamayaan? maxay qoriga ka qaadanayaan? maxay rabaan? maxaa dawo u ah? intaas baan uun sheegaynaa anigu xukuumada iyo madaxweynahan waxaan ka rajaynaynaa inay noqdaan kuwii daweeya.taasna lagu gaadho nabad cid kastana hadii hadeer inshlaah aan fariintayadana aan gudbino fariinta madaxweynahana aan argano ceelalyada (sahanka) aanu nahayna aan aragno waanu noqonaynaa Haddii alle yidhaahdo waxaanu ula noqonaynaa dadkii aanu ka nimi waxaanu rajaymayaa in si buuxda degmo degmo iyo beel beel intaba ay u gaadho,”ayuu yidhi Kayse Cabdi Yuusuf.

 

Waxa kale oo uu sheegay in nabadeyntu ay bilow tahay waxaanu yidhi “Iminka uun ay bilow tahay geedi socodka nabadaynta ee deegaamadaasi.waxaanan rajaynayaa inay nabad-galyadu noqon doonto mid laga wada shaqayn doono.”

 

Wasiirka Duulista iyo Gaadiidka Cirka Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, oo ka hadlay kulankaasi wuxuu yidhi “Waxaan ku faraxsan nahay inaan ku soo dhawayno magaalada Burco Kayse iyo weftigan uu hoggaaminayo waxaan halkan ka sheegaynaa inay siyaasada Somaliland mar walba saldhig u tahay midnimo iyo nabadoonimo iyadoo taas la eegayana waxaan ka dhabaynaynaa baaqii Madaxweynaha ee la xidhiidhay gogoshii nabadeed ee uu u fidyay dad deegaamada Sool, Buuhoodle iyo Sanaag bari.”

 

Wasiirka xanaanada xoolaha Dr. Cabdi Aw Daahir Cali, oo kulankaasi ka hadlay ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin inay qaabilaan xubnahan ka mid ahaa SSC, waxaanu tilmaamay in sarkaalkan iyo xubnaha la socda ay qeyb ka noqonayaan gogoshii nabadeed ee Madaxweyne Axmed Siilaanyo ugu baaqay beelaha deegaanka Sool, Buuhoodle iyo Sanaag bari.

 

“Waxaan si kal iyo laab ah u soo dhawaynayaa xukuumad ahaan weftigan uu hoggaaminayo Kayse soo dhaweynta aan soo dhaweynaynaa ma aha mid iminka Somaliland lagu soo dhaweynayo ee waa mid gobolka Togdheer lagu soo dhaweeynayo maadaama oo ay hore uga tirsanaayeen Somaliland dadkana way soo kala dhexgashaa xurgufi balse wax kasta waxa lagu xaliyaa wada hadal iyo is afgarad,”ayuu yidhi Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

I still don't understand the significany of this guy's defection to s/l now when back in August last year, you, JB, posted here that he is no longer with SSC. Why the news is sounding like he just defected from SSC and as its a big deal..

 

JB posted this:

 

LAS ANOD (Somalilandpress) — A REBEL group operating in Somaliland’s southern region of Buuhoodle is said to have disintegrated after the group failed to resolve internal rift among its senior leaders.

 

The SSC group, abbreviation for the disputed –Sool, Sanaag and Cayn regions who threatened to launch a violent campaign against Somaliland several months ago is reportedly have defied their own leadership.

 

The group’s main commander, Kayse Abdi Yusuf, issued a press statement on Tuesday insisting he has formed his own rebel wing and is no longer following orders from senior rebel leadership. He accused them of trying to derail the front’s agenda and principles. He says the senior leaders including Dr Suleiman Essa Ahmed (Hagal tosiye) of Columbus, Ohio and elders from his sub clan have formed an illegal regional authority which goes against everything the group campaigned for. Another rift exists between Kayse and another Buuhoodle based executive member called Mohamed Hassan Burale.

 

He added the purpose of the SSC was to campaign for the reunification of Somalia not to form more regional authorities. He accused them of being power hungry and said he does not recognise such appointees [regional authority].

 

“We are rebels and rebels have no right forming their own authorities. States require income taxes and this goes against all we stood for. It will destroy our prime objective, so I call on the executive leadership to reverse their decisions,” he said.

 

Kayse Abdi, who is the former governor of Puntland to the region added SSC is nearing a total collapse and in a bid to rescue the mission he formed a new front called Badbaado (rescue).

 

The new President in Somaliland has vowed to resolve the issue in Buuhoodle peacefully and said a dialogue offer was on the table for the rebels. A source close to the government told Somalilandpress there is some degree of contact between them and some of the elders in Buuhoodle and senior SSC rebel leaders.

 

The news that some of the senior leadership have low key contacts with Hargeisa has deepened a rift among the elders and the two camps that make up SSC (Burawadal and Buuhoodle elders).

 

In the latest development, at least ten SSC fighters and their pickup truck were welcomed in Sool region’s provincial capital of Las Anod on Thursday night. Abdulrahman Osman, Somaliland military official based in the town has confirmed the news of the deserters and said they were in the custody of the army and are been rehabilitated. He stated they were part of SSC’s militia in Buuhoodle but originally hail from the Sool region.

 

A number of clashes flared up between Somaliland army stationed in the region and the rebels who are using hit and run guerrilla attacks.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

And then he will join the other side again.......he is just fooling around...by the get cash without spending cash ( when you are convinced you can) ,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

SSC oo Bur Burtay iyo Qaar Somaliland Iska dhiibay

by Galgala on March 16, 2011 in Warar |

Kooxdii La Baxday SSC ee Dagaal kula Jirtay Maamulada Somaliland iyo Puntland ayaa kala Jabtay waxana Soo Baxay warar sheegaya Khilaaf Ururkaasi, ilo wareed ayaa sheegaya Khilaafkaasi uu salka ku hayo Arimo la xidhiidha dhaqaale qurba Joogta Laga soo Uruuriyay oo lays daba mariyay.

 

Kayse Cabdi Yuusuf oo ahaa Xooghayihii Difaaca iyo Warfaafinta SSC ayaa Maanta Gaadhay isaga oo Koox kale oo Ciidan ah Magaalada Burco ee Gobolka Tog Dheer, Kaysi oo Waraysi siiyay Laanta Af Somaliga ee BBC-da ayaa sheegay inuu Go’aansaday Soo aadi taanka Somaliland markii uu Helay Fariin ah Go Gol Wada hadal oo Somaliland dhigtay.

 

Mr Kaysi ayaa xusay inuu dagaal adag kula jiray Somaliland isla markaana labada Garab ay dad ka dhinteen isaga oo dadkaasi ilaahay Uga Baryay inuu Naxariistii ka Waraabiyo.

 

Ninka Ka soo Goostay Kooxda uu Horkaco Saleebaan Ciise Aar Xagla Toosiye ayaa la sheegay inuu Khilaaf awadiis uga Tegay Ururkaasi isla markaana uu Quud dareeyay Ku Biiri taanka dhanka Somaliland.

 

SSC ayaa sadex Sano ka Hor lagu dhisay Dalka Kenya Gaar ahaan Nairobi waxana Gar wadeen ka ahaa Qurba Joogta Sheegtay inay Saluugtay Siyaasada Somaliland iyo Puntland Hase yeeshee waxa ku Hoos Jiray Koox kale oo doonaysa inay Xilal ku Helaan Ururkaasi Mucaaradka ah oo ay ku Gor Gortamaan waxana Garabkaasi kale Madaxa u ah Saleebaan Ciise AAr [Xagla Toosiye]

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

This is little PR for the moment and it will not help somaliland. They must to desperate but before end of 2011 somaliland will be out of Lasanod.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

OMG I didn't know s/l is so desperated. Why all these ministers coming and talking just because this man and his ten men with one armor track came to Burco. Doesn't s/l know that this guy didn't even take apart the Kalshale fight and his joining to s/l has zero impact and effect to the current issue. Poor u...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Let the man have a moment to get the few pennies he come to collect. Nin gaajeysan will always be nin gaajeysan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Ilama ahan inay reer sool qori u qaadanayaan ay ku laayaan shacabkooda laga yaabee in balwadu dhanka waqooyi tusto ayagoo nus jawaan jaada cunaya, qiiq badana afka kasii daynaya sidii doon dhuxul wada ,,, si kastaba dhaqanku waa is geyaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this