Sign in to follow this  
Maaddeey

Omar Al Mukhtar Brigade 'Pictures'

Recommended Posts

Maaddeey;699545 wrote:
^^Maxaa iga ogtahay Bilaneey!
:D

 

Oba, Qaraabo beel
:D

Ramadaantii waa la guuleystay, aaway kii lahaa Abu Mansuur aa dhaawacmay, waxaasoo kale ha noola imaanin sxb!.

Haye ii waaad sheekada madaxtoyada iyo airportka ma qabsadeen Mujaahidiintu?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Johnny B   

13.JPG

 

 

According to my Abtio , in Mogadishu, too many kids from Baidao mean only one thing,

an increased begging in the streets.

:cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

According to my Abtio , in Mogadishu, too many kids from Baidao mean only one thing,

an increased begging in the streets.

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

Ina Bravo, Illeen Alle ka jeed un baad ahayde, Ab ka jeed maahayn.

Qabiil is everything.

Xaaji Dhagonge.

 

Maaddeey, what is with the blue Flag? I double checked below your post to see if the Mods edited your post and replaced the black one with the Blue one. :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Did you ever see me denounce the blue flag yaa Cawaale, Aqoon badanaa iigu kaa dhiman sxb!. kor & hoos haddaan wax kuugu sheegay weli lax dhukan baad iska tahay! :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Johnny B   

Cawaale;699624 wrote:
Ina Bravo, Illeen Alle ka jeed un baad ahayde, Ab ka jeed maahayn.

Qabiil is everything.

Xaaji Dhagonge.

Cawaalow, Ab ka jeed waa iska jeed , Alle ka jeedna ma noqon karo, maadaama uu Alle isagu dhan walba u jeedo. ;)

 

Cawaalow,sow kaa Maadey Calankii qaranka boobay markaan runta u sheegay.

carruurta ay Baydhabo ka keenayaan oo xabada Taankiga loo dhigaayo misna dhaawacooda laga cararayo , miyaaney wadooyinka Muqdisho iyagoo naafa ah u barya tegeyn.?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^calanka waxaan ka soo deynsaday sxbkey MMA oo signature'kiisa wax ka qaldanaayeen oon anigu isku aaddiyey 'out of curiousity'

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kornaylka;699634 wrote:
Tuugo iyo argagixiso wax u dhexeeya maleh miyaa meeshu?

 

Hah tuuga garanay e, argagixisada ma tii America na bartay oo casharada culculus nooga dhigtay baa? I mean the definition? Dorraato kalmada argagixiso(terrorist) maynaan isticmaali jirin, laakiin Al Mucalim wal calaamah wal Sheikhul dunyaa wal soomaal USA baa ina bartay bana is idhi. Ala maxay wax na bartay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Al-Miskiin;699726 wrote:
Hah tuuga garanay e, argagixisada ma tii America na bartay oo casharada culculus nooga dhigtay baa? I mean the definition? Dorraato kalmada argagixiso(terrorist) maynaan isticmaali jirin, laakiin Al Mucalim wal calaamah wal Sheikhul dunyaa wal soomaal USA baa ina bartay bana is idhi. Ala maxay wax na bartay.

Waa runtaa USA waxyaabo badan bay nabartay laakiin, at the same time there has to be an apropriate word/name for the use of people like al-shabab. Maxaan kalee ugu wacnaa aan argagixiso aheyn sxb?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saali qaali ah iga gudoon Kornaylka, khayr fara badan baan kuu rajayn adiga iyo ehelkaadaba.

 

Kornaylka;699776 wrote:
Waa runtaa USA waxyaabo badan bay nabartay laakiin, at the same time there has to be an apropriate word/name for the use of people like al-shabab. Maxaan kalee ugu wacnaa aan argagixiso aheyn sxb?

Waa maxay argagixiso marka hore? Qof muslim ah anigu ma aaminsani in magacaas loogu waco, gaalka kaliya uun. Mida kale ma arag culimadda ka soo horjeeda ee soomaaliyeed kuwooda waa wayn sida Sh. Cumar faaruuq, Sharif Cabdi nuur, Sh. Umal etc. etc- etc. oo kalmado noocaas ah isticmaalaya.

 

USA iyo xulufadeeda baa ka dambeeyey inay magacaas ugu wacaan, anaguna in aynu ku dayano ma haboona.

USA haday dano khaas(amnigooda) ah dartood u necebyihiin Al-shabaab waa shaqo ayaga u taal. Laakiin inay anaga nagu waalaan "argagixiso weeye", dan inooma aha, waayo haday argagixiso jirto maanta ayadaa number one ka ah. Ayadaana istaahisha in maantoo dhan laga hadlo. Laakiin u fiirso forumka iyo generally fadhi ku dirir kasta Al-shabaab that and this uun baa laga hadlayaa, mujrimka wax kasta ka wayna(The US) oo aduunka meel kasta halaysay kalmad lagama dhaho. That means USA waxay noo caydo baynu caynaa, waxay noo faanisona waynu ka dambaynaa, anagoo conscious, iyo unconscious ahba.

 

All I'm sayi'n is u dont need to support Al-Shabaad muhiimad ma laha taasi, cuz Al-shabaab oo dhan shalay bay soo baxeen. The important thing is, inaynu ka fiirsano kalmadaha and the phrases we use meeshay ka yimaadeen, and in Generally maxay dan inoogu jirtaa, and last but not least yaa danteena ka shaqeeya, yaanan ka shaqayn.

 

sorry waan ku dheeraaday e sxb, sometimes hadalkaa ila fakada.

Share this post


Link to post
Share on other sites

oba hiloowlow;699820 wrote:
^^^As u know Sheikh cumar Faaruq and Sh shariif cabdinuur fatwo ka dhan shabaab ayka so saaren in Mecka 2 years ago.................................

I know brother. But I was talking about the word "argagixiso", meel ay ku isticmaaleen ma jirto.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this