Sign in to follow this  
Maaddeey

Omar Al Mukhtar Brigade 'Pictures'

Recommended Posts

Maaddeey   

4.JPG

 

Abuu Mansuur oo u Khudbeynaya Dagaalyahanada Bay & Bakool

 

7.JPG

 

Boqolaal gabdho Soomaaliyeed oo dhegeysanaya hogaamiye Abuu Mansuur

 

9.JPG

 

Odayaasha Xarakada Shabaab ;)

 

12.JPG

 

The brigade heading towards Mogadishu

 

13.JPG

 

Saa rabto u qaado

 

 

Kumanaan katirsan ciidamada Mujaahidiinta oo soo gaaray Muqdisho iyo Reer Baydhabo oo maal ku bixinaya Jihaadka (DAAWO SAWIRRO). .

Thursday, 03 March 2011 18:32 Maamulka Memo Hits: 843 . .

 

 

 

 

 

 

 

Dibad baxan islaaamiga ee maanta ka dhacay magaalada Baydhabo ayaa waxaa looga gollahaa sagootinta kumunaan mujaahidiin ah oo iska soo diiwaan geliyey degmooyinka iyo deegaanada ay ka kooban tahay wilaayada baay iyo bakool kuwaas oo cagta saarey wadada aada magaalada muqdisho iyagoo wacad kumarey in uu illaahey shahaado siiyo ama kufaarta Afrikaanta iyo Maleeshiyaadka DKMG ah gacmahooda ku ca*****.

 

 

 

 

Banaan baxa oo ahaa mid ay kasoo qeyb galeen kumunaan dadka reer baydhabo ah ayaa waxaa khudbado dadkii kasoo qeyb galey qiiro geliyey u jeediyey saraakiil ay kamid yihiin sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur isagoo tilaamey sida uu ugu faraxsanyahay qaafilada Mumar Al-Mukhtaar oo gurmad u ah walaahooda Muqdisho jihaadka kula jira kufaarta soo duushey iyo murtadiinta u adeegta .

 

 

 

Waxaa kale oo Abuu Mansuur sheegey in dadka dega wilaayada Bay iyo Bakool ay yihiin dad si aad ah ugu dagaalami jirey falaarta oo ay u yaqaaniin Aake Baale in laga helo guutooyin hor leh ee falaarleey ah si kufaarta keliyaha loogala helo iydoo baaqaasi si weyn u Ajibiibeen dadkii dibad baxa kasoo qeyb galey.

 

 

 

Waaliga Wilaayada islaamiga Bay iyo Bakool Sheekh Mahad Cumar Cabdikariin oo dibad baxayaasha lahadley asna wuxuu sheegey in wilaayada islaamiga Baay iyo bakool aaney aheyn markii ugu horeysey ee gurmad u dirto furumaha dagaalka maadaama inta aduunka gaal iyo muslim kunool yihiina jiri doonta loolanka Xaqqa iyo baadilka u dhexeeya.

 

 

Ciidankii maanta kasoo amba baxay magaalad Muqdisho oo gaarayay Kumanaan Askari ayaa isla caawa soo gaaray duleedka magaalada Muqdisho halkaasi oo ay ku qaadanayaan waajibaad ciidan waxaana aad u adag in ciidamada gurmadka ah ee magaalada soo galay xogtooda la ogaado.

 

 

Shacabka magaalada Baydhabo oo Ilmeynaya ayaa taagnaa wadooyinka magaalada waxayna ku faraxsanaayeen in Indhahoodu qabtaan Cudud Islaam oo intaa la eg islamarkaana wada doonaya Shahaaddo ama Nasri.

 

 

Waxaa xusid mudan in ciidanka Mujaahidiinta ee maanta magaalada Baydhabo kasoo amba baxay ay ku duceysanayeen laba arrin oo kale ah Shahaaddo Ama Nasri arrinkaasi oo muujinaya Himada sare ee Mujaahidiinta.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

oba hiloowlow;699532 wrote:
Abow abow Ciyaalkaan waala xasuuqi doonaye war waalidkooda mee?

Read: Arreey, waa gacan galnay biriga

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maaddeey;699536 wrote:
Read: Arreey, waa gacan galnay biriga

LOL, Riya ku jirto ninyahow Jabkii ramadaanka lee ay noqohee oo 2000 oo reer Bay iyo bakool ku nafwaayeen, war badbaadi qaraabada ninyahow

Share this post


Link to post
Share on other sites
bilan   

I do not think inay soo nabad noqonayaan, kumanaan muslima baa habeen iyo maalin habaaraysa, but I wonder wuxu Maadeey ugu qayb qaadan waaye, mise isagu janada ma rabo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^Maxaa iga ogtahay Bilaneey! :D

 

Oba, Qaraabo beel :D

Ramadaantii waa la guuleystay, aaway kii lahaa Abu Mansuur aa dhaawacmay, waxaasoo kale ha noola imaanin sxb!.

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol@ Omar Mukhtar , however they are sending these kids to their deaths, while Abu mansuur will run to Jedda as he did last time when his life was in danger..

Share this post


Link to post
Share on other sites
bilan   

maadeey haday saa tahay mar dhow cuqubada aad dadka ka galaysid waa kaa soo baxee, laakiin Ilaahay ha ku hadeeyo, jid fiican kuma socotidee:mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maaddeey;699549 wrote:
^You missed jiirow Bakaal's comment. Ninaan shaqadiisa aqoonin iga dheh!
:D

046.gif

 

Waa arkaa ee waa u dhaafay, lest some think inaa dhibsaday camal if I edit. Waxaas caay haddee ka tahay dad ayuuba amaanooyaa.

 

risomcal.gifrisomcal.gifrisomcal.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this