Sign in to follow this  
Maaddeey

Omar Al Mukhtar Brigade 'Pictures'

Recommended Posts

Al-Miskiin;699816 wrote:
Saali qaali ah iga gudoon Kornaylka, khayr fara badan baan kuu rajayn adiga iyo ehelkaadaba.

Anna sidoo kale sxb

 

 

Al-Miskiin;699816 wrote:
Waa maxay argagixiso marka hore? Qof muslim ah anigu ma aaminsani in magacaas loogu waco, gaalka kaliya uun. Mida kale ma arag culimadda ka soo horjeeda ee soomaaliyeed kuwooda waa wayn sida Sh. Cumar faaruuq, Sharif Cabdi nuur, Sh. Umal etc. etc- etc. oo kalmado noocaas ah isticmaalaya.

 

Sxb, horta waa inaad ogaataa in gaal iyo Islaam uusan midna termka "argagixiso" si gaar ah u lahayn, labada groupna ay leeyihiin ama kasoo farcami karaan dad xun xun oo maangaab ah, bini adamkana u geysta dhib meel kasta oo ay joogaan. Taariikhda aduunkana haddaad dib u fiirisid waad heli labadaba.

 

Ta labaad maaha inaad sugtid waxa ay culimadu kaaga horrayso oo keli ah, iyagana sax iyo khalad aad daba socotid, ee waa inaad intaad caqligaaga isticmaashid oo madax banaanaatid wixii khalad kuula muuqdana aad ka soo hor jeesatid wixii kula saxsanaadana taageertid, illeen culimadu iyaba waa bini adam oo khalad way sameyn karaane.

 

 

 

Al-Miskiin;699816 wrote:
USA iyo xulufadeeda baa ka dambeeyey inay magacaas ugu wacaan, anaguna in aynu ku dayano ma haboona.

USA haday dano khaas(amnigooda) ah dartood u necebyihiin Al-shabaab waa shaqo ayaga u taal. Laakiin inay anaga nagu waalaan "argagixiso weeye", dan inooma aha, waayo haday argagixiso jirto maanta ayadaa number one ka ah. Ayadaana istaahisha in maantoo dhan laga hadlo. Laakiin u fiirso forumka iyo generally fadhi ku dirir kasta Al-shabaab that and this uun baa laga hadlayaa, mujrimka wax kasta ka wayna(The US) oo aduunka meel kasta halaysay kalmad lagama dhaho. That means USA waxay noo caydo baynu caynaa, waxay noo faanisona waynu ka dambaynaa, anagoo conscious, iyo unconscious ahba.

Waxaad kala saartaa sxb USA iyo xulufadoodu danaha ay leeyihiin iyo dhibaatada Al shabab ay umadda ku hayaan, waayo waa laba wax oo kala gaar ah. Mid waa runtaa oo USA cid kasta oo interestkeeda ka hor timaada argagixiso ayay ugu waacdaa taasna waxaa keentay siyaasadooda ah inay adduunka qasab iyo xoog ku xukumaan. Ma aha kelmedda "argagixiso" kelmad ay USA keligeed gaar u leedahay, ee waa kelmad luuqadaha addunka oo dhan ku jirta oo quruun kasta ay leedahay, ee waa sida loo isticmaalo, ama sabata loo adeegsado that makes the difference. In other words it all depends on its method of usage, and for whom its used.

Intaa hadaan ka gudbo waan kugu raacsanahay inay USA argagixisada ugu weyn tahay aduunka, laakiin for the moment waxaa Somaalida koonfur dhib ku haya alshabaab marka wax equationka loosoo geliyo USA iyadoo arrimaha Somalia laga hadlayaaba waa khalad.

 

 

 

 

Al-Miskiin;699816 wrote:
All I'm sayi'n is u dont need to support Al-Shabaad muhiimad ma laha taasi, cuz Al-shabaab oo dhan shalay bay soo baxeen. The important thing is, inaynu ka fiirsano kalmadaha and the phrases we use meeshay ka yimaadeen, and in Generally maxay dan inoogu jirtaa, and last but not least yaa danteena ka shaqeeya, yaanan ka shaqayn.

Kelmadaha ama phraseska aan isticmaalnaa kama duwanaan karaan ku umadaha kale ee addunka ku nool ay isticmaalaan, waayo we all share the same universal syntax or gramatical structures, it all comes down to linguistics, laakiin as i stated above, waa inaan ka fiirsanaa cidda loo isticmaalo kelmadahaas. In this case the word argagixiso suits alshabab perfectly marka wax aynu meeha ka muranaaba ma yaalaan. Laakiin haddii kelmedaas loo isticmaalo ciddii siyaasiyan kaa soo horjeeda sida USA dee waa khalad.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Johnny B;699597 wrote:

According to my Abtio , in Mogadishu, too many kids from Baidao mean only one thing,

an increased begging in the streets.

:cool:

Hayaay. Johhnyoow, ma sidaanaad dooni inaad reer tolkaa ku taageerto oo qabiillo soomaaliyeed aflagaadeyntooda ayaad hadda door bidday? Awoowe sida isu dhaan, waad kala daadsan tahaye.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maaddeey;699716 wrote:
^^calanka waxaan ka soo deynsaday sxbkey MMA oo signature'kiisa wax ka qaldanaayeen oon anigu isku aaddiyey 'out of curiousity'

Waxba kama qaldaneen ee the new SOL does not allow animated images as a signature. It was my old signature.

 

risomcal.gifrisomcal.gifrisomcal.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Johnny B   

Libaax-Sankataabte;700007 wrote:
Hayaay. Johhnyoow, ma sidaanaad dooni inaad reer tolkaa ku taageerto oo qabiillo soomaaliyeed aflagaadeyntooda ayaad hadda door bidday? Awoowe sida isu dhaan, waad kala daadsan tahaye.

Awoowe waa runtaa, it really came out severer than intended. my bad, my apology to anybody concerned.

 

 

 

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Al-Shacab, islaamo iyo Ubad brigade haye? Aan aragno meeshuu Mansuur aado, Baydhabo waa lagu soo socdaaye...oo Rabdhuurre ayaa loo soo marayaaye! lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Maaddeey nin xoogaa wanaagsan baad tahay oo lagaama maarmo ee TFG aan kuu dhiibo hallagu cafiyee, markaasna xoogaa dhaqan celis aaan badnayn baa laguu dirayaa:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

horta been alla caaye Maadeey nin xun maha wuxuu shabaab ku arkay aan la yaabay indoctrination xun ayeey uu geysteen oo ilaa iyo hadda ma rumeysno wixii dadka toogta oo isku qarxiyo shacabka iney shabaab yihiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Horta adi iyo Abwaanba waan idinla yaabay, shalay wuxuu lahaa Abwaan: amey shabab ka faaiideystaan oo shacaabka laayaan (banaanbixii sayidka) adna waxanaad ku hadleysaa. Su'aal aan idin weydiiyo, ceelasha biyaha markey shabaab heysteen dhagaxii kor loo tuuro qof uun buu ku dhacaayey, haddana cidley la foorineysaaye, maxay ku dhacday oo haddii dadka tfg jecelyihiin ay u joogi waayeen, sidoo kale magaalooyinka ay haystaan Shabaab sidey dadka ugu noolyihiin haddii shabaab saad sheegeysaan dhiigga shacabka u oomanyihiin?.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Maya, intii ceelasha la deganaaba Xamarna waa la deganaa, hadda markay qabsadeen baa laga kala cararay sxb. Adiga xaggeed ka dhacday?, ma taladii Lazy G. baad qaadatay?. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

sxb been alla caaye Magaaladda Muqdisho sida ay uu camirantahay waa kaalay arag dadkii ceelasha Biyaha joogayna Xamar ay so wada aadeen dhismaha socoto,businesska iyo dadka dibedda jooga oo si isdaba joog ku imaanayo ma la beenin karaa, alhamdulilah dheh waryaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this