Sign in to follow this  
Taleexi

SSC Ma Argagixisaa?!

Recommended Posts

gooni   

Haddii aynu SSC ku metello SNM-tii 1980-aadkii, Dawladda Somalilandna ma ku tilmaami karnaa tii Soomaaliya ee ayaamahaas oo kale? Qolyaha kale ee Garoowe, Degaanka Soomaalida ee Itoobiya (Kililka 5aad) iyo Xamar ka soo qudhinayana “Ka-daraa u magac bixin”!

 

Sawir kaas hore u eg (kii 1980-aadkii) iyo isma dhaanto uun, ayaa ka soo baxaysa uur-baadhka hoose ee arrimahan. Welise quus lama gaadhi karo. Wadahadal iyo waanwaan nabadeedina sidii bay albaabbada u hor yuuban yihiin oo u garaacayaan, welise uma furna dhego gufaysani.

:D:D,, ninkan fooxuu shiday baa indhaha ka galay,,, mid runta wax kaa socdaba maahan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Mudane somal

Sideedaba dadka siyaasadda wax un ka garanaya way ogyihiin ssc inaysan cidna dulmayn cidna duulaan ku ahyn.

Somaaidu waxay ku maah maahdaa xagalo geel wax gunti lagu qariyo ka weyn,,, somaaidu waa la ogyahay inay yihiin dad isku mida diin, af, dhaqan, dhalasho, dhareer wadaag, isku xudun, isku barkina, waxaad doonto ugu yeer,wax walba waa wada nahay.

 

Waxaa kale oo hubaala in marka qowmiyad xoog iyo qaranimo leh la doonayo in la'burburiyo loo adeegsado wax kasta oo cadawgooda farxad galisa sida tan maanta muuqata,,,, kow soomaali god la qoday isku dishayna waa caadi waa arin aan cusbayn,dhulna makala leh, dadkaas walaalahaa,lakiin wey dhacdaa,

bini aadankoo dhan dhulka ilaahay laba mitir buu qof walbaa ku leeyahay waa markuu dhinto.

 

hadaba aragtidayda tan snm wey ka duwan tahay meesha laga raadinayo mar walbana waxaa adeegsada cadawga aan jeclayn amniga qowmiyadda somaaliyeed, waana arinta keentay in xataa koonfurtu saxanka iyo qaadada isla waayaan,,, xididkaan ma dhawa,,,,, tusaale

 

 

 

Waa run oo SSC waa Somaliland-diid. Ma ogola in ay hoos hadhsadaan calanka Somaliland. Waa se arrin mabda salka ku haysa. Hase yeeshee taasi ka dhigi mayso wax aanay ahayn; Argagixiso! Intaas waxa dheer saluugga weyn iyo caddaalad darrada ay dadka degaankaasi ka tirsanayaan maamulka Somaliland, gaar ahaan saami qaybsigii mansabyada dawladeed ee maamulkan hadda talada hayaa cuskaday beegaal ahaan. Taas oo dad badan sii fogaynaysa, kuna riixaysa u janjeedhsiga dhinaca SSC

.

 

;) Ninkanu wuxuu ku andacoonayaa in reer buuhoodle kuraasta somaali diidka lag qadiyay loona baahan yahay in snm dib uga fiirsato arintaas

Waa siyaasi fiican aragtidayda soo jeedka unbaa ka yara bataye,,, ssc waxay wax ku leedahay somaaliya oo dhan meeshay doonto reer waqooyi gabeedna sidoo kale somaalidu dhulka ma dhaxlan wali,,, ingriis macaawino uu bixiyay kaalay ina abti ila cuntuug,,, gunimo dharag leh gaajo gobonimo leh baa ka fiican

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismahaan   

SSC ani waxaan u aqaan xaq u dirir, niman dalkooda difaacanaya but this is what a guy from somaliland wrote'today'

For quite some time now, little doubt remained that the violent armed group that so far murdered a number of Somaliland security officers purchased its weapons from Bosaso, Puntland´s commercial hub. But few knew that Puntland authority might be arming this Alshabab-affiliated rebel group, known as PSS (SSC/NSUM), and local clans to attack Somaliland security forces. But that perception has changed. Recently, Somaliland Foreign Minister sent a stern warning to Puntland for spurring violence in eastern Somaliland as well as undertaking clandestine operations to sabotage Somaliland´s tireless efforts to pacify the region and hold Al-Shabab at bay.''

 

Mr Dalmar writes what he doesn't know. isn't that weird? Hadii SSC oo dalkoodii loogu yimi argagixiso loogu yeero , somaliland na maxaa loogu yeerin oo dal dad leeyahay ku dagalamaya?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

For the people of SSC, stopping secession to maintain Somali unity and territorial integrity is a
sacred right
; and therefore they will not shirk from their obligations of
safeguarding national unity
. Thus, opposing secession has a profound legal basis both in the international law and in Somalia`s Constitution and/or Charter.

Biyokulule

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

SSC is a tribalist movement. I don't know what somali unity they are talking about. They can't even unite with their fellow Puntland somalis.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

If they really care about somalia. They should send troops to the TFG who are overpowered by al shabab.

 

 

Or they only care about their deegaan. No need for false pretence.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this