Sign in to follow this  
A_Khadar

Banaanbax Looga Soo Horjeedo Dagaallada Kalshaale oo Ka Dhacay Caabudwaaq

Recommended Posts

gooni   

dagaalka ka socda sool iyo cayn arigtidayda waxuu la mid yahay kan ONLF waa muqadas waa un dawacadii oo gaal soo dhunkaday.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Abwaan;693790 wrote:
l laakiin why only Caabudwaaq this time? Meesha wax baa ku jira saaxiib.

Hadhagii ururadii kacaankii dumay weli ku riyooda baa isu hiilinaya ila tahay:) Yacnii macnaa MOD.:):) Bal maxaa isu keenay Zack, Taleexi iyo gooni?

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

maahan qofkii xaqa aragtidiisa ka dhiibta in qabiil loo sameeyo sheekh ayubow,,, dawlad wahmi ah ama dhaan dabagaale in xudood loo raadiyo oo dad dhulkooda iska jooga oo ilaahay roob weydiisanaya ciidan aan garaado ku xiri karin darayskooda loo soodiro waa gar daro,,, aan geed loogusoo gaban,,, wiilal kale yaysan xuduuda soomaaliya kaaga dhiman

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

^ Horta meeshu waa Togdheer oo xuduuddeeduna inay tahay badhtamaha magaadala buuhoodle muslim iyo gaal, SL iyo ssc way isu raacsayihin.:)

 

Arinku waxaa weeyaan dad soomaalinimo ku gabanaya baa ina leh; "reer hebel" kalshaale ceel kama qodi karo. Waa wax iskaa caadii oo weligeedna dici jiray. Waaxaa cajiib ah dadkani ina leh "reer hebel waa banned" haddana ina leh "soomaalinimo" iwm.:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

AYOUB;693849 wrote:
Hadhagii ururadii kacaankii dumay weli ku riyooda baa isu hiilinaya ila tahay:) Yacnii macnaa MOD.
:)
:) Bal maxaa isu keenay Zack, Taleexi iyo gooni?

Maxaa isku keenaa adigu iyo Ngonge, iyo JB maalin walibaa aad isku hilisaan? :o:o The hypocrisy of Somali politics dhe..lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

AYOUB;693880 wrote:
^ Dee mujaahidintii kacaanka diiday baynu nahay.
:)

Dee ragaasii aad sheegysee naa "Mujaahidiintii Qaraankaa" ayee didaan yihiin - fair enough? :o

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Malika;693879 wrote:
Maxaa isku keenaa adigu iyo Ngonge, iyo JB maalin walibaa aad isku hilisaan?
:o
:o The hypocrisy of Somali politics dhe..lol

:D :d right on Malika! Maroodiga takarta saaran ma arkee kan kale takarta saaran buu arkaa baa heysato Ayoub. I doubt in asaga, Xundhuf, NGONGE, JB, Ibtisam and many others are united for one thing other than Duriyadnimada. If there is any thing else that brings all these folks (who are from diff habar's by the way) together, it must be the mother of all coincidences. Anagana wuu nala yaaban yahay ka waran. War Cabudwaaq ma ahee xitaa Garissa baa mudahaaraadi Lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

AYOUB;693849 wrote:
Hadhagii ururadii kacaankii dumay weli ku riyooda baa isu hiilinaya ila tahay:) Yacnii macnaa MOD.
:)
:) Bal maxaa isu keenay Zack, Taleexi iyo gooni?

 

Same question goes to you maxaa isu keenay XX, Adiga, JB iyo kuwa kaloo badan. Tell us saaxiib bal and let us know if that makes any different than waxa kuwan isu keenay bal.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

NGONGE;693895 wrote:
No comment. This is Ayoub's playground.
:D

I like your way of damage control. Do you work quality control field? just thought!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this