Sign in to follow this  
A_Khadar

Banaanbax Looga Soo Horjeedo Dagaallada Kalshaale oo Ka Dhacay Caabudwaaq

Recommended Posts

Abwaan   

lol...the Zack, the other towns did not protest for each other intaan ka warqabo, laakiin why only Caabudwaaq this time? Meesha wax baa ku jira saaxiib.

By the way, it is really sad in dad Soomaaliyeed la isku laynayo mana habboona.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Abwaan LOL meesha maxaa ku jira? What do you think? If I had to guess, I would say Somalinimaa qaadday nimankaas but again I could be wrong.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

lol...No 1 this proofs sida magaalo walbaa markii wiil ka soo jeeda Soomaaliya mas'uul looga dhigo ay Soomaalinnimada u dhawraan inta kalena aysan wax dana ka lahayn...lol...Mana ahan wax Caabudwaaq ku gaar ah ee ogoow. Haddii Buulobarde mid ku dhasahay la keeno sidaas baa dhici lahayd. Midda kale nin Waqooyi Galbeed ka soo jeeda (anigu magacyadaan maamullada qabiilka ma karo) oo aan caawa arkay baa ku doodayey Sarkaal ka soo jeeda Caabudwaaq baa dagaalka lagu qabtay...lol...warkaas ma caddayn karo oo masuuliyaddeeda ninkaas baa iska leh...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Jacaylbaro;693800 wrote:
looooooooooooooooooooooooooooooooool@Caabudwaaq ,,,
:D:D

JB adigu arrintan Kalshaale maxaad ka tiri?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Jacaylbaro;693813 wrote:
Waa mashruuc ay rag doonayaan inay dhiigga dadka kaga baayacmushtaraan ,,, waanuu dhamaanayaa insha Allah sida ugu dhakhsaha badan.

Been kumaad sheegin waa mashruuc rag doonayaan inay lacag ku urursadaan. Waa idinkii ku waashay ONLF iyo Al Shebab baa meesha soo galay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Jacaylbaro;693813 wrote:
Waa mashruuc ay rag doonayaan inay dhiigga dadka kaga baayacmushtaraan ,,, waanuu dhamaanayaa insha Allah sida ugu dhakhsaha badan.

Ilaahay ha dhammeeyee, waa kuwama raggaasi maad noo sheegtid maxaad noogu qarinaysaa aan iska ilaallinee, waxbaad ogtahee!

Share this post


Link to post
Share on other sites
caydarus   

Jacaylbaro;693813 wrote:
Waa mashruuc ay rag doonayaan inay dhiigga dadka kaga baayacmushtaraan ,,, waanuu dhamaanayaa insha Allah sida ugu dhakhsaha badan.

nikani manta dhabta ayuu kahadlaye wasee hiiiiiiiiimmmmm asagu wuxuu islaha dhanka kale udhig lakiin kamuun fiirsanin hadal kaas,

war sxb al-shabaab iyo ONLF Baa ila dagaa laysa kharsh laguma helo aghaaaa kkkkkkkkk

baryahan dambe wazungu way soo jeed sadeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this