Sign in to follow this  
Jiiroow Bakaal

Puntland Kalsoonidi kala laabatay TFG

Recommended Posts

NGONGE;688239 wrote:
So PL didn't leave the house altogether (like SL), it's just sleeping in the living room!
:D

:D :D

There is six stages one has to go through before divorce in Islam and you seek reconciliation during all these stages - you just don't walk out of marriage like SL it will not be legal :P

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Qodax Qorax;688386 wrote:
Binti is not allowed to diforce, because she gets angry and jelous all the time. Is she had the power to divorce, she would ask for divorce constantly when she gets agnry. Only the men is allowed to divorce and that aint gonna happen.

So is that why you are not getting recognition?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

New York: (Sh. M. Network) Ra’iisul wasaaraha dowladda KMG Soomaaliya Max’ed Cabdulaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay ka jawaabay go’aankii Puntland ee ahaa inay jartay xiriirkii kala dhaxeeyay dowladda KMG isagoo arinkaasi ku tilmaamay fursad la siinayo Al Shabaab.

 

Max’ed Cabdullaahi Max’ed (Farmaajo) ra’iisul wasaaraha dowladda KMG Soomaaliya oo wareysi siinayay Idaacada BBC-da ayaa ka hadlay go’aankii dhawaan ka soo baxay golaha Wasiirada ee Puntland oo ahaa inay ka laabteen xiriirkii kala dhaxeeyay dowladda KMG, waxaana uu Ra’iisul wasaaruhu sheegay in arintaasi ay tahay nasiib daro, balse shacabka Puntland aysan la qabin go’aankaasi masuuliyiinta Maamulkaasi.

 

Waxaa uu ku tilmaamay go’aankaasi in uu yahay mid Puntland ay fursad ku siineyso Hogaamiyaasha Al Shabaab iyo Dagaalyahano Shisheeye oo uu sheegay inay ku soo duuleen shacabka iyo wadanka Soomaaliya kuwaasi oo uu xusay inay qabsashada dhamaan dalka Soomaaliya.

 

Max’ed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Puntland u diray fariin ah in hadii Al Shabaab ay la wareegaan guud ahaan koofurta dalka Soomaaliya ay isku diyaar gareeyaan maadaama ay fursad u haleyaan markaasi in ay weerar ku qaadaan maamulada Puntland iyo Somaliland.

 

Waxaa uu xusay R/wasaaruhu in haatan ay wadahadal kula jiraan masuuliyiin ka tirsan Puntland islamarkaana marka uu dib dalka ugu soo laabto uu kulan la qaadan doono Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole si uu ugala hadlo go’aankaani cusub. :D

 

R/waasaaraha dowladda KMG Soomaaliya ayaa u mahad celiyay shacabka Puntland oo uu sheegay in ay ka shaqeeyeen amnigooda mudadii dalka Soomaaliya uu ku jiray bur burka, waxaana uu xusay in waxyaabaha ay kala soo hadlayaan golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ay ka mid tahay sidii dib u dhis loogu sameyn lahaa ceelasha biyaha ee Magalooyinka Boosaaso, Hargeysa iyo Magaalooyin kale.

 

Ugu dambeyntii ayaa Farmaajo waxaa uu ugu baaqay madaxda Maamulka Puntland in wixii ay tabanayaan si hoose ay ugu soo wargaliyaan masuuliyiinta dowladda balse waxa uu wax laga xumaado ku tilmaamay in ay ka ceytamaan sida uu sheegay Idaaacdaha kuyaala wadanka Soomaaliya taasi oo uu masuuliyad daro ku tilmaamay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ sounds like calacaal from Mr cheese why did he not allow the pirates attend the donor conference in the république Djibouti . Now the pirates are very angry they might boycot the next Quule cambuulo lunch in Kenya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

His name is Mr Farmaajo.

If PL goes, Galmudug should come as well, ku sii dar all the other hebeloow lands...

I don't think you understand what is going on awoowe. Stick to "South Sudan waa la aqoonsadayee, unukana hana la aqoonsado" heeso.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

^Wuxuu sheegay interviewgaas inuu biyo galin Hargaysa kasamaynayo, see u aragtaa adiga arintaa?

 

Shabelle waxay isku diraysaa dadka cay raysul wasaaruhu ma sheegin waxaas, waa isku *** iyo kala fogeyn, Somalina iska ilaali where you quote from.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Seriously though Somalina the pirates were the best allies the TFG had politically and on the ground when we exclude buhuku and his boy's, the pirates were willing to work with the TFG now they feel cheated and mr cheese is feeling the heat.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Xaaji Xunjuf;688557 wrote:
Seriously though Somalina the pirates were the best allies the TFG had politically and on the ground when we exclude buhuku and his boy's, the pirates were willing to work with the TFG now they feel cheated and mr cheese is feeling the heat.

Xaji, labo qof madaxweyne ma noqon karaan hal mar, ma garatey. Hadduu Farole dhibaato ka sheeganayo Sharif, ha codsado a mediator si ay u wada shaqeyaan laakiin odeygan Farole wuu calaacal badan yahay, that is what he does best. Shirkii Turkey uu ka qayb galey ayaa been u sheegay. Sharif ayuu doonaayaa inuu bareejeeyo, meeshan kubad maala dheelaayaa?

 

Teeda kale, PL ma ciidan bey ku darsatey dawlada Soomaliyeed? AS mey la dagaalamooyaan saacadaan? how are they working with the TFG?

 

Dawlad baan nahay ayey ku celceliyaan maalin walba, wallee cirka roob ku ogyihiin. Yaa u sheega "la idinma aqoonsanaayee, meel fadhiista"? oh wait, I know who can tell them, SL.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Awoow TFG manay ahayn dawlad dhexe manay dalka oo dhan from raaskambooni till raas caseer dawlad u ahayn wamaxay puntland ciidan nugu ma so diirsan markas sutiida baan u qabanayna ,,, why u ga xiigsanaysa dawlada Puntland,,, Sure faroole wax aan macquul ahayn bu raba inu wefti kasto oo TFG dibada u baxo ino raaco maha,, But xaq puntland way u leedahay their fair share of the TFG , Mamuulka puntland maha dawlad wa mamuul goboleed yar oo somalia ka jira oo nabadi ka jirto inkasto budhcad badeed fara badan ka dilacday sanadihi danbeyey hasa yeeshe wax xasoolini ah wa ka jirta.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Xaji, c'mon know, Farole wuu ishortaagaa Sharif every chance he gets. Khilaafkii Sharif v Sharmarke, waad ogtahay waxuu yiri. Marka haddii ay PL supportgareyneysey dawlada, madaxweynihii dawlada soo maha iney supportgareyso also? Cadawga (AS) waa in la tusaa a united front, not in la isximiyaa.

 

Sharif waxuu yirina ma ogin, waan iska camiraneynaa ma ogiyee.

 

Waan arkeynaa meeshey ku danbeyso heestaan. inshaAllah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Sheeko ka wareersan waa ii dhimman tahay..."Waan kula dagaalay oo col baan kula ahay, haddana shir dib-u-heshiisiin baan kuu qaban oo gogol baan kuu dhigi xaggee iska galaan"? Wixii la rabo ayaa la isku sheegayaa...

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

yaa jamaaca, meeshaan hadaan xoogaa ra'yin ah ku darsado.

horta shacabka soomaaliya wax ka dhaxeeya ma jiro bataatan. raas ilaa raas,lakiin waxa meesha ku jira siyaasiin aan isku kalsoonayn iyo kala danbayn la'aan nin walbana isla dheer yahay iyo baarlamaan aan tayo lahayn,,, hadii madax laga dhigo mudane reer land ah,mudanayaashii kale lug baa u laaban cid wax macna leh soo kordhin karta ma muuqdaan.

 

siyaasiyiinta reer waqooyiguna dharigaan aad bay u walaaqayaan waxaana filayaa inay u haystaan in amaan,ama tahniyad badanu caalamka uga imaanayso,kumana xisaabtamayaan haddii karka iyo walaaqu ka bato wuxuba isla walaaqmayaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this