Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Faroole For President After Sharif ???

Recommended Posts

Sensei   

Yaa Xamar yimid waa su'aale ? Yaase ku dhacay waa su'aale ?

 

In any case, anigu waxaan leeyahay wax laga fiican yahay weeyaan markuu tuugu dadkii uu dhacay uu tuug yiraahdo. Ilaah baan kuhu dhaariye Jimcaale Nur, Diriye iyo dalabeey ma xaq baa inay yiraahdaan waa nala dhacay. Runta haddii aad isku sheegi weydaan waa nilii shegaa. Runta lagama xishoodo, dhibka ayaa laga xishoodaa.

 

BTW, there isnt much to be done in VA today. Icy roads, dish problem etc.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Sensei;690867 wrote:
Yaa Xamar yimid waa su'aale ? Yaase ku dhacay waa su'aale ?

 

In any case, anigu waxaan leeyahay wax laga fiican yahay weeyaan markuu tuugu dadkii uu dhacay uu tuug yiraahdo. Ilaah baan kuhu dhaariye Jimcaale Nur, Diriye iyo dalabeey ma xaq baa inay yiraahdaan waa nala dhacay. Runta haddii aad isku sheegi weydaan waa nilii shegaa. Runta lagama xishoodo, dhibka ayaa laga xishoodaa.

 

BTW, there isnt much to be done in VA today. Icy roads, dish problem etc.

Aniga Dalabey kama hadlin, and he aint from Xamar. Yaase la hadloysaa markaad leedahay "niila sheega" ? run haddaad wax ka ogtahay waxyaabaha aad ku hadleyso kuma aadan hadleen. Qabiil dhan ayaad meel uga dhacooysaa because of some tuugo iyo qashinka kale. Qashina qabiil walba ayey ku jiraan, ileen qof walba si gaar baa loo abuurey. Intaas haddaad fahamto wax walba wey hagaagaayaan. Ciao.

 

@Awoowe, Xamar Faroole ma imaan karo wuuna ogyahay taas. Sharif ma loo ogola Garowe. Isbaaro ayey isku dhigteen.

Waa "unukaa leh" oo run ah! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
bilan   

Both Faroole and Shariif are acting like children and they are failing to see the big picture, will it hurt them if they sit together, listen to each other and compromise.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sensei   

Qabiil dan kama laheen, waan xaal baxayaa if it came across as such. Shaqsiyaad qabiil ku qaraabta ayaan u dan lahaa.

Having said that, adeerkaa Faroole soo dhaweey oo is kaashadda, oo gacmaha is qabsadda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sensei   

Faroole can go to Xamar as Somali anytime, should he not be able to ?

 

PL said " TFG officials may not come to PL in official capacity". This includes PLanders that serve the TFG.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Somalina;688237 wrote:
lol...Warfaa is smart man, wuuna u qalmaa. Teeda kale, magacyo ayaa la tuurtuuraaye meeshan, marka waa isaga darsadey. lol

----------------

 

Dood: Mustaqbalka DFKMG ee Somalia

Dhageyso.

 

1- Xildhibaan Daahir Maxamuud Geelle
:D

2- Dr. Maxamuud Maxamed Culusow (wax walba wuu ka soo horjeedaa! lol)

3- Danjire Cumar Idiris (smart man)
:D

4- Xildhibaan Xareed Xasan Cali (caqli lix saac aka Farole mouth piece)

 

lol.....waa isaga darsaday. Waa hagaag waad ku darsan kartaa.

I think Your number 3 should have kept his Macallin Dugsi post or look for one.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hhhhhhmmm g0od idea somalia.. macalin dugsi aa ku fican in madaxweyne laga dhigo but they r addicted dadka in la karbaasho amuu shacabka mareer baaba kaga dhigaa.....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this