Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Faroole For President After Sharif ???

Recommended Posts

War magac yadaas wadankee u dhasheen somali maba laga isticmalee ma reer lands baa teeda kale waxan la yabay farole waa kee mise faramaajo baad ka wadiin "cadkaan hee hadalkii ceydiid ahaaa but iska dhaaf 9 apgaal baa heshee nd i gotta say ilah ha u dambi dhaafo

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

faroole caro badan iyo go'aamo degdega oo aan looga fiirsan ayuu ku caan baxay.

waxaan qabaa hadii puntland cid laga sharaxo inuu noqdo cadde muuse waa nin daacada,,,,waxaan xasuustaa mar la weydiiyay inay lacag aan la'ogyn ay puntland daabacday iyo in kale oo uu ku jawaabay,,,,meela aan wax ka taataabanay waa jirtaa laakiin ma badna:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
caydarus   

Somalina;687939 wrote:
Waxaa u roon inuu fadhiyo meeshu hadda fadhiyo oo faatadhugtiisa laga dhegeysto. Yuusan is ceebeynin haddii uu caqli leeyahay, Koonfur will not accept him.

 

Prof Warfaa for president.

qabyaalada a side plze it's time to unite.

faroole,sharif and the rest all are nonses.

i say uf akh ish who ever talk qabiil wa waxa nala harey naga reebey qayrkeen.

shacabkiina kudhamadey for nothing.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

gooni;688277 wrote:
faroole caro badan iyo go'aamo degdega oo aan looga fiirsan ayuu ku caan baxay.

waxaan qabaa hadii puntland cid laga sharaxo inuu noqdo cadde muuse waa nin daacada,,,,waxaan xasuustaa mar la weydiiyay inay lacag aan la'ogyn ay puntland daabacday iyo in kale oo uu ku jawaabay,,,
,meela aan wax ka taataabanay waa jirtaa laakiin ma badna
:D

lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Though I don't like Faroole and his *****y attitude, he's definitely an upgrade on that sheikh turned criminal. Sheikh Sharif will go down in history as the most useless president the world has ever seen. This Sudanese looking pig hasn't achieved anything in the two years or so he was president, in fact he lost 80% of the lands he inherited from A/Yusuf

Share this post


Link to post
Share on other sites

Onemangang, Cabdullahi yusuf and geedi brought xabashi and some soldiers from PL, markii la doortay shariif waa wada baxeen, waxey noqotay inuu ciidan cusub dhiso, waxkasta kow kaso bilaawo. Ciidan boqolal gaarayo sidee ay ku sugi karaan amaanka goobaha ay 50 000 ethiopian + copy amxaaro ay sandulle ku heysteen, caqligaaga isticmaal ee caayda iska dhaaf infact if u better than him dee orod bax muqdisho aad oo isbedel ku sameey wuxuu sameyni waaye sheikha,howl fudud miyaa uu maleeysa..

 

Hadda ayaa la gaaray wakhtigii dowladda guuleeysan laheyd ee uu fiirso sxb shacabkii dowladnimo waa uu bislaadeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sensei   

I hope not, I sincerely hope not. PL presidency or premiership would only give voice to ****** like Dalabeey & Ahmed Dirie. These people have gone as far as to suggest reer Puntland looted and murdered innocent Xamar folks. Not quite so, if memory serves me right it was the vice versa. Now, instead of moving forward these numbnuts insist on placing blood libel(yes, I said it) on others in a cheap effort of equalizing guilt.

 

Nimanyahow, PL dan baa ugu jirta inay Xamar hagaagdo, kuwa Xamarna(Shariif & Co.) dan baa ugu jirta inay la hishiiyaan PL. Wax kale oo meesha yaala majiraan. Buuqa & rabshadda iska dhaafa oo reerka dajiya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sensei   

Haddii kale ina Yusuf Yeey baan soo celinaynaa, markaasuu oday walba dhihi doona waana la dilay, oo waa nala xasuuqay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Xaaji Xunjuf;690821 wrote:
Somalina faroole wa inad ku so dhaweysid vila somalia wa madaxweynaha mustaqbalka;)

Villa Morgan ku soo dhaweeya marka hore, idinka ayuu idin dhawyahayee! he is not welcome in Villa Somalia these days! he is banned until further notice! lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Sensei;690851 wrote:
I hope not, I sincerely hope not. PL presidency or premiership would only give voice to ****** like Dalabeey & Ahmed Dirie. These people have gone as far as to suggest reer Puntland looted and murdered innocent
Xamar folks.
Not quite so, if memory serves me right
it was the vice versa.
Now, instead of moving forward these numbnuts insist on placing blood libel(yes, I said it) on others in a cheap effort of equalizing guilt.

 

Nimanyahow, PL dan baa ugu jirta inay Xamar hagaagdo, kuwa Xamarna(Shariif & Co.) dan baa ugu jirta inay la hishiiyaan PL. Wax kale oo meesha yaala majiraan. Buuqa & rabshadda iska dhaafa oo reerka dajiya.

Haddii aan wax yar kugu darsado, kuwa Xamar imaadey oo dadka deegaankaas dhacay meysan ahayn reer Xamar. Weligoodna Xamar sidey u taalo meysan arkin. Haddaad qabiil ahaan wax u sooceysidna waa sheeko kale. Xamarna cid aan la dhicin ma jirto. Our houses were looted as well and my own cousins were killed.

Tuugo laga keeney Ethiopia oo magaca jabhad wato ayaa dhacay cid walba. Marka hadal qiimo leh la imoow fadlan. Gracias.

 

Reer Xamar= qof ku dhashay Xamar.

 

Xaji, naga daa odeygan isku yaacey hadalkiisa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this