Sign in to follow this  
Mr. Somalia

Shariifku Muxuu u Tegi Waayey Puntland?

Recommended Posts

Prof. Cali Maxamed Geeddi, oo ahaa RW dawladdii hore ee TFG-da, wuxuu markuu doono tegi jirey Puntland, oo markaa uu haystey generaalkii “reer boqor” General Adde Muuse. Waxa isaguna dhawr goor booqasho ku tegey Puntland General Abdi Qaybdiid. Haddaba waa maxay sababta uu Shiikh Shariif u Tegi waayey puntland isagoo ah weliba ninka ugu socdaalka badan madaxda iyo hogaamiyeyaasha Soomaalida? Waa maxay raadka ay yeelan karto in ninka madaxweynaha ah ama RW-ha ah uu maskax ahaan ka gudbi kari waayo xeydaanka qabyaalada ee dadka la dhex dhigey? Taasu maxay ka oraneysaa kartida iyo shakhsiyadda madaxweynaha dal burburey oo dadkiisu kala fiigsan yahay oo u baahan in nin dadka oo dhan dhex geli kara uu hogaamiyo? Maxay jiilka cusub ee aan arag Siyaad Barre ka qaadan karaan in madaxweynaha Soomaliya uu kaga kalsoon yahay Adisababa Garoowe?

 

Kursigani waa astaantii qaranka Soomaaliyeed. Maaha in madaxweynuhu uu qolo si caddaan ah uga soo horjeesto, ama loo arko inuu dadka qaar hoosta ka neceb yahay. Waxaa laga yaabaa in dadka qaar yiraahdaan sharrifku ma tegayo Garoowe sabatoo ah iskuma fiicna Faroole. Haddaba taasu maaha arrin cudur daar u noqonaysa shariifka, sababtoo ah booqashadu waa arrin ku saabsan dadka, oo aan wax shaqo ah ku lahayn maamulka. Haddii aan maamulku ahayn mid kan sida Soomaaliland looga baqayo xagga nabadgelyada madaxweynaha. Colaadda kala dhimashada ah ee Madaxweyne Shariif u muujiyey dadka qaar waa arrin weyn oo caqabad ku ah soo celintii kalsoonidii lagu qabi lahaa dawlad dhexe. Arrintaasu waxay kale oo muujineysaa dhinaca ay fikrada siyaasadeed ee Shriifka iyo ragga ku dhow dhowi u janjeedo. Waa dareen iskiis u hadlaya oo aan faahfaahin u baahnayn in shariifka aaney ilaa haddeer marnaba maskaxdiisa ku soo dhicin oo aan wax hadal hayaaba jirin booqasho uu ku tago waddanka barkiis.

 

Intaa waxa dheer in Shariifku uu si fudud u ogolaadey in Itoobiya ay u isticmaasho danaheeda gaarka ah. Danahaas oo qaarkood aan la garanayn wax faa’iido ah oo ugu jirta dadyowga geeska Afrika, marka laga reebo isla-weyni iyo colaad hurin iyo nacayb hor leh hor leh oo qowmiyadaha la dhex dhigo. Tusaale ahaan cunaqabteynta Ereteriya. Haddii Itoobiya ay rabto inay saxiibadeed u isticmaasho inay Ereteriya cunaqabteyn ku soo rogto, taasi waa arrin ka dhaxaysa labadooda dal. Soomaalidu wax shaqo ah oo ay ku leedahay haba yaraatee ma jirto. Siiba marka la eego sidii ay Ereteriya u soo dhaweysey Shiikh Shariif laftiisa, isagoo walhad ah oo meel uu qabsado la’.

 

Ninka oran kari waayey “areey aniga ninkaas durba iskuma rogi karo anoo madaxweyne sheeganaya oo durba dariiqyada kama cayn karo” waa maxay kartida kale ee laga sugayaa? Arrintaasu waxay noqotey fadeexad iyo sharaf dil lagu sameeyey magaca iyo qaranka Soomaaliyeed, oo awal lagu yiqiin inaan cidina wasaqda isaga tiri karin. Xabashidu waxay rabeen inay Soomaalida la sheego ee dhagahooda ka badatey ay ka dhigaan wax iyaga ka sii liita oo aan diin iyo mad-hab toona lahayn. Weyna ku guuleysteen, Iyagoo isticmaaley nin aan wax shaqo ah ku lahayn booska la fadhiisyey. Nin aan in yar oo damiir ah lahayn, haba yaraatee ummad dhan ma hugaamin karaa? Jawaabtu waa maya.

 

Haddaba waa wax iska cad in Shariifku aanu lahayn astaamihii looga fadhiyey ninkii qaban lahaa hogaanka dalka xilligan adag ee lagu jiro. Siyaasaddu waqtiyada caadiga ah baysan ahayn arrin fudud (arag waxa haysta Daahir Riyaale) iskaba daa iyadoo qalaama rogad lagu jiro. Khatarta ka soo socota karti darada shariifku waa mid iskeed u taagan oo u baahan in gooni ahaan looga welwelo. Waa in Shariifka lagu bedelaa qof isku kalsoon oo fahamsan waxa uu u taagan yahay, isla markaana qaadan kara go’aano adag haddii loo baahdo sida ugu dhakhsaha badan.

 

Liibaan Gamaadeed

gamaadeed@yahoo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

This question has always baffled me. If the guy is the President of Somalia, why is then not unable to visit his own country, and I'm not only talking of Puntland. Why does he choose to be holed up in the two square kilometers of Villa Somalia? Isn't this cowardly for a man claiming to be the president of Somalia?

 

Discuss!

Share this post


Link to post
Share on other sites

i'm afraid he's told not to , by who ? i don't know....but one thing i know better is the guy doesn't have an agenda what so ever! and that is one hell of a probelem for me .

Share this post


Link to post
Share on other sites

who cares haduu imaado iyo haduu kaaraan ku meereesto. He is irrelevant as far as puntlanders in puntland are concerned. they don't pay attention to him at all. ma noolyahey, ma dhintay, ma joogaa , yaaba war u haayo sheekoyinkiisa.

 

Mr. Somalia, adiga lee lagaa maqlaa shariif, maahinoo?

Share this post


Link to post
Share on other sites

AU didn't approve Salim Saleh's militia

 

Saracen International has been associated with President Museveni's younger brother, Salim Saleh. Picture by Morgan Mbabazi

 

By Julius Barigaba (email the author)

 

Posted Monday, December 20 2010 at 20:41

 

 

It has now emerged that the activities of Saracen International — the private security company currently training militia in the semi-autonomous Puntland state of Somalia, as reported in this paper last week — have not been sanctioned by the African Union. Analysts say this could have grave consequences for Uganda’s peacekeeping force in the country.

 

Related Stories

Salim Saleh's Saracen training militia in Somalia

 

Saracen is a Ugandan company associated with General Caleb Akandwanaho alias Salim Saleh, senior advisor to and younger brother of President Yoweri Museveni.

 

Officially, Kampala denies that Saracen’s activities will harm the African Union Mission to Somalia, Amisom. “As long as their operations do not contravene UN procedures it does not harm the peacekeeping mission. They are not training an anti-government force, are they?” asked army and defence spokesman Lt-Col Felix Kulayigye.

 

Amisom is in the country to prop up Somalia’s Transitional Federal Government.

However, The EastAfrican has obtained confidential information to the effect that Saracen started the training without due approval from the African Union.

 

Last week, Saracen International representatives met top diplomats from the United States, the United Kingdom, the European Union and the United Nations Political Office for Somalia to explain the scope of Saracen’s activities in Somalia, but the Nairobi meeting raised more questions than answers.

 

The meeting was called to thrash out contradictions between Saracen and Amisom activities, but the diplomats were shocked when Saracen admitted to having breached procedure and usurped Amisom’s mandate.

Among other things, Amisom’s mandate includes training of the country’s fledgling security forces — Uganda has to date trained over 2,000 Somali army officers and nearly 1,700 police personnel, all of whom underwent training on Ugandan territory. Another 1,000 Somali army officers are to be trained in Uganda next year.

Saracen’s activities clearly parallel those of Amisom. Even more controversial is the fact that the identity of the donor who contracted Saracen for an estimated $10 million remains a mystery, although sources point at UAE contacts while others mention only “a Muslim nation.”

 

It is understood these donors are wary of potential terrorist attacks from Somali Islamist fundamentalist group Al Shabaab.

 

Sources reveal that Somalia’s Transitional Federal Government wants to build up Puntland’s army to fight Al Shabaab in the Galgala Hills, after which the TFG will launch a war against Somaliland, the self-declared independent northwestern state. It is this scenario that poses dangers for Kampala, whose troops form the bulk of the Amisom peacekeeping force.

 

Private business

 

When The EastAfrican contacted Gen Saleh, he admitted that his company was involved but declined to comment on the details and implications of his company’s activities in Somalia, saying he had not yet read the article this paper ran last week.

 

“I have been told about the story but I can’t comment on something I have not read.” The East-African first reported last week that Saracen was training militia in Puntland.

 

However, other army and security top brass in Kampala said there was no risk to Kampala as this was “a normal, private business matter” that has little or no bearing on the country’s security.

 

“In countries with insecurity problems such as Somalia, there is always an urge to hire private security. This has forced Somalia to do the same and Saracen is only training them,” said the army spokesman.

Still, other events unfolding in the troubled Horn of Africa nation raised troublesome scenarios for Uganda. On Friday, December 11, Somaliland authorities seized a plane in the region’s capital Hargeisa that was allegedly carrying military supplies to Puntland, where Saracen is conducting the training.

Somaliland Interior Minister Mohamed Abdi Gabose said the cargo plane had flown in from South Africa via Kampala, carrying military uniforms and other supplies for the newly recruited militiamen in Puntland, French news agency AFP reported on December 12.

 

Not only is this in violation of the international arms embargo against Somalia, but crucially, it puts Kampala in the awkward position of having to explain the role of its officials in parts of Somalia, other than Mogadishu, where its peacekeeping contingent is legally restricted under AU and UN mandates.

Already, government and army officials are issuing denials but this will not necessarily convince Somaliland and critically, Al Shabaab that Kampala is not supplying arms to allies of TFG.

 

This leaves Amisom in serious danger of being perceived as a force that strategically secures the capital while covertly training and arming militia to take control of other areas.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^

Doqonyahow, Puntland waxaa yaal dhul Soomaaliyeed iyo shacab soomaaliyeed, marka Shariif muxuu dhulkaas Soomaaliyeed weli u tagi la'ayahay weeye su'aashu haduu uu yahay madaxweene?

Share this post


Link to post
Share on other sites

My sources indicate that the complete opposite. The tfg is forming a war-front against somaliland to capture berbera port and use it as strategic location to dock down weapons and gain further taxation to beef up his support. Sharif knows he can't rely upon being a bread-basket for world donors, He needs a land and people to control and where better else then somaliland. An easy conquer fest would occur which the southern clans in particularly the baraxley till hobyo boys wiill be advised they are defending their country against somaliland who want to split up the border. This would definitely unite them and focus the war in another direction.

 

The boys from baraxley till hobyo just need a uniting banner and no better way for them to unite to defend the territorial integrity of somalia. Thats what I bellieve sharif is gearing up for. He will use puntland assistance in making sure no threats from the eastern bloc of somalia.

 

Once sharif secures somaliland he will be able to recieves taxation and berbera port as part of his arsenal to attack the remaining elements of shabab juntas. Sharif knows time is ticking and he needs to come up with a big move in order to keep him in office when his mandate expires and hence uniting the baraxley till hamar stetch would be HUGE reason to keep sharif still in power and the only way those boys will unite is when they see outside clan enemy this is when the qowdhans step in.

 

Thats my political analysis not this nonsense sharif doesnt like puntland and if he didnt then why would he not say anything about puntland being an airforce which by far superior then other clans military arsenal. An airforce, a naval, a strong army on the ground force with superior training such as carmo, pis and superior technology like radar equipments being installed in bosaso as allgedo reported is quite worrisome for the enemies of puntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

If sharif didnt like puntland he would just sit there and not say anything while Puntland is becoming the biggest powerful clan of Somalis equipped with the best training and equipment money can buy

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mr. Somalia;681328 wrote:
^

Doqonyahow, Puntland waxaa yaal dhul Soomaaliyeed iyo shacab soomaaliyeed, marka Shariif muxuu dhulkaas Soomaaliyeed weli u tagi la'ayahay weeye su'aashu haduu uu yahay madaxweene?

Mr somalia su'aashu waxa waaye reer puntland ma ictirafsan yihiin wadaadka mise qabiil ayaa jarjaray...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abdirazak_PTL;681330 wrote:
If sharif didnt like puntland he would just sit there and not say anything while Puntland is becoming the biggest powerful clan of Somalis equipped with the best training and equipment money can buy

PTL after 20 yrs wali qabiil ma wadaa, u should have learn't by now qabiil ineysan wax tareynin ee qaranimada naga luntay aan so ceshano reer hebel iyo reer hebel iyada ayaaba heerkaan na garsiisaye..

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^"Abdirizak is at it again. The mole pretending to be from Puntland.. Anyhow keep up the good work.

As for the title, Sharif Ahmed has not visited Jowhar, Afgooyee and Balcad, so Puntland is too far for him at this moment, hopefully one day he will get out of the jail he created for himself.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this