Sign in to follow this  
Indhoos

Xujo, Xujo Dhaq...

Recommended Posts

1. Waxa la tibaaxay in ay sharci-darro tahay in nin ku nool waqooyiga Carolina ee dalka Maraykanka lagu aaso koonfurta Carolina! Yaa ii sheegi kara sababta ay sharcidarro u tahay?

 

 

2. Yaa ii sheegi kara sida "SEVEN" looga dhigi karo "EVEN". Kollay dad badan oo xisaabta ku takhasusay golaha waa fadhiyaan!

 

Akhyaarta bal labadaa xujo halaga soo jawaabo.

 

C/raxmaan Xasan Nuur

Islamabad, Pakistan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Hadaan su'aasha ka jawaabi lahaa (tan labaad wilibo) waxaan ka baqaa in ladhoho Google aa laga soo qishay. Bal aan mutacalimiinta ka war sugno. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Indhoos   

Meesha waxbaa ka dhacay...lol

 

Run waaye iyadoo alif loo dhigan baa la siinaya 70 xaboo moos ah, let us assume inuu potasium deficiency haayabo.

 

KK, good job and even if you googled it(and I am not saying that you did. I am just thinking it icon_razz.gif ), it is smart b/c I failed to google it and just guessed it.

 

Welcome new comer. Wuuba abtirsaday. Ma BBCaad u shaqaysaa walaal?

 

Will be back with the answers to the xujo.

 

*goes off to google them* mwahahaha :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

LOOOOOOOL@Meesha waxbaa ka dhacay...

 

Wax kale meesha kama dhicinee meesha 'far bugto iyo meesheedaa is og' baa ka dhacday... :D Google buu wiilka ku taqasusay, hence jawaabta suu meeshaas uga raadiyay uuna uga soo helay for a simple calc wax ah...

 

 

Patiently awaits for Indhoos jawaab

 

 

Waves@MMA!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buuxo   

^LoL@Google it.I blame google for my un-intelligence & Somalia for the malnutrition as child.Wonder if we can sue google for our dependence on it.And Somalia too :D

 

 

Indhoos,Xujo Xujo dhaq waligeey ma maqli .see loo dheela?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Indhoos   

Buuxo, xujo markii lagu dhaho, adne xujo dhaq aa dheheesaa. Waa googaa, cadale camal. We need a googaa thread too.

 

Google wali waxaan ka baarayaa jawaabtii sibay isku dhextaalaayo waaban arki la'ahay jawaabta jini. Bal ii kaadsha.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^Damiin, google xataa si walooga search gareeyo maadan aqoon? Taqasuseyaasha waa in lagaala hadlaa oo some sessions oo shuut ah lagu siiyo... icon_razz.gif

 

Indhoos,Xujo Xujo dhaq waligeey ma maqli .see loo dheela?

Buuxo, ani kaligeey aanba is mooday ee ma'ila aragtay? Xujo dhaq lagu yeh...Mayee Xujo qalaji... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Indhoos   

Waryaaya xujadda dhaqa ama muranka daaya...YAA RABI, Bal Hurgufa ama wara hadii ladhihi maxay sameen lahaayeen? lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^ :D

Indhoos wey dhaqee

Buuxo wey hurgufee

Ani waan qalajinaa

Arac, adna feeree hee

 

Gacmo wadajir bey wax ku qabtaan sow lama oran jirin?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cara.   

Haday Buuxo mar hurguftay oo xariga surtay maxaa adiga ka qalajinee? Ma afuufee?

 

Waa inaad warankiilo ku cadeysid markay Indhoos oomada ku dhaqdo. Saasaa hawl-wadaag loo yaqaanaa icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Alla maxaa baaf wax ku dhaqday? icon_razz.gif Ee maya, markey Buuxo hurgufto ani dryerka leen ku tuurilahaa nooh, islaan conditionkeygoo kale qabto warankiilo wax kuma rugi karto, teeda kale ani shaqo badan maqaban kari (doctor's orders, I carry a note too)... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

lool@dhaqa iyo feereeya, nice topic :D

 

lool@Arac, ma waxaad ka hartey hablihii xiligii Sayid Maxamed Cabdulle Xasan, waxbaad isku daba taxdey :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this