Sign in to follow this  
Indhoos

Xujo, Xujo Dhaq...

Recommended Posts

Indhoos   

Xaawaley, Seenbari, Xaawaley...Dhaqoow aa la sheegaaye, Baaf iyo warankiilayba lasoo ordee...ar iga fogee jaqafyada, waaba ka raystee...

 

KK, Dr's Note eh? Waxaa isoo xusuusisay, yar uur leh markay dhakhtar u sheegtay inay soomantahay ayuu ku yiri, U sheeg adiga inaadan soomi karin anigaa note ku qoraayee u gee...Bal yaa loo geenaa waa yaabe?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Ee maxaa anba saasaan noteka u wataa, meelaan ku diro aan la'ahayse? icon_razz.gif Istaqfurulah!

 

War heedhe haya yaa igaarkii abtirsanaayay ka jawaabay xujadiisa, ani marabi hadaan ka jawaabo in ladhoho google ee kasoo qishtee? Bal dib ugu noqda toobiga...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Indhoos   

Walaalay xagga iga istaag ha i dambaajine...Islaamahii markay dadka jar-jaraan oo qosol la dhacaan...Kix, kix, kix, "istayfurulla tubtay tooba." ka daba marin jiray aaba isoo xasuusisee. Waxay dhameen lahaydba dhamaysaye maxaa haray bal. :D

 

As for the xujadda yarka abtirsaday...google kasoo qabo waa iska caadiyoose. icon_razz.gif

 

Okey...Tan kobaad, ninka magaaladuu dhinac uga nool yahaye maxaa dhinac kale loogu aasayaa...

 

Haye tan labaad waa xagaaga KK.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

LMAO@"istayfurulla tubtay tooba."

 

Alla unaxariisaydii Ayeeydeey eheed baad isoo xasuusisay walahi...Waan kuu dhaaran hadey ku dhahdan, waxaaba kuu dhaanto adilee inaa god iska sii faagatid oo is duugistaada bilaawdid...Alloow kuu naxariiso... :D

 

Walaaleey aniga abadan inaan ka jawaabo xujadaan...Google afhayeenkiisaa igu xanaaqaayo... icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Indhoos   

Ayeeyo sounds like raggeedi alaha u naxariisto...

 

Ar biiqnimada jooji, afhayeenka haduu ubato sidii dafuufi dun lagu xiray camal uu cabaar boodboodaa kadibna waa iska dagaaye, Maandhaay maad jawaabta soo qabatid.

 

Waa kaa sugoowhaayaa jawaabta ogoowhee...fa yaheenka dahuu sika laawo aginaa aak lecinaayo nooh...ha cabsoonin naaw uk boogahaynaaye.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Na'iga ni la'ooyo neel ak qabaa, dhahoow xawgii ak oos xabo da'igaa ak samluu he go'oow eel... :D

 

After isjiijiid iyo waxoogaa is macnees, bal ka yara beydha aan ku farayareystee xujadii eheed:

 

2. Yaa ii sheegi kara sida "SEVEN" looga dhigi karo "EVEN". Kollay dad badan oo xisaabta ku takhasusay golaha waa fadhiyaan!

Of course mana soo qishin yaah yaa jamaaca :D !

 

Marka hore waa inaad SEVEN kala dhig dhigtaa, oo aad xarafka hore ka jartaa **drum rolls pls**:

 

S.E.V.E.N - S = EVEN, war 'S'ta lee laga reebaa nooh, sheekada Even ee iksu badalee! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buuxo   

^ileen xisaabta aad ku takhasustay?

 

LoL@dhar dhaqoow.KK & Cara i'dinka baa xugo noqo dey :D

 

Indhoos,more xugo please.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Indhoos   

LOOOL...ar Arac maxay soo jabtay hadayba taas wax ku soo feereesay, ma anaana yaabin...

 

Waa kala tuurtay KK, saasaa lagaa rabaa. Bal igaarkii abtirsaday aan sugaynaa inoo noo kala cadeeyo in la saxay iyo in kale.

 

Haye Buuxo idinkaa la idinka sugaa tookadaan nooh. Waa adiga, Arac, iyo Kool Kat.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Buuxo, sheekadii Xujo Dhaq adaaba kadaree, waaxey Xugo bisinkee? icon_razz.gif

 

Arac, ilaahoow hadaad fiyoowdahay maxaan dhahaa? Si daacad ah baan u qoslay markaan arkay feeradaas...Niyadana iska iri 'aloow tan gacmeheeda iyo cajaradeeda ha'itusin'...Yacnii feero burn-marks nooh! :D

 

Indhoos, here goes mine, hana soo qishin:

 

Wax kun baal leh oo aan bad ka boodin?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Indhoos   

Ala hooyooy...Walaahi waa iga qoslisay, Gix, Gix, Gix aaba kor u dhahay ka waran? :D

 

Saa u sugaayay inaad XUGO soo qabanaysidlee...Buuxo oon gabay uga bartay markaa aaba xugo soo qortay, waa amusay nooh. :eek:

 

Al-qishul xaaraam, walaakina lagama maarmaan ma maqlin miyaa adi... icon_razz.gif

 

Haye jawaabta kitaabka waaye...Kaaliin xawaa uk yewdinaa nakee googaa yaawe nooh...lol

 

Edit: Arac feerada xaafada may kuu taalaa xasuus ahaan xagee ka soo dhufatay walaaleey?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Iyaah? Aaw i baqatay, ee lu'aas juxo he nadh aa ii yoogtay, xawaa is hadhay roodhe yaashaan am laka hafyaamaan! Nadhaaf...Haye adi noosoo dhaji hee, ani su'aasha kuma fiicni, qishidaan kufiicnahay... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Indhoos   

^^^Hakaa saarto...Roodhe aay he, :mad: Xasha kulilah, hee? Sii wadhee...Maya abaay waxaan ka sugaynaa Buuxo iyo Arac.

 

Edit: Kaalin agida keesho naa ak sugaayeye nidhaca ali soqol...aaway hee? :(

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this