Sign in to follow this  
RedSea

Af soomaali kaliya...

Recommended Posts

Kool_Kat   

^Hee, maxaa?

 

Ambo waan copy-gareenkaraayeeday:

Inaan kuu adeegoo

Aduunyada inataan jiro

Waajibkaaga oofshaan

Axdi kuugu marayaa

Arligaygoow

 

:D:D:D I just kidding!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Originally posted by Kool_Kat:

^Qub moos adi ku kuf...Xaasidsanidaa...Adi intaa ku taraaraxday af af ma u dhactday...lol...Ha i xasuusin...

 

Haye hee luuqaaqa ma kuu dhaafaa miseh?

qub moosa ku taraarax mar kale kuma dhihi karee, haye markaa taraaraxdey, ma ciddi aa ku murkacatey mise lawyaha aa ka muruxdey lool

 

hada marwo aa tahey malagu dhibi karo smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Waan ku faraxsanahay inaan ku soo turaanturroodo, xasha waxaan ka wadaa inaan u soo talaabsado jiirada Afsoomaaliga.

 

Waayahaanba waan la'ayn meel Ingiriiska ka caaggan oo aan ku nasanno ee horta malla nabdoon yahay reerkana berrin khayr qaba mallagu furay, yaana sahan ugu maqan oo aan ka ahayn ninkii Jacaylbaro ahaa oo Adis Ababa iyo Leon u sahan tegey? Northener saaxiib adigu xaalkaaga ka warran waayahaan war lagaama heline?

Share this post


Link to post
Share on other sites

loooooool@dhegtaan ka jabay ,, :D:D ,, kk waad iga qoslisay rintii :D

 

 

Abwaan, waar niyow barbaartu way fiican tahay ilaa hadda sahankuna sidii loogu talagalay buu u socdaa oo wax xumi ma jiro dadkii oo badankoodii aan la isba af garanayn mooyaane oo marmar sidii wax dhego l'a faraha lagu wada hadlayo :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismahaan   

hi all ,

meeshaan hada waba ku dalee wah somali yaa wax laga waaydiinaa , yaa macalin eh??

su,aalo qabaa

 

walahi soo dhaweeyn xataa ma leh reer nomad

feel realy lonely fiq fiq fiq

Share this post


Link to post
Share on other sites

jooji af angariisida ,, oo soo dhowow horta , koob shaaha cab, sharaab ku dar, cashona raacso hadaad rabto ,,,

 

intaa ka dib soo fadhiiso aynu muranee ,, anigu muran uun baan hayaaye :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismahaan   

jooji af angariisida ,, oo soo dhowow horta , koob shaaha cab, sharaab ku dar, cashona raacso hadaad rabto ,,,

 

intaa ka dib soo fadhiiso aynu muranee ,, anigu muran uun baan hayaaye

 

 

sheekajacaylka mahadsanid huuno

kkkk shaahiga iga daa bil fadlan juice ;)

intaa ka bacdi magacaygu waa kalay ila muran barasho wanaagsan smile.gif:D

soo daa waxaa haaysi :cool: :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

soo daayaye ,, horta halkeen kugu arkay wejigaagu wuu igu sawiran yahaye ,, waxaan filayaa inaynu saladii ciidda isku ag tukanay si kele kuuma xasuusto ,,,,, mise tolow safar baynu wada galnay beri aan awr hilbo ku siday oo aan tuulada laba liq u iib geynayay oo adiguna aad adhi lumay raadinaysay oo aad diif, daal iyo haraad la socon kari la'ayd ,,,ma xasuusataa oon awrka kugu qaaday ilaa tuulada ?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismahaan   

sheekhajacaylka ahahahahaha

walahi waa qoslee wah , markii oo waxaa sheegee miyaa badiga joogney ma ahoo

adiga dacawo la joogtey and geelka

si fiican u kasaa lols

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismahaan   

miskiim macruuf aqiyaar,

no qarxis dee lols 3 sano ka badan ku jiraa laakiin waa iska regis gareeyay lee ekekek

waligeey xataa wax ma soo qorin hada soo noqdee was hunting diseases in africa kkkkkkk

anyways aad baa u maraqsan tihiin all

Share this post


Link to post
Share on other sites

haa ,, dacawadii geela la joogtay ilayn waad xasuustaa ee weliba sigaarka cabbaysay ,, iyo neefkii orgiga ahaa ee qayilayay ,,,, alla maxaa meeshaa wax lagu arkay ,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this