Sign in to follow this  
RedSea

Af soomaali kaliya...

Recommended Posts

nemo   

Originally posted by Jacaylbaro:

Waxaan kugula talin lahaa inaad magacana bedesho oo aad BADDA CAS la baxdo ,,,,
:D:D

Classic, I too agree the name should be changed as well. And for me not writing somali, mate it took me an hour just to read the post without the replies. :D so im excused then ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

hahahaha ,,,,, this is the best place to practice your somali chick, ,,,, :D

 

 

don't be shy, just write what you can write ,,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

By the way, why all every girl says, that she does n't know or cant speak Somali :D . Waar niyow waaba ka yaabay dumarkan. Cabbaar ayaad wax waydiin waxaaba laguusoo qorayaa Af Somaliga walaalo ma qoro oo maba garanayo.

 

ANOUNCEMENT:-

 

OLOLAHA FARTA SOMALIGA AYAA LA FURAYAA DHAWAAN !

Share this post


Link to post
Share on other sites
nemo   

Originally posted by Jacaylbaro:

hahahaha ,,,,, this is the best place to practice your somali chick, ,,,,
:D

 

 

don't be shy, just write what you can write ,,,,
:D

Well I know the alphabets does that count? Let see if I can remeber all?

B T J KH D R S SH C G Q F K L M N W H Y

 

And there is the vowles:

A E I O U

 

PS Hunguri/ Hungry or whatever you name is, I said I can't read doesn't mean I can't speak because I say my somali speaking is pretty good. Just never bothered to learn reading because no one taught me probably.

Share this post


Link to post
Share on other sites
STOIC   

Time to kill this Somali thing...

 

 

Waa salaamantihin dhamaan raag iyo dhumaar ba.Waar Hataa Heedee, Gacantaydu waxay ka maagtay inan Istukutayow Inaan qori qaro Afsomaliga-Afkeyga Hoyo.dhinac kasta aan uujesto Nin Somaliyed Baan ahay.Waaxaan aad Udibsatay arimaha kaamiit ah afkeyga hoyo anansi wanagsaan uuggu sheykeyn kariin sitha afka Swahiliga iyo ingiriiska.Dee horta niin aqonsaan dibatathisu wa niin dhonaya inuu waax baarta.Marka hadalkaygu waxaan kuso gaba gabaynaya inaan akhriin dhono koralka halkaan kasocdo....Lol I feel good for that effort :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

lool@Stoic, khattar cadiim ayaad tahay, khatari sana, Somali yako ni mzuri sana kabisa smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by LayZieGirl:

Poster, waad qafiiftay ayaan umaleynaa. Who cares what language aad wax ku qoreysid hadda kadib?

I don't want to have to find lame threads such as this anymore, so don't let it happen again.

Islaantaan aniga kama helin sideey dadka ula dhaqanto, dabeecad majirto!

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Waan soo noqday,

 

Marka hore salaan sare oo ah tii Islamka.

 

Ta xidga waamaxay Kiniyatigan meesha qabsaday, waryaadhaheen ordoo Ugaali ii keena.

 

Waryaa Jacaylbaro,

 

Magacayga in aan badalo ayaan doonayaa laakin waxaan raba in uu ii noqdo xasuus. Ma aragtay marka dad wax tuurayaan, had iyo jeer waxay lahadhaan wax xasuus ah, kana wa sidii oo kale. DAgaalo badan ayaan kusoo galay magacan isaga ah, markaa iska daa, ha iska joogee.

 

Ebonique,

 

Ala hayay, waa xabadii yarayd ee ubaxa yar ee soo baxayey ahayd, inabti kawaran xaaladaha aduunka iyo halka aad isla maraysaan.

 

Namelesschick,

 

Salan maleh, ma i xasuusataa, in aan ahaan jiray macalinkaagii farta Somaliga ah, salaan iyo shaahii aaway inabti?

 

 

Northerner,

 

Inadeer, hadii Eebe nafta ii sugu waan tagayaa, calaf iyo wad mooyee, wax iga xigaa majiraan wadankii. Sida aad sheegta bisha Julaayo ayaan tagayaa ramashadii Hargeysa, Docda Zeylac ilaa wabiga daaciisa (timacadee ayaan kasoo amaahday fikradaas).

 

 

Hunguri,

 

Adiga wali sawiradii Hargageys ayaan kaa sugaynaa awoow. Lasoo dhakhso, andale andalee.

Waad mahadsantiin, intii aanan qoraalkayga ku xusin, Markale ha inoo haato.

 

Mahadsanidiin dhamantiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
STOIC   

Red, hala is xaqdhowro ninyahow.Hadalkoo gaaban, Kenyatigu wa taat sithatho kale.Waanu kaqeb qadaan karna shekeyunka halka kasocdo.waxaan anigu mar walba aad uga soo horjeedaa taatka tatka kale kafaana.Aflagadadu wa shey aat ufolxuun.Faadhiyan waxaan kuleyhay khalad aad uweyn baad gashay. :(

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Abti Awlugeeye macanow, sida aad iila kaftantay ayaan ana kuula kaftamayaa. Haba yaratee wax xumaan ah ma odhan ujeedadayna ma ahayn.

 

'Waa maxay Kiniyaatigani' wax xumaan ah kama wadin, hadii aad xumaan iga qaadatay, abti macanow raali iyo nus iga ahow.

 

Kiniya waa daganaa, waana jooga in sanad gaadhaysaa, Somalida halkaan ku dhaqana sharaf iyo ciso ayey agtayda ka mudan yihiin. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this