Sign in to follow this  
RedSea

Af soomaali kaliya...

Recommended Posts

Baxsan, err, Baxnaan, magac isku dhacaayo aa la heshay.

 

Micnaha baxnaan magaca nimanka ee baxsanka gabdhaha miyaa?

 

Aniga waxaa ka heli jiray kuwaan waayadii hore, amaaba soo qaataa taloow:

 

Jinoole-aw-Jacburis

Xariif-Xaaji-XuuXaaX

Jiifdiid-Jeeddoon-Hurdawaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^kkkkkk saaxib haa laakin badalay.

 

Waxan ku waydiidyey maalin dhawayd anoo kujiray qolka darondooriga loo sheekaysto (chat room) ayaa waxaa soo galay yar aan umalaynayey adiga. Wuxuu ii bixiyey magac iga qosliyey, Kuusow...ma adiguu ahaa qofkaasii? kkkk

Share this post


Link to post
Share on other sites

Badgaduudoow, kuuusoow mee ku dhahayn. LoL. Ar haa anuu ahaa, dadka meesha ku wada jiray wey i garteen, ee adi see igu kasi weysay, xataa waaba i weydiisee?

 

Teeda kalena maxaa qolkaan inta loo keenay, oo 'general' loogu soo raray? Hadda waxee dhihi rabaan miyaa 'generalka' Afsoomaali ma lagu qori karo. Ii koow ahaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

MMA, lool, ani muggoo ma ihi qofkii soo rarey topigaan,

 

 

Baxrul-Mayyit, sxb halkaa ka wad baan ku iri, waxaan Soomaali aheen haku hadlin lol

 

 

Aaliyah, oo qeebtanna ma soo gashaa, ballan baan ku mari inaan soo qoro Af Soomaali aad fadmi karto, illeen adaa i dhahee af soomaali nooc minal korean baad ku hadashaaye smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismahaan   

kkkkkk walahi read sea waba intaxaan.. somali pure ah dad ka inta badan ma qori karaan...

ani koley 5 eray markaan qoro 1 lee ku soo daraa luqad ajanib ah.. ;laakiin manta waa isku dayaa in somali uun aan soo qoro ....

hada bal iga eega ma ka fakadey mise wax baan ku soo daray ops

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   
BadaCas, aka Kuusoow, maxaa dhacay, meelaha adoo af Ingiriis la gagabaayo aan kuu jeedee...Mise inta lee ku egyahay af Somaliga?

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^^ Adigu yaa ku yiri halkan imoow, calaayata xaal kusoo dhawoow DoodWadaag section, gacma furan, minja daboolan, maan balaqan, maskax miyir qabto iyo qub moos aa lagugu soo dhaweenaa, qub moos waligaa intaa ku istaagtey qadaad qadaad ma u dhacdey intaa taraaraxdey oo lugaha cirka ma u taagtey smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^Qub moos adi ku kuf...Xaasidsanidaa...Adi intaa ku taraaraxday af af ma u dhactday...lol...Ha i xasuusin...

 

Haye hee luuqaaqa ma kuu dhaafaa miseh?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this