Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Erayadii dhumay

Recommended Posts

RedSea   

assalamu calaykum,

 

what an incredible and artistic yet informative peace of a thread this is, and who else is better suited to teach it then our own Af Somali expert, Mr. Macruuf?

 

I know most of these terms/nouns, thanks to one year that I have spent my life with my grandmother, honorable Ayeeyo Canbaro Adan in upper Hawd regions. After I returned to Hargeysa, I have already mastered the nomadic lifestyle and hence was better in the way I pursued the other aspects of my life both in Hargeysa at the time and here in U.S today. Baadiyo meel ka fiican maleh oo qofku marka uu yaryahay akhlaada lagu soo baro, Nabigeeniiba miyi/baadiye ayaa lageeyey markuu ciyaalka ahaa(salalahu calayhi wasalam).

 

If I were to tell you the ones that I knew already and the ones that I learned in thanks to MMA. I know these-

 

LAGANAY/GANAN=wax la tuuray ama se lariday (something being let go swiftly)

 

CEESAAN: Ri da' yar oo qaan gaadh ah, diyaar u ah in ay caruur dhasho.

 

ALEELO: shay yar oo cad cad, sida lasheegay.

 

RIMMAY: term used stricly for pregnant she camels.

 

QURBAC: it's not a "Rati", it's rather young he camel ready to be a man. :D

 

FAQA: Somali men are known to go by two's and they faq, meaning they speak in lower voices secretly.

 

SIBRAAR:shay laga sameeyo mass oo lagu cigaalo haamooyinka ama shay biyaha lagu shubto.

 

The ones that I knew but didn't understand due to dialect difference are:

 

Faraanfar, which I pronounce as Fadhaanfadh in my Hargeysawi dialect.

 

Fiida, which I spell differently which is fiiqda or the tip of something, caarada in other words.

Ebidey, I also spell it as Ibaday ama igu kalifay as I know it.

 

The others I've just learned now:

 

Hayjad?

Mayaayi?ro

Macluul?

Farma?

 

Inkastoo aan mararka qaar aan ku yar dhex lumay erayadan, hadana waan iska qabsan ee hada sii wad casharka Macalim Macruufow.

 

Thanks,

 

Assalamu calaykum.

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

Ok: only ones i could guess.

 

Ebidey(or as RED said) ibaday=an afliction (again as said).

Macluul-caato or skinny/slender/lean body.

 

Inta kale magaranaayo. although I would point out that in swahili(which similarly to somali, some words are derivatives of Arabic & portuguese lingos) MAYAAYI means YELLOW or the color relations to yellow.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

inta kale waa intii horay loo sheegay,sida aan kusoo dhiganay casharadii hore, kor eeg, halkaasay ku yaalaaneh.

 

Laakin, Idinku garta

 

Ramad

Raybad

Dhanbalada

uuro

doorbiday

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

Xaniifa, adigii hadaadan ereyadaan kaseynin, anaga intee joognaa. Kamoon yaaqeey, casharka noo fur.

 

Mud. Baddacas, nin loo gali karo maba tihid. Qatari cadiim runtii.

 

Ereyadaa na weydiisayna hadaa dib ugu noqdo waxaan u maleynaa inaa ka gartay dhanbalasho iyo doorbiday. Dhambalasho waan keeni la ahayba, ma dhambaal ayee wadaagaan?

 

Doorbiday waxaa laga wadaa wax qof damcay, yacni 'choice' ahaan. Hebel wuxuu ka doorbiday intuu joogi lahaa magaaladaan in uu magaaladaas aado.

 

Hadaan usoo noqdo leyligii hore, waa siduu badanaa Sharmaarke u sharxay inkastoo macaluul ahayn suu u dhigay.

 

Macaluul = Caato, qaliir, xiito, xayeesi [buugga kaliya ereyga 'caato' ayaa ku qoran, inta kale anaa iskaga daray si aan idiin tuso suu Soomaaliga qani u yahay.]

Ebidey = Dhameysay

Xeesha = Xeesho [ama xeelad] iyo tabta waa iskumid

Tabta = [Kor aqri.]

________________

 

Leyliga maanta:

 

Fadadey

Jeesna [ama jees]

Dhacar [ma'aha 'dacar' yaah]

Jugleey

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Ma buug-baad kasoo guurineysaa sxb?

Takale, waxaad qortaa af-soomaaligga maalinkasta la isticmaalo...not waxa buuggaadta luggu qoro.

 

Jees=waa dhowr qoys oo meel wada dagan(Miyigga)

 

Heyjad=Mawjad

 

Sibraar-waa kiish maqaar sagaaro/yac lagga sameeyey oo caanaha/biyaha luggu shubto

 

Ramad-waa raadka dabka ee kulul

 

Raybad-waa geed

 

Dhanbalada-lagga soo guuriyey

 

uuro-waa qiiqa dabka ama habaaska dabeysha

 

doorbiday-waa markaad wax waxkale ka dooratid

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

 

Leyliga maanta:

 

Fadadey

Jeesna
[ama jees]

Dhacar
[ma'aha 'dacar' yaah]

Jugleey
[/QB]

bal hada aan isku eego wixii Allah iga garansiiyo

 

Fadadey? Magaran.

 

Jees: waa reer kaliyah (singular), dhowr qoysmaaha sida uu M.M sheegay, ee reerkaasina had jeer waa reer geeljire la jooga si ay geela u hayaan, badanaa waxay dhacdaa marka abaaraha ee reerku kala guuro.

 

Dhacar: geed qadhaadh, amaba se wax lagalay ama la sameeyey. Tusaale: "maxaad ii dharinaysaa ma dhacar dhiig ayaan galay"

 

Jugleeyey/juglayn: laba noqotaa, mar waa iyada oo cagaha dhulka lagu dhuf dhufto, amaba se marka qofku uu dabaalanayo uuna nasanayo dabaasha gudaheeda.

 

 

Ramad:waa geelah (marka uu ramadku dayrdhalo).

Dhanbalada: dhinacyada

Raybad: waa geed adag, oo laga sameeyo ulaha sida budhka, iyo wixii lamid ah.

 

inta kale M.M ayaa sheegay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dhacar: geed qadhaadh, amaba se wax lagalay ama la sameeyey. Tusaale: "maxaad ii dharinaysaa ma dhacar dhiig ayaan galay"

dhacar aan ku dhahay, duqa, not dacar oo laga wado wax qareer ama dhanaan ah. Kor ayaan ku sheegay inay ahayn dacar. Isku tijaabi mar labaad.

 

Casharka wuu sii socon doonaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ar meeshaan waaba ilooway. Soori aqiyaarta.

 

Intee mareynay. Ar buugga hada ma i agyaalo, ee mar kalaa keenaa, laakiin Bishaaro ereyga jees labo micno uu lee yahay, kan badanaa la yaqaanana waa kaa tiri oo 'jeesto' laga wado suurada. [Axmed Cumar Jees mar walba markaa magaciis maqli jiray saas u maleyn jiray, ar kan jeesto badanaa, oo maxaa loogu bixiye isweydiin jiray.]

 

Anigaba waa igu cusub yahay micnaha jeeska kale laga wado qoys.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^ Wili manooshahay abti??? beynaka cuudu bilaah!!!!!!

 

Mar hore in aa tafta taagtay aan u qabee...see camal!!!

 

 

loooooool.... Waraa Maskiinka Ramadaan Kariim brother........

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Aalaa: Badanaa, mostly.

Qaboono: Has to do with qabow; chilly, or qabowga aroortii.

Qamaameen: Shamuumeen, yaaceen, sida xoolo oomanaa mudo dheer oo biyo aragkay kuna yaacay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this